Home » 3:37 pm Entries posted on “July, 2012”

Wargeys Cusub oo ku Soo Biiray Saaxadda Warbaahinta Qoraalka ah ee Somalialnd

Wargeyska Hubaal oo ku soo biiray saaxada saxaafada Somaliland bishan barakaysan ee Ramadaan waxa uu noqon doonaa wargeys xor ah oo madax banaan oo maalinle ah, akhristayaashiisana wax ugu soo bandhigi doona qaab ka  duwan hanaanka ay hadda saxaafaddu wax u soo bandhigto. Waxa Wargeysku idiin soo gudbin doonaa war sugan, dhexdhexaad ah, masúuliyadi ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama Passes a law banning Somali Charcoal trade

Washington(SDN)-US president Barack Obama follows suite a UN resolution passed last year and bans Somali Charcoal trade,the sales of which rises funds for extremist group in Somalia. The Law is actually an amendment of an existing executive order. “The charcoal ban applies significant pressure on Al-Shabaab, which derives much of its income from charcoal exports,The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama oo sexeexay sharci is hortaagaya ka ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya,islamarkaana cunaqabateynaya cidii ay musuqmaasuq ku cadaato

Washington July 21,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa qalinka ku duugay sharci mamnuucaya ka ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya ee dunida loo iib geeyo. Sharcigan oo daba socda qaraar ay Qaramada Midoobey soo saartay oo lagu mamnuucayay ka ganacsiga Dhuxusha ayaa haatan Mareykanku dhaqangeliyay. “Joojinta ka ganacsiga dhuxushu waxa uu hoos u dhac ku keenyaa dekhliga Shaabka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Anonymous targets Dahabshiil Bank,holds customer banking info hostage

London(SDN)-Hacktivist group Anonymous has officially declared a war on terror after hacking into the accounts of Dahabshiil Bank and threatening to destroy banking info. Here is excerpt of a news release from the group; “[Anonymous/iWot] Somaleaks !!! We officially declare War on Terror. This is a call for actions of monitoring and/or destruction of companies […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Anonymous:Dahabshiil Bank ha qirto in uu xiriir la leeyahay Argegixisada hadii kalena……?

London July 21,2012(SDN)-Kooxda u ololeysa dulmaneyaasha oo markaa dhanka Computerada ku weerara kolba cida ay u arkaan in ay dulin wado oo magaceedana la yidhaahdo Anonymous ayaa haatan shaacisay in ay jabsatay oo ay heyso xogta malaayiin ka mid macaamisha shirkada Dahabshiil. Kooxda oo hore loogu yiqiinay weerarada ay la beegsato dawldaha reer Galbeedka hay’adahooda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayeyaal ka tirsan Xukuumada KMG ah ee Soomaalya oo Siminaar ku soo qaatay Kampala

Kampala July 21,2012(SDN)-Xoghayaasha joogtada ah ee labaatan wasaaradood oo ka tirsan xukuumada KMGah ee Soomaaliya ayaa tabar dhanka maamulka loogu soo gunaaday magaalada Kampala ee dalka Ugaandha. Xogahyeyaashan oo ah kuwa joogtada ah ee Xukuumada KMGah ee Soomaaliya ayaa ka kooban 19 raga iyo Haweeney. Tbarkan oo soconayay mudo laba todobaad ah ayaa waxa Xoghayeyaashu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland – Mary Harper Sees a Country in Microcosm At the Hargeisa International Book Fair

Shortly after I posted a blog about a book fair in Somaliland, I received a comment from a contributor to a highly respected international magazine. He asked whether it was a joke. As if I was making the whole thing up. The Hargeisa International Book Fair is most certainly not a joke. It is now […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dhul boobka ka socda degmada Daarasalaam ee Maamulka Degmadu ka wado dhul daaqsimeedka xoolaha waa in degdeg xukuumaddu wax uga qabato”

Ka hor burburkii dalka ku habsaday iyo xataa illaa wakhtigii  mustacmarada ingiriiska, wuxu dhulka miyigu  u qaybsanaa dhul beereed waxsoosaar leh oo wax laga beerto iyo  dhul daaqsimeed  xoolaha lagu dhaqdo oo ka caagan in ujeeddo beereed loo ijaarto. Waxa jiray xad loo yaqaannay mitirka oo aan la dhaafin jirin beeraha  kaasoo tusaale woqooyiga Hargeisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abaanduulaha Ciidamada Somaliland oo iscasilay,maxey tahay sababtu?

Laascanood July 2012(SDN)-Abaanduulihii ciidamada Qaranka Somaliland Col Cabdilaahi X Jaamac Calas ayaa la sheegay in uu xilkii uu hayay iska casilay ka dib khilaaf hareeyay maamulka guud ee ciidamada iyo ka gobolada bariga Somaliland. M a cada in xukuumada Somaliland iscasilaada ka aqbashay abaanduule Calas balse waxa la shaaciyay in abaanduuluhu madaxtooyada gaarsiiyay codsigiisa. Maalmihii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalada Fanaanada Saado Cali Warsame oo xog is qilaafsani ka soo baxayaan

Garoowe July 2012(SDN)-Warar dheeri ah oo aanu ka helay cusbitaalka magaalada Garoowe ee ay ku jirto fananada Saado Cali Warsame ayaa tibaaxaya in fanaanadu aaney u geeriyoon dhaawacii ka soo gaaray shil maanta ay ku gashay aaga Burtinle. Warar horudhac ahaa oo naga soo gaaray goobta shilku ka dhacay ayaa tibaaxayay in Faanaanadu u geeriyootay […]

Posted in Uncategorized | Read More »