Home » 2:57 am
Entries posted on “July, 2012”
Marka hore waxaan salaamayaa ummada somaliyeed gaar ahaan ummada reer somaliland waxaan u rejeynayaa nabad iyo xasilooni aada.Waxaan talo iyo tilmaan la tiigsanayaa musharaxa jagada madaxweyne ee xusbiga UCID, Jamaal Ali Hussein. Sida aynu wada ognahay muran kama taagna in ruux waliba wixii uu kasbado uu xidigan dushiisa ka helayo oo ay wax u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Daallo July 17,2012(SDN)-Shir dhawr todobaad uga socday buurta Daallo beelaha Habar Yonis intii u dhexeysay June 29kedii ilaa july 17keeda oo maanta aheyd ayaa la soo gunaanaday isla markaana laga soo saaray goaamo wax ku oola. Goaamada shirka oo dhameystiran ayaa u qoraa sidan; 1)- In Jiritaaanka iyo madax-bannaanida qarannimada Somaliland tahay lama taabtaan. 2)-Aasaaska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa la shaaciyay cida ku guuleysatay tartankii Sheeko iyo Shaahid ee bandhiga buugaagta Hargeysa ee sanadkan 2012ka. Tartanka iyo bandhigaba waxa lagu qabtay qolka shirarka ee xarunta shaqaalaha ee magaalada Hargeysa halkaas oo lagu soo bandhigay buugaagta ito tartemaayaashaba. Jaamac Muuse Jaamac oo ah agaasimaha Dhaqanka iyo Suugaanta oo goobta tartanka lagu soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa July 17,2012(SDN)- Shir sannadeedkan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha ay wada shaqaynta leeyihiin ee USAID, IOM, TS iyo shirkadaha SBI iyo Dahabshiil, ayuu furay Madaxweyne-xigeenka JSL Mudane Cabdi-raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylaci) kaasoo ay ku wehelinayeen raxan wasiirada xukuumadda JSL ka tirsan iyo masuuliyiin tiro badan oo dawladda iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 17, July 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta kulan hal maalin ah u furay inka badan 30 suxufi oo ka kala socday ururada Saxaafadda Somaliland iyo hay’addaha warbaahinta dalka. Kulankan oo lagu naaqishayo xeerka Saxaafadda Somaliland ee xeer No.27/2004, waxa soo qabanqaabiyay Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa, taasoo soo bandhigtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moqdisho 17, July, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Sayn Baker Bosdag iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana waftiga si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Dr. Cabidweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda, Xildhibaano Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada qaybaheeda kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay Shirweynihii labaad ee Qurbejooga reer Somaliland oo lagu qabtay Hotel Ambassador,waxaana lagu wadaa in uu shirku socdo mudo laba maalmooda. Shirka Qurbejooga reer Somaliland ee maanta furmay ayaa waxa ku sugnaa tiro wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada sida wasiirada madaxtooyada,Ganacsiga,Hawlaha Guud,caafimaadka iyo Cadaalada. Madaxa Hay’ada Qurbeooga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 17, July 2012 (SDN\)- Ciidanka Amaanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa barqonimadii maanta xabsiga dhigay Maayarka Laascaanood iyo kuxigeenkiisa Mr. Kayse Xuseen iyo Axmed Aaden Cilmi. Siday goobjoogeyaal u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, xadhiga Maayarka iyo kuxigeenkiisa waxa amray guddoomiyaha gobolka Sool Mr. Maxamed Maxamuud Jeeni-yare. Warku wuxuu intaa ku daray, in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorame 17, July 2012 (SDN )- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo 7-KM u jirta Magaalada Boorame,kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee Magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku sugayeen. Weftigan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa July 17,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zanaawi ayaan ka xaadirin shirka madaxda Africa uga socda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya,waxaana loo aaneeyay xaalad caafimaad sababta maqnaashihiisa. Raiisul Wasaaraha Itoobiya ayaan intii uu xilka la wareegay sanadii 1991 aan marnaba ka maqnaan kulamada madaxda Africa ee dalkiisu marti geliyo. Meles Zanaawi oo la […]
Posted in Uncategorized | Read More »