Home » 6:48 pm Entries posted on “July, 2012”

Xukuumaddda Somaliland oo kaalmo gaadhsiisay tiro kooban oo ka mid ah Qoysaska Abaaruhu ku dhufteen ee gobolka Saaxil

Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta taakulo raashin ah gaadhsiiyay qaar ka mid ah dadka Abaaruhu asiibeen eek u dhaqan degaamada gobolka Saaxil. Siday ku warantay idaacadda dawladda ee Raadyow Hargeysa, Madaxweyne kuxigeenka waxa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Arabsiyo: Masuuliyiin ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiiyay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee Biyo-macaane

Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibada oo uu weheliyo Maareeyaha Biyaha ee Caasimada Hargaysa, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiinayay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee  Biyo-macaane ee deegaanka Arabsiyo. Ardaydan oo ah dufcadii kowaad ee lagu furay waxaa munaasibadaas ka hadlay ganacsadaha xaaji Baxsane oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska gobolka Maroodi-jeex, Madax-dhaqameed iyo difaaceyaasha Xuquuqal-insaanka oo tabobar uga furmay Hargeysa

Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Ku-simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaraddaasi  Mr. Maxamed Cismaan Dubbe, ayaa maanta magaalada Hargaysa tabobar uga furay 40 xubnood oo isugu jira Taliyayaasha saldhigyada Booliska ee gobolka Maroodi-jeex, xubno ka tirsan madax-dhaqameedka iyo bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boorama: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta oo shahaadooyin gudoonsiiyay 28 arday oo culuumta Saxaafadda bartay

Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa gudoonsiiyey shahaadooyin 28 arday oo shahaadada Diploma ka qaatay Machadka tababarada Saxaafadda ee SAW ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Munaasabad ka dhacday Xarunta Machadka tababarka saxaafadda ee magaalada Boorame, ayaa Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mr. Cabdirashiid Jibriil Yoonis uu xalay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqor Buurmadoow oo Shan bilood ka dib Xabsiga laga sii daayay

Hargeysa July 18,2012(SDN)-Waxa goordhaweyto xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoo oo xukuumada Somalialnd ay xabsiga ku heysay mudo 5 bilood ka badan. Siideynta Boqorka ayaa ka dhalatay ka dib kolkii xukuumada Axmed Maxamed Siilaanyo u babacdhigi kari weyday culeyso dhinacyo fara badan uga imanayay intii Boqorkuu uu xabsiga ku jiray. Maalmo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudane Dahabshiil bal ka waran Faaiidooyinka ay Dawlad Wanaaga,Cadaalada iyo Ictiraafku Somaliland u leeyihiin?

Hargeysa July 18,2012(SDN)-Maamulaha guud ee Shirkada Dahabshiil Md Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa maalinimadii shalay khudbad taariikhi ah ka jeediyay shirka Qurbejooga reer Somaliland uga socda magalada Hargeysa. Taariikhi sababta oo ah khudbada mudanuhu uu halkaa ka jeediyay waxa ay noqoneysaa mid ka mida kuwo dhif ah oo uu uga hadlo xaaladaha u gaarka ah Somaliland,halka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Maxmed Omar Geedi:Duqeynta Ciidamada Kiinya waxaa ku dhinta shacab iyo xoolo uun

Muqdisho July 18,2012(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka soo jeeda degaanka Gedo ayaa sheegay in Kiinya ay joojiso weerarada duqeynta ah ee ciidamadoodu u geystaan degaanada Koonfurta dalka. Ciidamada Kiinya ayaa tiraba dhawr jeer duqeymo ay u geysteen degaano hoostaga maamulka Al Shabaab ayaa waxa ku dhintay dad maati […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobey oo sheegtay in Qaxootiga Soomaalida ee Kiinya iyo Itoobiya u qaxay in tiradoodu gaadhay 1 million

New York July 18,2012(SDN)-Ha’yada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa sheegtay in Soomaalida u qaxday dalalka jaarka ay tiradoodu haatan buuxisay 1miilion oo ruux. Dadka oo ku kala nool dalalka Kiinya iyo Itoobiya ayaa qaar ka mid ahi waxa ay xeryaha Kiinya iyo Itoobiya gaareen bilihii u danbeeyay. UNHCR oo QM uqaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda Dawlada KMG ah iyo kuwa Puntland oo lagu eedeeyay in ay damaanad qaad siyaan madaxda Burcad badeeda(Warbixin)

Nairobi July 18,2012(SDN)-Madaxda sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay garab siyaasadeed siiyaan madaxda sare ee Burcad badeeda Soomaalida ee beesha caalamku la tacaaleyso wax ka qabashadooda. Sida lagu xusay warbin dheer oo ay qoreen kooxda Qaramada Midoobey ay u xil saartay la socodka cuna qabateynta dhawr dal oo Soomaaliyana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

xadhiga boqor buurmadaw cafis kaliya ka culus[sharci daro aan hore loo arag]

Shacabka somaliland waxay 1988 ka dagaalameen cabudhin iyo caga juglayn waxana loo galay halgan dheer sidii looga bixi laha cadaadiskii dawladii kacaanku umada ku haysay. Dawladii kacaanku waxay inta badan caadaysteen waxay ku sheegi jireen[xadhig rumaana]kaas oo aan qofka wax maxkamada ama danbiya lagu soo oogi jirin  hadana xabsigalaga yaabo inuu ku jiro mudooyin sanado […]

Posted in Uncategorized | Read More »