Home » 3:07 pm Entries posted on “July, 2012”

Somaliland moves towards new banking era

Without formal banks, Somaliland lacks cash machines or credit card facilities, obliging visitors to the country to bring in wads of dollars. But that is about to change as the former British protectorate is poised to pass a banking law that will, for the first time, allow companies to operate as formal banks, offering services […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muslimiinta Adis Ababa iyo ciidamada Amaanka oo isku dhacay

Adis Ababa July 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee dawlada Itoobiya iyo qaar ka mida Muslimiinta dalkaas ayaa isku dhacay mar dibedbax balaaran ay Muslimiintu ku sameeyeen caasimada dalkaasi. Muslimiinta ayaa ka cabanayay in dawladoodu ay haatan ku adeeganeyso madhab dalkaa ku cusub oo la yidhaahdo Al Ahbash. Muslimiinta Itoobiya ayaa shaki ka qaba madhabtan ay dabada ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo rag melishaadkooda ka tirsan ku helay basaasnimo ka dibna toogtay

Muqdisho July 23,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in sadex ka mid ah meliishaadkooda ay toogasho ku dileen ka dib kolkii ay ku cadaatay in ay u basaasayeen ciidamada “cadawga”. Al Shabaab ayaa dhawaan waxa laga laayay rag ajaanib ah oo Soomaaliya u soo jihaad tegay oo uu ugu danbeeyay nin la yidhaahdo Bilal el Berjawi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

BAAQ FURAN OO KA SOO BAXEY BEESHA TUNNI 5 GAMAAS IYO BARAAWE

KU DHAMAAN DHAQANKA SOMALIYED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN. KU GUDDIGA XALLINTA KHILAAFAADKA EE DHAQAMADA SOMALIA. KU SAXIIXEYAASHA GEEDI SOCODKA SOMALIA (ROAD MAP) OG WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA TFG OG WAKIILKA QARAMADA MIDOWDEY DR MAHIGA   Kulan deg deg ah oo ay isugu Odeyaasha Dhaqanka , Siyaasiyiinta, Aqoonyahannada, Culama’uddiinka, Haweenka iyo Dhallin yarada Beesha Tunni Shan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan ay yeelanayaan Gollaha Dhexe ee UDUB oo la mudeeyay

Hargeysa July 22,2012(SDN)-War saxaafada loogu talo galay oo ay maanta soo saaray ku-simaha Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Md. C/Xaliim Maxamed Muuse  ayaa lagu sheegay in la mudeeyay kullanka gollaha dhexe ee xisigaas. Qoraalka ku-simaha xoghayaha ayaa u dhignaasidan;“Aniga oo tixraacaya soo jeedintii guddida fulinta xisbiga UDUB ee ku taariikhaysnayd 20 June […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dahabshiil Bank vows to take on the Media rather then Hackers

Hargeisa(SDN)-Dahabshiil Bank in a released statement vows to take on media houses that covered the Hacktivists attacks that targeted their servers for what they called war on terror campaign. Warrining “some websites” for taking some time to explain to the public on the biggest news hitting The Somali finnincial institution. “We are aware that some […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SIYAASAD

Waxaa beryahan ay dhibaatadu badatay dhegahayga si xoog ah ugu soo dhacaya ereyga siyaasadda iyada oo lagu muransan yahay “siyaasad ayaa loo baahan yahay, hebel siyaaso meesha kuma hayo ama hebel waa laga siyaaso batay, hebel siyaasi ma aha, hebel waa siyaasi iyo wax la mida”. Dhaqan badan iyo hab nololeed fara badan oo aynu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray Ciidanka Asluubta

Hargeysa 22, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray ciidanka Asluubta, ka dib geeridii taliyihii ciidanka Asluubta ee gobolka Togdheer. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo Afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu marxuumka Allaah uga baryay inuu u naxariisto, wuxuuna dhambaalkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweynaha Jamhuuriyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkadda Dahabshiil oo jawaab Hanjaabaadi ku dheehan tahay ka bixisay xogteeda la jabsaday, lana faafiyay

Hargeysa 22, July 2012 (SDN)- Shirkadda Dahabshiil, ayaa jawaab ka bixisay xogteeda la jabsaday, lana faafiyay, taasoo walaac ku abuurtay macaamiisha shirkaddaas. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay shirkaddu soosaartay, Dahabshiil way beenisay xogtaas, waxayna ku hanjabtay inay Maxkamad Caalami ah la tiigsan doono websiteyo ay sheegtay inay dacaadayahadaas faafiyeen, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadiixada Cusub ee Uuruka Umadda By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.   Waxaa baryahaan somaliland gudahida ka socday fadiixaad cosob oo ku soo biirtay fadiixadaha Ururka Ummadda !! , taas oo ah nin walba iska soo sharaxaa Ururka Umadda qarashka ololahiisa waxa qaba gaboose iyo Ururkiisa Ummada !! Xaguu ka keenaya misaaniyaad 225 musharaax deegan !! ?, waa shay cajib ah oo lala yaabo […]

Posted in Uncategorized | Read More »