Home » 8:06 am Entries posted on “July, 2012”

Suleymaan Xaglotoosiye oo ka boqoolay Garoowe kiyoon Faroole la kulmin

Garoowe July 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jabhadii SSC ee dhawaanta kulanka horudhaca ah la yeeshay madaxweynaha somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay waxa uu ku sugnaa caasimada maamul goboleedka Puntland. Saleebaan Xaglotoosiye ayaan saxaafada la hadal intii uu joogay Garoowe mana cada ujjeedada dhabta ah ee uu halkaa u tegay. Warar xogogaal ah oo aanu helay ayaa sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dahabshiil Bank Brakes silence on Hackers attack,but only in English

Hargeysa(SDN)-Dahabshiil Bank which fell victim to Hacktivist group Anonymous latest attack after the the group launched what it called a war on terror campaign. Dahabshiil Bank finally broke their silence by releasing a statement written in English leaving the majority of  Somali speaking clients,perhaps by hoping that they never find out. The Bank dismissed the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Macaamiisha Dahabshiil Bank ee xogtooda la afduubtay oo walaac deris la noqdey

London July 22,2012(SDN)-Waxa maalinimadii shalay mar qura laga war helay weerar ay kooxda Anonymous ku qaaday Banka Dahabshiil oo ay ku qafaalatay xogta macaamiisha Baankaas. Anonymous oo ah koox ku caan baxday weeraro dhanka Computerada ee ay hore ugu qaaday rugo ganacsi oo caalemi ah iyo qaar ka mida hey’adaha amniga ee qaar ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaalida oo sanad ka dib Abaaruhu ka qixinayaan degaanadooda

Kismaanyo July 22,2012(SDN)-Waxa mar kale la dareemayaa saameynta cuno yaridu ku heyso Soomaalida sanad ka hor uun ay macluushu aqaladooda ka barokicisay,sida ay ku soo waramayaan hay’adaha gaegaarka. Soomaaliya ayaa mar kale waxa isku baheystay labo dilaa oo kal ah Gaajo iyo colaad. Soomaaliya ayaa sanadkani ay ka da’een roobab ka samato bixiyay in mar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Odeyaasha Dhaqanka Khaatumo:Saado waxaad tahay fanaanad Qaran ha ku kadsoomin shirqoolka uu kuu maleegayo C/raxmaan Faroole

Garoowe July 22,2012(SDN)-Odeyaasha dhaqanka ee maamulka Khaatumo ayaa fariin waano iyo digniin isugu jira waxa ay u jeediyeen fanaanda Saado Cali Warsame oo haatan booqasho ku joogta degaanada maamul goboleedka Puntland. Qoraalkan oo nuqul kamid ahi na soo gaaray ayaa sidan u qoraa; “Saado waxaad tahay fanaanad Qaran oo Soomaali dhexdeeda cizi & sharaf ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saleemaan Cawar Ayaa Ka Masuul Ah Dhagarta loo Gaystay Qore Maxamad Abiib

Taariikhdu markay ahayd labaatankii bishan ayaa koox maleeshiya ah oo u soo kiraysatay Saleemaan Cawar weerar ku soo qaadeen Maxamad Abiib oo ah wiil dhaliyaro ah oo awooday inuu baryahan dambe si isdaba-joog ah u qoraayay maqaalo dib u dhaca iyo maamul xumada Jamacada Camuud ka hadlaayay. Kooxda Saleemaan Cawar u adeegta waxaa hogaaminaayay  nin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shinji Kagawa oo Riyadiisii Rumowdey.

Japan-JULY-22-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddigga reer Japan Shinji Kagawa oo nasiib u yeeshey in uu ka midnoqdo Man-United xagaagin. Haddaba xiddiggan Kagawa oo 23-jir ah kana ciyaara khadka dhexe ayaa warbaahinta u sheegey inuu aad ugu faraxsanyahay ka mid noqoshada Red Divels. Kagawa oo ka soo hayaamey Boruusia Dortmound soona cagadhigtey Trafford […]

Posted in Sports | Read More »

Daawo Siiradii rasuulka(NNKH) oo Afsoomaali ku turjuman

London July 21,2012(SDN)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbineynaa bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed ayaanu halkan waxa aanu idiinku soo gudbineyna Siiradii Nabi Maxamed Nebedgelyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee oo luuqada Soomaaliga Dhegeyso oo ka bogo.

Posted in Uncategorized | Read More »

UMAD DHAN OO GAAJO IYO DARXUMO HAYSO [ shacabkuna ilaabay] MA TAQAANAA? !!!!

Waa ramadaan waana bishii khayrka iyo barakada waa bisha ajarka la badsado ducadana ilaahay la baryo in dhibka iyo balaayada ilaahay ka fogeeyo,waa bisha wax wanaagsan ilaahay laga baryo fadliga habeenka laylatul qadriga loo soo jeedo inuu ILlAAHAY[sxw] ku waafajiyana laga baryo. Dadka badankiisu waxay is waydiistaan cafis iyo inay is wada saamaxaan waxay galaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumadii Farmaajo oo Qirtay in Lacag $ 5 Milyan ah oo laga soo qaaday UAE aan La marsiin Bangiga Dhexe

Nairobi Kenya 21/07/2012(SDN)-Wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumadii Farmaajo oo Qirtay in Lacag  $ 5 Milyan ah oo laga soo qaaday UAE aan La marsiin Bangiga Dhexe. Sida ku cad waraysigaan hoos ku qoran Xukuumadii Mudane: Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxey qiratay in lacag gaaraysa 10 Milyan oo doolar oo laga soo qaaday Dalka Isutaga Imaaratka Carabta in […]

Posted in Uncategorized | Read More »