Home » 6:06 pm Entries posted on “July, 2012”

War degdeg ah: Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo beri la Soomayo iyo salaada Taraawiixda oo Hargeysa laga oogay

Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Masaajidada ku yaala caasimadda Hargeysa ee Somaliland, ayaa waqti yar ka kow laga oogay tukashada salaada Taraawiixda, taasoo xaqiijinaysa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Xilli hore oo fiidkii caawa ah, waxa curashada bisha Ramadaan ee sannadka 1433 ee taariikhda Islaamka shaacisay dawladda Qadar iyo dalal kale, sida Masar. Ma jiro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Odayaasha Dhaqanka

Muqdisho 19, July, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa maanta ku booqday Odayaasha Dhaqanka xarunta uu shirku uga socdo. Ugu horeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya  Mudane: C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in  ay meel fiican marayso xulitaankii ergooyinka,  Odoyaashuna ay ku mashquul san yihiin sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo Hargeysa kaga qaybgalay gunaanadka Bandhigii Buugaagta Hargeysa

Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa oo lixdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Hargeysa, ayaa xalay la soo gunaanaday, iyadoo uu munaasibaddaas ka qaybgalay safiirka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya Matt Baugh. Ka hor intii aan xalay la soo gebogebayn, waxa shalay munaasibaddii lagu qabtay hoolka hay’adda shaqaalaha ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maareeyaha shirkadda wada dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa oo faahfaahin ka bixiyay sida ay hawshu u socoto

Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Mareeyaha shirkadda dhisaysa Madaarka Caalamiga ah ee caasimadda Hargeysa, Mr. Maxamed yuusuf Cilmi, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay u marayso hawsha dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa. Waxa uu sheegay inay haatan hawshu u socoto si wanaagsan, wuxuuna ka xog-waramay waqtiga ay dhamaystiri doonaan rakibaada qalabka Madaarka lagu dhisayo oo haatan hawshiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

An appeal from the Somali Women to defend their quotas on the National Constituent Assembly and the new Parliament

Mogadishu-A diverse and colorful Somali women activists today met at City Palace Hotel in Abdulaziz district of Mogadishu, Somalia to discuss the participation of women in Somali politics and their roles on post-transition Somalia. The meeting commended the progress made by theTransitional Federal Government of Somalia and the review of the traditionalelders on the constitution […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haween Muqdisho ku shiray oo ka hadlay xaalada Dalka,baaqna soo saaray

Muqdisho July 18, 2012(SDN) War saxaafadeed kasoo baxay shir haweenka Soomaaliyeed oo maanta ku kulmay hoteelka City Palace, degmedda Cabdiazizi ee magaalada Muqdisho ayaa ugu hambalyeeyay xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed horumarka laga gaaray geedi socodka ansixinta dastuurka kaas oo odayaal dhaqamaeedku soo dhaweeyeen islamarkaana ku biiriyeen tallooyinkooda, loona soo bandhigui ergada ansixineysa Dastuurka. Haweenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Mareykanka oo Shacabkeeda uga digtay Booqashada dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

Washington July 19,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin ay shaacisay waxa ay muwaadiniinteeda uga digtay weerarada kooxaha Xagjiriinta iyo Burcad badeedu damacsan yihiin in ay ku bartilmaansadaan. Sida lagu sheegay warbixintan digniinta ah kooxaha xagjiriinta iyo Burcad badeeda ayaa maleegaya weeraro lagu qaado Mareykanka gala baxaya dunida dacaladeeda. Warbixintu waxa ay si gaara uga digtay booqashada qaaradaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weerar mar kale lagu qaaday degaanada Kiinya ee xadka Soomaaliya saaran

Wadjeer July 19,2012(SDN)-Waxa mar kale shalay gelinkii danbe weerar lagu qaaday bar laga cunteeyo oo ku taala degmada Wadjeer ee dhacda xadka Kiinya la wadaagto Soomaaliya sida dadka degaanka iyo ciidamada amniguba ay xaqiijiyeen. Werarka oo aaney ilaa iyo haatab cidi sheegan ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaan weeraro isdaba yiilay oo bilihii u danbeeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali gov’t gives pirate impunity

Somalia’s president has shielded a top pirate leader from arrest by issuing him a diplomatic passport, according to a United Nations investigation which criticizes the “climate of impunity” enjoyed by pirate kingpins. The U.N. Monitoring Group on Somalia said in a report to the Security Council that it had obtained evidence a diplomatic passport had […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bomb kills powerful Assad kin; battle in Damascus

A bomber killed three of Bashar al-Assad’s top military officials on Wednesday – including his powerful brother-in-law – in a devastating blow to the Syrian leader’s inner circle as rebels closed in vowing to “liberate” the capital. Slain brother-in-law Assef Shawkat was one of the principle figures in the tight, clan-based ruling elite that has […]

Posted in Uncategorized | Read More »