Home » 4:47 am Entries posted on “July, 2012”

Hawlgalada la dagaalanka Burcad badeeda oo miro dhalay

London July 17,2012(SDN)-Hawlgalada ciidamada caalemiga ah iyo ciidamada sida gaar ka ah loo leeyahay ee la socda maraakiibta ganacsi ee mara badaha geeska Africa ayaa noqdey qaar hoos u dhigay afduubkii iyo werarada Burcad badeedu ku qaado maraakiibta. Sida ay sheegtay hay’ada caalemiga ah ee badmaaxyada (IMB) oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sadex ka mida ciidamada Booliiska Kiinya oo lagu dilay Xadka Kiinya

Liboi July 17,2012(SDN)-Sadex ka mida ciidamada Booliiska ee dalka Kiinya ayaa lagu dilay xadka dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidamada Libio. Weerarakan ayaa ah kii u danbeeyay ee ay qaadaan kooxaha xagjirka ah ee dagaalka kula jira dawlada Kiinya. “Sadex ka mida ciidamadeena Booliska ayaa lagu dilay wadada iyaga oo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Dilkii Xildhibaan Gadhweyne

Muqdisho July 17,20112(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa war ay soo saartay waxa ay ku sheegatay dilkii shalay loo geystay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,sida uu shaaciyay madaxa hawlgalada Shabaabka. Marxuum Maxamuud Cabdi Ibrahim ayaa shalay gaadhigiisa lagu qarxiyay Muqdisho,Shabaabkuna waxa ay sheegteen in iyagu qaraxaa ay ka danbeeyeen. “Inaga ayaa qaraxa dhignay guddaha gaadhiga xildhibaanka,waana bartilmaansanay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali PM takes great exception to the careless and irresponsible publication of false reports

Mogadishu-16th July 2012, The Office of the Prime Minister of Somalia (OPM) condemns allegations contained in news reports appearing in some of the media on a “leaked Monitoring Group’s report” linking The Office of the Prime Minister to alleged corruption and misconduct. The Office of The Prime Minister maintains that the allegations are absolutely and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Car bomb blast kills Somali member of parliament, wounds 5 others

MOGADISHU, Somalia – A police commander says a remotely detonated car bomb blast in Somalia’s capital has killed a member of parliament. Gen. Garad Nur Abdulle, a police commander, said the body of Mohamud Ibrahim Garweyne was burned beyond recognition. Garweyene was previously the trade and industries minister in the Somali government. Nor Abdi, a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UCID oo shaaciyay Musharaxooda Madaxweyne ku-xigeenimada ee doorashada Madaxtooyada Somaliland, muxuuse weftiga Jamaal Cali Xuseen kala kulmay Boorama?

Boorame 16, July 2012 (SDN)- Wefti uu hoggaaminayo Murashaxa Madaxweynanimada Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta  boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo todoba Km u jirta Magaalada Boorame, kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Waaxda Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda oo xarumo ka furtay saddex degmo oo caasimadda ka tirsan

Hargeysa 16, July 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaasha afar xarumood ka kooban oo loogu talogalay waaxda Cashuuraha Beriga ee wasaaraddaas. Xarumahaas oo ku yaalla degmooyinka Axmed-Dhagax, Ibraahin Koodbuur iyo Gacan-Libaax oo ka tirsan caasimadda Hargeysa, wuxuuna hadal uu wasiirku furitaankii xarumahaas ka jeediyay kaga waramay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Makhtal Ictiraaf:Socdaalka Ictiraaf doonka waxa igu Kalifay ka beensheega Taariikhda Somaliland(DHEGEYSO)

Birmingham July 16,2012(SDN)-Maxamed Muuse Yusuf oo inta badani u taqaano Makhtal Ictiraaf ayaa waxa uu sanooyinkii u danbeeyay waxa uu ku jiray Gaadhi Socod uu ku baadi goobayo Aqoonsi taam oo ay helaan reer Somaliland. Makhtal ayaa Gaadhi socodkiisa wareegiisii labaad dhawaan ku yimi woqooyiga America,waxaanu nooga waramay socdaalkiisa iyo cida uu la kulamay. Md […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Xoosh:dawlada iyo madax dhaqameedyadu waxa ay isla qaateen in Dastuurka la meel mariyo

Muqdisho July 16,2012(SDN)-Dawlada KMGah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in madax dhaqameedka Soomaaliya iyo dawladu ay isla qaateen in la ansixiyo Dastuurka dalka si markaa loogu gudbo soo xulida xildhbaanada Baarmaanka. Waxa sidaa saxaafada u sheegay wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo saxaafada kula hadlay Muqdisho. Madax dhaqameedka Soomaalida ee ku kulansanaa Muqdisho ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Urur siyaasadeedka Xaqsoor oo Xaflad balaadhan ku qabtay Ottawa

Ottawa July 16,2012(SDN)-Dadweyne faro badan ayaa  si isugu yimi hoolka weyn ee  Ben Franklin Place si ay uga qeyb galaan xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ee uu urur siyaasadeedka Xaqsoor ku qabtay magaalada Ottawa. Xafladaas waxaa ka soo qayb galay aqoonyahaano sharaf iyo maamus ku leh Somaliland.  Dr Maxamud Tani, Dr Adan […]

Posted in Uncategorized | Read More »