Home » 5:15 pm Entries posted on “May, 2012”

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo dalka ku soo laabtay, kana hadlay qodobo dhawr ah

Berbera 28, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Khaarajiga Somaliland Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta dalka ku soo laabtay ka dib markii uu safar ku tegay dalal dhawr ah. Wasiirka oo ka soo degay madaarka Berbera, waxa uu warbaahinta u sheegay inuu socdaal ku soo maray dalalka Itoobiya, Jabuuti, UK iyo dalka Maraykanka oo uu kaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia’s Special Paramilitary Force Executed 10 Men and Terrorised Villagers, Says Human Rights Watch

The Ethiopian government’s paramilitary force summarily executed 10 men after a dispute with villagers spiralled out of control, Human Rights Watch has claimed. The attack took place in Ethiopia‘s eastern Somali region in March.  A team for Human Right Watch made the discovery while on a fact-finding mission in neighbouring Somaliland in April. The watchdog […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GORFEYN: XUSKA MAALINTA XORRIYADDA

Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi waxay keentay inaynnu ku noolaanno, kuna naalloonno nolol sabbaynaysa oo aan lahayn halbeeg laga qiyaaso gedgeddoonka tagtadeeda iyo timaaddadeeda. Si taas la mid ah, sababtaas ayaynnu u garan la’nahay halka aynnu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha DDS oo jigjiga ku laabtay iyo 20-ka Ginboot oo Itoobiya Maanta laga xisayo

Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxamuud Cumar oo todobaadadii u dambeeyay socdaal ku marayay deegaano ka tirsan DDS ayaa shalay ku soo laabtay xarunta DDSI ee Jigjiga. Weftigani waxay socdaalkooda ku soo mareen magaalooyinka Dhagaxbuur, Godey, Qabri dahare iyo meelo kale. Kuwaasoo sida wararku sheegayaan ay Madaxweynaha weftigiisa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad ka ogtahay ajandeyaasha shirka Turkiga ee Soomaaliya, cida ka qaybgalaysa iyo shaqsiyaadka loo xulay inay ka khudbadeeyaan? Halkan ka akhri oo ka bogo

Istanbul 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Sida lagu wado 31-bishan May oo maalmo koobani ka hadhsan yihiin waxa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmaya shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay in guddi afar wasiir ahi uga qaybgali doonto wejiga hore ee shirkaas, iyadoo shirkani uu daba socdo shirkii dhinacyada Soomaalida ee 23 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirka Soomaaliya ee ka furmaya dalka Turkiga

Hargeysa 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa caddaysay inay ka qaybgalayso shirka Soomaaliya oo todobaadkan ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Sida lagu sheegay war-murtiyeed uu soosaaray wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, waxa uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirkaas. Qoraalkaas oo lagu faahfaahiyay qorshaha ay xukuumadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qormadii: 4aad ilaa 6aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale “Gurigaagu waa sharaf,       Goonyahaagu waa nuur, Gogoshaadu waa nabad, Guushana dalkayska leh, Dalka geesigiisiyo, Galladdana adaa mudan.”   Maansadii Galaal ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 4aad Waxa kale oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAXA MADAXWEYNE MIISKAAGA SAARAN MOOSHIN MAR HORE KU SOO MARAY W/Q: Cabdilaahi Gadhle

  Aniga oo ah muwaadin reer Somaliland magaciisuna yahay  Cabdilaahi Cismaan Cabdi  (Cabdilaahi Gadhle) waxaan maanta oo taarikhdu tahay 27/05/2012 aan doorbiday inaan dib u xasuusto dhacda dhawayd oo ku saabsanayd dhiirigelinta ganacsatada dalka maalgashata iyo sidii da, yarta wadanka shaqooyin loogu abuuri lahaa. Waxaan odhan karaa madaxweynaha  jamuuriyada Somaliland, waa shakhsi  diyaar u ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muj. Maxamed Kaahin oo ka hadlay Guddagalkii SNM ee Burco oo ku beegan maanta

Hargeysa, 27, May 2012 (SDN)- Gudoomiye ku-xigeenka Xsibiga talada haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay 24-guuradda ka soo wareegtay hawl-galkii gudo galka xoogagii SNM ay ku soo galeen Magaalada Burco 27-kii bishii May 1988-kii oo ku beegan manta. Waxa uu Gudoomiye ku xigeenka KULMIYE ku dheeraaday sababihii gun-dhiga u ahaa inay si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Beesha Bariga Sanaag Shirweyne ugu Baaqay

Hargeysa May 27,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa baaq ay dhawaan u gudbisay beesha bariga Sanaag ayaa waxa uu daaranaa in beeshaasi ay shir weyne ay ayahooda uga tashaneyso isugu yimaadaan. Xukuumada ayaa Wasiiradeeda ka soo jeeda degaankaa waxa ay u igmatay in ay arrinkan isku dubo rido. Waxa magaalada Hargeysa arrinkan u jooga cuqaal iyaguna degaankaa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »