Home » 9:03 pm
Entries posted on “July, 2012”
Iyadoo Mudooyinkan danbe laga dareemayo gebi ahaanba Soomaaliya inay kasocoto dar- dar iyo dhaqdhaqaaq balaaran oo ay shacabka Soomaaliyeed meelwalba ha joogaane tiigsanayaan inay wadankooda dib u dhistaan waxaan kaloo meesha kamaqnayn qurba joogta tirade badan oo wadankii dib ugu laabanaysa kuwaasoo wadankii geeyay dhaqaale iyo xirfadba. Dhanka kale Dowlad goboleedka Puntland & shacabkeeda ayaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Each year around the world, we celebrate a day of unity on July 1st to mark the formation of the Republic of Somalia after the south and north Somalia united. This day also marks when south Somalia got its independence. However, for most of us it is a day of celebrating unity but are we […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa markii afraad ee ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo sheegto inay ku noqotay amaba ka baxday hanaanka wada hadalka Somaliland iyo Somaliya oo uu qorshihiisu ka soo bilaabmay shirkii Ingiriisku Somalida u qabtay bishii febarwari ee sannadkan. Markii u horaysay waxa ay xukuumadu shacabkeeda u sheegtay inay wada hadal rasmi ah la furayso dawladda ku meelgaadhka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 28, July 2012 (SDN)- Guddiga cusbatalka guud ee Hargaysa, ayaa maanta ka xog-waramay adeegyada mashiinka Kelyaha sifeeya, kaasoo ay sheegeen in looga yimaado wadamada deriska la ah Somaliland. Agaasimaha cusbatalka guud ee Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar oo hadal ka jeediyay shirjaraa’id oo ay guddiga Caafimaadku ku qabteen xafiiskooda, waxa uu faahfaahin ka bixiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
India’s prime minister has told victims of deadly ethnic riots in the country’s remote northeast, it was “a time for healing” and promised a “proper inquiry” into the causes of the violence. Manmohan Singh’s assurances came as police reported five more bodies had been recovered following clashes in Assam between indigenous Bodo tribes and Muslim […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The UK has established a small military presence in Somalia, the British Ministry of Defence has confirmed. A team of 10 military advisers is based at the headquarters of the African Union force in the capital, Mogadishu. They do not have a combat role; their job is to help the AU with planning, communications and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kabul 28, July 2012 (SDN)- Laba ka mid ah ciidanka isbahaysiga NATO, ayaa Sabtida maanta lagu dilay dalka Afgaanistaan. Sida uu faafiyay Los Angeles Times, dhimashada labadaa askari waxa xaqiijiyay isbahaysiga Milateriga reer Galbeedka, kaasoo ahaa weerarkii ugu dambeeyay kooxda Daalibaan ku qaaday xooggaga ajaanibka iyo shacabka Afgaanistaan. Isbahaysiga Milaterigu wax xog ah oo dheeraad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
With its stretches of wasteland covered with rubbish and dotted with rubble and ruined buildings, its scruffy vendors’ shacks and broiling heat, the coastal town of Berbera is no beauty spot. A former British protectorate, Somaliland was created in the 1880s to ensure supplies of meat for troops in the British Indian outpost in Aden, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27, July 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa caddaysay inay hakisay wada-hadalkii ay dhowaan la bilawday dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya. Wasiirka Khaarajiga Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar oo warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa, waxa uu ka hadlay sababta ay xukuumaddu u hakisay wada-hadalkii Soomaaliya oo ay labada dhinac laba kulan oo toos ah isku horfadhiisteen. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London-July-27-2012-qurbejoog.com-Asxaabtaay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku miliqsaneynaa mucjisada aduunka ugu dheereeya 100 iyo 200 ee meter Suain Bolt oo bilihii aynu soo dhaafney la daalaa dhacayey xanuun ka hayey dhabarka iyo lugta oo yidhi diyaar baan ahay. Hadaba warbaahinta aduunka iyo umadda ciyaaraha idhaindheeya iyo dacan dadweynaha ciyaaraha jacel ayaa waayadan oo dhanba isla dhexmarayey inuu […]
Posted in Sports | Read More »