Home » 3:29 am Entries posted on “May, 2012”

Somali Cabinet Ministers agree to exonerate Hormuud telecommunication from accusations of UN

Mogadishu, May 25, 2012 – Somalia’s interior minister and National Security has today briefed the cabinet about an investigation carried out on Hormuud Telecommunication Company where the UN leveled accusation against the company on 17th February. The minister said a thorough investigation was carried out in which AMISOM, the UN and Djibouti were informed about […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiintii isaga dambeeyay Wasaaradda Boosaha oo isku haysta gaadhi Shirkadi Wasaaradda ugu deeqday

Hargeysa, 25, May 2012 (SDN)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cali Cilmi Geelle iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Axmed Xaashi Oday ayuu soo kala dhexgalay khilaaf salka ku haya gaadhi Wasaaradda ay Shirkadi ugu deeqday xilligii Wasiirka hore xilka hayay. Gaadhigan oo noociisu yahay Land-cruser, isla markaana Shirkada SOMCABLE ay ugu deeqday Wasaaradda ayay wararku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Secretary General marks Africa Day

UN-Each year, Africa Day provides an opportunity to acknowledge the achievements of the peoples and Governments of Africa and to reaffirm the support of the United Nations for their efforts to build a better future. The United Nations commends Africa’s recent efforts to consolidate its peace and security architecture, and to reject unconstitutional changes of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab Goes Off the Air

Lower Shabelle (SDN)- The Undulus broadcasting station used by the Al-Shabaab militant group’s communication arm has been off the air for the last few days following the expansion of AMISOM’s offensive military campaign in the region. The city of Ceelasha Biyaha where the broadcaster is located has been under siege for several days in a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Iiraan oo ka hadashay afduubyo Maraakiib Shidaal ay leedahay oo Budhcad-badeeda Soomaalidu la maaganaayeen

Tehran, May 25, 2012 (Qurbejoog.com/IRNA)- Maraakiibta dagaalka badda ee Iiraan, ayaa fashiliyay weeraro ka dhacay biyaha Caalamiga ah oo Maraakiib Shidaal oo ay leedahay ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku qaadeen. Siday ku warantay wakaalada wararka Iiraan ee IRNA, maraakiibtan oo laba kuwa Saliida qaada ah, waxa weerar isku-day afduub ah qaaday Budhcad-badeeda Soomaalida. “Marka hore ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iran Navy saves 2 oil tankers from pirates

Tehran, May 25, – Iran’s Navy warships have foiled a pirate attack on two Iranian oil tankers in the international waters, a statement released by Iran’s navy Public Relations Department said here on Friday. “The first Iranian oil tanker was attacked by pirate boats on first days of this week near Muscat in Oman’s northeastern […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia reaches agreement on ending transition period

Somali leaders, meeting in the Ethiopian capital, Addis Ababa over the last three days, have finally agreed to end the political transition process and set a date for the creation of a parliament and a new president. The leaders say they have resolved their differences over the new constitution and solved previous contentious issues. This […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ganacsade Turki u dhashay oo Bakaaraha lagu dilay

Muqdisho May 25,2012(SDN)-Sida ay dad goobjoogeyaal ihi xaqiijiyeen waxa Suuqa Bakaaraha lagu dilay nin u dhashay dalka Turkiga. Ninkan ayay dadka qaar ku tilmaameen in uu ahaa ruux Ganacsade ah oo damacsanaa in uu mashaariic ka fuliyo dalka. Ninkan ayaa la toogtay kiyoo hortaagan Hotel ku yaal suuqa Bakaaraha. Turkiga ayaa inti ka danbeysay booqashadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iddaacadii Shabaabka oo Hawada ka baxday

Ceelashada May 25,2012(SDN)-Iddaacada Undulus ee ku hadasha afka kooxda Al Shabaab ayaa maalmihii u danbeeyay laga waayay hawada ka dib kolkii halkii xarunta u aheyd ay weerareen AMISOM. Ceelasha Biyaha ayaa maalmihii ina dhaafay waxa weerar ku hayay AMISOM oo damacsan in ay halkaa ka saaraan Shabaabka. Iddacada Undulus ayaa aheyd halka qudha ee madaxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada FKMG ah oo ka hadashay Heshiiskii Adis Ababa

Muqdisho, 24 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Heshiiskii Addis Ababa ee Madaxda Soomaalida, Howlgalka Ciidamada Dowladda ee ku wajahan Afgooye, arrimaha amniga, Shirkadda Hormuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »