Home » 2:05 am Entries posted on “May, 2012”

Golaha Wasiirada oo isku raacay in Shirkadda Hormuud wax lug ah ku laheyn eedeymaha ay soo jeedisay QM

Muqdisho, 24 May 2012(SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa golaha siiyey warbixin la xiriirta baaritaan rasmi ah oo ay hay’adaha amniga ku sameeyeen eedeyn Qaramada Midoobey u soo jeedisay Shirkadda Hormuud 17kii Febraayo oo lagu eedeeyey arrimo dhowr ah. Wasiirku waxuu sheegay in baaris dhamesytiran oo lagu sameeyey shirkadda isla markaana lala xiriiray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Livestock industry benefits from improved food security, provides affordable energy

Sheikh, Somaliland, 21 May 2012 – The livestock industry is the economic backbone of Somaliland, providing livelihoods for approximately 75 percent of the population. A new project, initiated by UNDP and Terra Nuova,  aims to both strengthen this industry through improving food safety, and to harness its potential by piloting the production of biogas, using animal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho: Wariye Ka tirsan Idaacada Shabelle oo caawa la dilay

Muqdisho, 24, May 2012 (SDN)- Waxa caawa fiidkii Magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye katirsan Idaacada iyo Telefishinka Shabelle ee ka howl gasha Magaalada Muqdisho.Wariye Axmad Cadow Canshuur oo kamid ah Wariyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho kana mid ahaa Wariyaasha soo saara Barnamaijyada Siyaasada ee Shabelle gara ahaan Barnaamijka Qubanaha  Wararka ayaa lagu dilay Xaafad Suuq […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo kulan la yeeshay Guddida Afrika u qaabilsan Baarlamanka Ingiriiska

London, 24, May 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo uu weheliyo Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska, Cali Aadan Cawaale, ayaa maanta kulan xog-warran ah kula yeeshay mudanayaasha Guddiga Arrimaha Afrika ee Baarlamaanka Ingiriiska xarunta Baarlamaanka ee magaalada London (House of Parliament). wasiirka oo London soo gaadhay shalay ka dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Permanent homes in Somaliland for 300 displaced persons

Burao (UNHCR/NRC)-A total of 50 permanent shelters, which will benefit 300 people, were constructed by members of the community with the training, technical assistance and supervision of NRC. The Somaliland Government was also instrumental in the success of the project. Each home consists of two rooms and outdoor space totalling 144 square metres. NRC provided […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Citizens Internally Displaced by Military Activity in Southern Somalia

Mogadishu (SDN) Towns in southern Somalia including Ceelasha biyaha, Lafoole, Carbiska, and Xaawo-Cabdi in the Lower Shabeelle region are at the centre of an unprecedented exodus. Hundreds of families have taken advantage of the reopening of the Afgooye-Mogadishu road that connects the regions of Banaadir and Lower Shabeelle. Some of those taking the journey told […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mark Bowden: Immediate Assistance to Civilians Affected by Military Activity in Mogadishu Corridor Underway

Mogadishu (UN)-As military forces make their way into Somalia’s Afgooye corridor, the United Nations top humanitarian official for the east African country today reiterated his call for efforts to be made to minimize the impact of conflict on civilians. “At this stage, we have no reports of significant movements of people from the corridor,” the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Coca-Cola Opens Bottling Plant in Somaliland

HARGEISA (Reuters) – Coca-Cola Co. has opened a $15 million bottling plant in Somalia’s breakaway enclave of Somaliland, part of a plan to win more African consumers by investing $12 billion in the continent by 2020, the company said on Wednesday. The production plant is the first major industrial investment for the enclave, which declared […]

Posted in Uncategorized | Read More »

KUWO BAADI AH IN BADAN OO KALENA BAADIYEEYEY

Qaybtii hore waxaan ku soo qeexnay in cidda ummad u dejisa sharci ay xukunto ummaddaas, sidaas darteed haddii sharciga lagu dhaqmayo ama diinta lagu dhaqmayo ay tahay mid dad dejiyey cidda dejisay waa cid Ilaahnimo sheegtay cidda ku dhaqanta ama diin ka dhigataana waa mushrikiin. Sidaas darteed dawladda aan ahayn khilaafo Islaami ahi waa baadil […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Ururka VOSOMWO oo qabtay kulan lagu lafo-gurayo doorka Hogaamineed iyo Siyaasaddeed ee Beelaha La Haybsooco

Hargeysa, 24, May 2012 (SDN)- Ururka Codka Haweenka La Haybsooco ee Somaliland ee VOSOMWO ayaa maanta qabtay kulan lagaga hadlayo sidii beelaha la haybsoocaa door muhiim ah ugu yeelan lahaayeen Siyaasadda Dalka Somaliland. Kulankan oo ka qabsoomay Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay furitaankii kulan hawleedkaas  Masuuliyiin ka socotay Xukuumadda oo ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »