Home » 8:38 pm Entries posted on “July, 2012”

Maxaa ka Jira in Sarkaal Faransiisa oo Shabaabku Afduubeen sadex sao ka hor uu Islaamay,tababarabna u yahay Shabaabka?

Muqdisho July 15,2012(SDN)-Nin u dhashay dalka Faransiiska oo in ka badan sadex sanadood ay Shabaabku afduub u heysteen ayaa la soo sheegayaa in uu Muslimay isla markaana tababro siiyo caruur Shabaabku u carbinayaan dagaalada ay kula jiraan AMISOM iyo ciidamada dawlada. Hadalkan oo laga soo xigtay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Ahlu Sunna oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

BOQOR RAABI YUUSUF C/lAAHI OO HANBALYEEY MURASHAXA MADAXWAYNAHA XISBIGA UCID

Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale  waxaan leeyahey  RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CADAALADA AAN KU SOO ARKEY MAAMULKA LACAGTA EE CIIDANKA ASLUUBTA

Hargeysa July 15,2012(SDN)-Salaan ka dib, waxaan ku jiraa maalmo safar gaaban ah oo aan ku joogo caasimada Hargeisa, Sida u caadiga ah qofka safarka ah waxaa iska kooban inaan wax badan ka ogaado wax kasta oo dalka ka jira. Hadii si fudud loo ogaan karo qiimaha badeecadaha, noocyada gawaadhida la wato, heerka nololeed ee dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada oo sheegtay in hawlagalo ay ciidamadu qaadeen in ay ku qabqabteen Shabaab faro badan

Muqdisho July 15,2012(SDN)-War ka soo baxay wasaarada warfaafinta ee dawlada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalo ciidamadu ku qaadeen xaafado ka tirsan Muqdisho in lagu qabqabtay tiro dada oo la tuhun san yahay in ay Shabaabka ay ka tirsan yihiin. Hawgalada ayaa lagu sheegay in looga gol lahaa adkeynta amniga caasimada sida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Olympic hopefuls overcome challenges for shot at glory

Running from war, dodging bullets and defying Al-Qaeda linked Islamist insurgents who ordered them stop: Somalia’s determined Olympic hopefuls have overcome challenges few other athletes could even imagine. “Somalia has had no real government for the last 20 years, but determination, good fortune and hope will take us close to victory,” said 18-year-old female athlete […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: 30 xubnood oo ka tirsan Garsoorka iyo ciidanka Booliska oo tabobar u furmay

Hargeysa 15, July 2012 (SDN)- 30 xubnood oo ka kala socday Qareenada, Xeer-ilaaliyayaasha iyo waaxda baadhista iyo ka hortagga tacadiyada Haweenka lagula kaco ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa maanta tababar hal maalin ah looga magaalada Hargeysa. Ku-simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha gudaha ahna agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaraddaas Mr. Maxamed Cismaan Dubbe oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedada socdaal ay Wasiirada Maaliyadda iyo Beeraha Somaliland ku gaadheen magaalada Boorama

Boorame 15, July 2012 (SDN)-Wasiirada wasaaradaha Maaliyadda iyo Beeraha ayaa maanta socdaal hawleed ku gaadhay xarunta G/Awdal ee Boorame, waxaana halkaaw ku soo dhoweeyey maamulka gobolka iyo ka degmadaas. Socdaalka wasiiradu waxa uu la xidhiidhaa sidii beeraleyda gobolkaasi ay u soo xerayn lahaayeen cashuurta ku waajibay ee Dawlada hoose iyo ta dhexe. Kulan ku saabsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Awdal: Wararkii u dambeeyay ee weftiga Madaxweyne kuxigeenka Somaliland

Hargeysa 15, July 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Seylici) maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay degaamo ka tirsan Galbeedka dalka, ayaa maanta gaadhay degmada Lughaya ee gobolka Awdal. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo weftigiisa ayaa ka hor intii aanay 10-kii subaxnimo ee saaka gaadhin magaalo xeebeeda Lughaya, waxay soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada oo goaansatay in Boqor Buurbadoow ay sii deyso

Hargeysa July 15,2012(SDN)-Warar loo qaateena oo naga soo gaadhay madaxtooyada Somaliland ayaa tibaaxaya in goaan uu gaadhay madaxweyne Axmed Siilaanyo lagu sii deynayo Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadoow. Boqor Buur madoow ayaa maxkamada gobolka Hargeysa ay ku riday xukun sanad ah inkasta oo maxkamadu ay ku weyday denbiyadii lagu soo oogay. Boqorka ayaa haatan dhawr […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taageero midowgii garabka Xisbiga UDUB iyo Xisbiga UCID Warsaxaafadeed Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Marka ugu horeysa waxaan halkan   salaan iyo hambalyo uga soo jeedinayaa bahweynta Xisbiga UCID meel kasta oo ay joogaanba,gaar ahaan Gudoomiyaha/odayga  Xisbiga UCID Md.Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.Musharaxa Madaxweyne ku  xigeenka Xisbiga UCID Md.Rashiid Xasan Mataan iyo Xog.Guud ee Xisbiga UCID Md. Axmed Adan Ismaciil (Kayse).Waxaan salaan iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »