Home » 8:06 am
Entries posted on “May, 2012”
Hargeysa, 29, May 2012 (SDN)- Maxkam adda Sare ee Somaliland ayaa manta soo gunaanaday dacwad u dhaxeysay masuuliyiinta sare ee Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB, taasoo muddooyinkii u dambeeyay ka socotay Maxkamadda. Dacwadan oo si gaar ah uga dhaxeysay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB, ahna Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Yaasiin, ayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 29,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka qeybgaleysa shir dhawaan dalka Turkiga lagu qabanayo oo dhinacyada Soomaalida ee Somaliland mudada dheer aaney madal la wadaagin. Shirkan ayaa waxyaabaha lagu eegayo waxa ka mida sidii Soomaaliya looga saari lahaa xili dawladeedka ku-meel Gaadhka ah. Ma aha kolkii u horeysay ee Turkigu Soomaalida shir u qabto balse waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Walee nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Magaalada Ottawa ee caasimada Canada waaxa degen nin la yidhaahdo Rashiid AwNur Hirsi oo mirqaan awadeed isku magaacabay madaxweynaha Awdal State. Ninkaasi iyo kooxda wehelinaya waxaa loo yaqaan Qurbomeer State. Hadaba Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi waxaa u sheegtaa Qaryaqaan laakin runta naxdinta leh waxaa weeyaan ninkani wax taclin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Istanbul, May 29, 2012(SDN)-Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Odayaasha dhaqanka, Culimaa’udiinka, waxgaradka iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed. Shirkan oo furmay 27-kii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 29,2012(SDN)-Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeq qalab ciyaareed ah ku wareejisay xidhiidhka kubadda cagta, xaflad lagu qabtay xafiiska wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal. Deeqdan qalabka ciyaareed ah oo ka timid mashruuc ay iska kaashanayaan dalladda ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO iyo hay’adda caalamiga ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi, 28 May 2012: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta la kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo howlgaladda ka socda dalka gudihiisa oo ay ciidamada Kenya qeyb ka yihiin, heshiiskii Addis Ababa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa-May-28-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa Ottawa Marathon oo lagu kala baxay waxaana ku guuleystey xiddiga reer Kiiniya Laban Moiben. Saaxiibayaal shaki kuma jiro Oradada dhexe iyo kuwa dhaadheer iney Afrika ku caantahay siiba bariga Afrika (EAST AFRIKA) haddaba qaaradaha aduunka ayaa sannad walba lagu qabtaa taas oo loogu magacdaro magaalooyinka lagu qabto. Shalay ayaa […]
Posted in Sports | Read More »
Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Xuska Maalinta 20 Ginboot oo guud ahaan Dawladda Itoobiya ugu astaysan maalintii ay iska dul qaadeen keligii taliye Mingiste oo ku beegnayd manta ayaa si wayn looga xusay dalkaas. Dhamaanba Shucuubta Qowmiyadaha Itoobiya, gaar ahaan Shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa iyagu Maalintan 20-ka ginboot, si wayn u xusay, waxaana kala qaybgalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 28, May 2012 (SDN)- Wasiirka Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa maanta ka furay garoonka kubadda kollayga ee Tima-cadde ee magaaladda Hargeysa tartanka kooxaha heerka 2aad ee kubadda Kollayga caasimadda Hargeysa. Tartankan oo ay ka qeyb galayaan lix kooxood oo heerka labaad ah isla markaana ka dhisan caasimadda Hargeysa waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI – An explosion tore through a shopping complex in Nairobi’s business district during Monday’s lunch hour, wounding more than 30 people, and police said they were investigating whether it was a bomb attack. Police spokesman Eric Kiraithe said anti-terrorism police were combing the blast site in the city centre for clues, appearing to row […]
Posted in Uncategorized | Read More »