Home » 8:39 pm Entries posted on “July, 2012”

Ra’iisul Wasaare Ku Xigenka Irland oo Booqasho Ku yimid Muqdisho Kulana Laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Moqdisho, 29, July, 2012(SDN)-Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskii ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga ee Dalka Irland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa ku wehliyey Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane, Cabdiwahab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen, Wasiirka Qorshaynta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo wargeyska Hubaal digniin ku soo dhaweysay

Hargeysa July 29,2012(SDN)-Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ee saxaafadu gacanta weyn ku leheyd in au xukunka laba sano ka hor la wareegto ayaan warfidiyeenada ugu habeyn sidii ay ugu liseen. Xadhiga iyo cago jugleynta lagu hayo saxaafada ayaa gaaray heer aan hore loo arag,waxaana u danbeysay hanjabaadyo maanta ka soo yeedhay agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka

Muqdisho, July 29, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday xaruntii Ergada Ansixinta Dastuurka Iskuul Polizia ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka warbixiyay sida ay howsha u socoto islamarkaana tilmaamay iney si wanaagsan ay howsha u socoto, wuxuuna intaasi ku daray in  Ergada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiddigii reer Ukraine Shevchanko oo Ka Fadhiistey Ciyaaraha Una Ruqaansadey Xagga Siyaasadda.

Kiev-Ukraine-July-29-2012-qurbejoog.com-Ahyaartry qubanaheena cayaaraha waxaynu maanta lafagureynaa xiddigii reer Ukraine Shevchenko oo kafadhiistey kubadda cagta una ruqaansadey xagga siyaasadda. Haddaba Andriy Shevchenko ayaa maanta ka dhawaajiyey inuu ka fadhiisandoono cayaaraha kuna biiri doono xisbiga Ukraine Forward una janjeedha xagga ganacsiga aya hogaamiso Nataaliya Korolebiska,waxaanu sheege inuu diiradda saari doono arimaha bulshada iyo Isboortiga. Shevchango oo taageerayaashiisu […]

Posted in Sports | Read More »

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caasha(Qaybtii 1aad)

Qisadani waa sheeko dhab ah oo Jacayl xanuunbadan xambaarsan.   Sheekadanina waxa ay ku dhacday wariyaashii sanadadii todobaatanada ila sideetanada kuwii ugu caansanana mid ka mid ah barigaa oo loo yaqaan Abdala Nuuradin ala ha u naxariiste ee. Waxanu sida la ogyahayba uu ahaa nin wariye ah oo aad u codmacaan, isla markaana ah hal abuure. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yemen:Qaxooti Xabsi laga saaray oo cabanaya

Sanca July 29,2012(SDN)-Qaxooti Soomaaliyi ku jirto oo xabsi ku yaal Sanaca mudo ku jiray ayaa ciidamada amaanka ee dalkaasi xoog uga saareen ka dib kolkii ay ka dhego adeegeyn amar farayay in ay halkaa isaga baxaan. Qoxootigan oo Itoobiyaan,Eritrean iyo Soomaali ka kooban ayaa hore mudaharaadyo ka hor sameeyay laanta qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey(UNHCR). […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkiga oo Gargaar Gaarsiisay Jabuuti

Jabuuti July 29,2012(SDN)-Madaxa hay’adahorumarinta ee dalka Turki ayaa dhawaan booqasho ku tegay dalka Jamhuuriyada Jabuuti sida ay daabacday jariirada La Nation ee ka soo baxda dalka Jabuuti. Wasiirka arrimaha Guddaha ee dalka Jabuuti Xasan Hafane oo qaabilay madaxa hayada Horumarinta Turki Serhat Kucukkurt ayaa uga mahadceliyay gargaar hore ay Turkigu Jabuuti ugu soo direen. Madaxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dib u Dhac ku yimi Shidaalkii Puntland laga baarayay

New York July 29,2012(SDN)-Range Resources iyo Red Emperor Resources oo labaduba shidaal baaris ka wada ceelasha Shabeelle iyo shabeele woqooyi ayaa waxa soo wejahay dib u dhac dhanka qodaalkii ay Puntland ka wadeen sida ay shaacisay shirkada labada ceelba masuulka uga ah ee Horn Petroleum. Warbixin ay daabacday barta Internetka ee StockMarketWire.com ayaa lagu sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UMMADA MAXAMED S.A.W,CIMRIGOODA UGU BADANI AY NOOLAADAAN WAXAA LAGU QIYAASAY 23000KUN OO MAALMOOD KUWA XISAABTAMA EE CAQLIGA U SAAXIIBKA AHINA WAY OGYIHIIN

MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH DHAMAANTEED DHamaantiin waad salaaman tihiin waxaanaan idin leeyahay ramadaan wanaagsan ilaahayna ha inaga aqbalo soonkeena  caafimaadna ha inoogu dhameeyo aaamin Waxaa lag yaabaa inay dadka qaarkood yidhaahdaan xaguu ninkani ka keenay xisaabtan Waa sidan 365×63=22995maalmood63waa cimriga ummada maxamed s.a.w.oon ku dhuftay uun ayaamaha sanadka waxaa ii soo baxay maalmahaa Haddaba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buugga Cawa-daran oo hab casri ah loo soo bandhigay(DAAWO)

Hargeysa July 28,2012(SDN)-Waxa aan dadwaynaha dhammaantood ku war-galinayaa buuggan cusub ee Cawa-daran, oo haddeer soo baxay, oo iib u diyaar ah. Qisadan in aad akhridaan mooyaan ee, gorfayn kaga bogan-maysaan. Muuqaalka guud ee buugga halkan ka daawada.

Posted in Uncategorized | Read More »