Home » 2:03 am
Entries posted on “May, 2012”
Waxay ahayd salaadii subax inyar ka dib waxaan ka soo laabtay masaajidka ii dhow ee aan badanaa ku tukado salaada subax, maalintaa waxaan dareemay caajis badan iyo lulo aanan hore u arki jirin, waxaan is idhi inyar quraacda ka hor yara seexo iyadoo aanay caado ii ahaan jirin inaan salaada subax dib hurdada ugu noqdo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, May 23, 2012(SDN)-Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Kaliif oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab kaasoo ay wax ka bartaan 590 arday kuwaasoo si lacag la’aan ah wax ku barta. Ugu horeyn Wasiirka Waxbarashadda ayaa uga warbixiyaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 23, May 2012 (SDN)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu Caleemo saaray Ugaas Cabdilaahi Cabdi Xasan (Ugaas Xawaareye) oo ka mid noqonaya Madaxdhaqameedyada Beelaha Sacad Muuse ee Gobolka Hargeysa, gaar ahaana Beesha Cabdle-sacad. Caleemo saarka ugaaskan oo ka dhacday hoolka Shirarka ee Huteelka Maansoor waxa ka soo qayb galay siyaasiyiin ka kala socda Dawladaha Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ethiopian Airlines, the fastest growing airline in Africa, is pleased to announce the resumption of its flights to Hargeisa in Somaliland as of 10 June 2012. Ethiopian will operate daily flights to Hargeisa using its Q400 aircraft, with three morning and four afternoon flights. Hargeisa is the second largest city in Somalia and the capital […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, May 2012 (Qurbejoog.com)- Carwo lagu soo bandhigayo xirfaddaha dhanka Farsamada Gacanta, ayaa maanta ka furmay hoolka guriga shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa. Carwadan oo socon doonta muddo laba maalmood ah, waxa soo qabanqaabiyay hay’adda Save the Children iyo ururada wadaniga ah ee ay wadashaqaynta leeyihiin. Furitaankii Carwadan oo waxyaabo kala duwan oo dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa la sheegay inay u dhoofeen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Komishanka Doorashooyinku ka soosaaray socdaalkaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, socdaalkan waxa u dhan todoba xubnood ee Komishanka Doorashooyinka. Warku wuxuu intaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar 4. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi) 5. Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi 6. Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 23, May 2012 (SDN)- Cali Maxamed Waran-cadde ayaa iska fogeeyay eedo ay dhawaan u jeediyeen madax-dhaqameed ka soo jeeda deegaanka Gabiley, kuwaasoo sheegay in Cali Waran-cade iyo Suldaan Xiiray ay lug ku lahaayeen dhacdadii dhawaan ciidanka qaranka ay kooxo hubaysani ku soo weerareen. Cali Waran-cade ayaa qoraal uu soo saaray oo arrintaas ka hadlayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ugamaan baranin in uu ordo, balse degdeggiisa ayaan ka gartay in uu wax cusubi jiraan, intii uu igu soo socdayse waxaan ku ducaysanayay in aanu war xun ii sheegin. Sidii uu u soo ordayay ayuu agtayda soo fadhiistay, hadba wuxuu u holladaa in uu ii sheego waxa jira, haddana waxa ka dhex gala neef-tuurka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 23, May 2012 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa shir-guddoonka golaha wakiilada ku eedeeyay inay golihii ka dhigeen gole xukuumadda u adeega. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in golihii wakiiladu ku mil-may xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo, taasina ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »