Home » 3:08 pm Entries posted on “May, 2012”

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo gudogashay dacwad xasaasi ah oo u dhexaysa garabyada xisbiga UDUB

Hargeysa 21, May 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland, ayaa maanta gudogashay dacwad xasaasi ah oo u dhexaysa laba garab oo xisbiga mucaaradka ah ee UDUB u qaybsamay. Dacwad oo salka ku haysa hoggaaminta xisbigaas, waxa ay ka dhalatay muran ku saabsan murashaxnimada Madaxweynenimo ee UDUB ee doorashada Madaxtooyada ee 2015-ka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doorashadii Tijaabada ahayd ee Komishanka Doorashooyinku qabteen: Ahmiyadda iyo Macnaha kale ee ay u lahayd Somaliland, xilliga lagu beegay iyo Qorshaha laga lahaa

Doorashadii Tijaabada ahayd ee ay dhowaan qabteen  Gudida Doorashooyinka Qaranku oo Qorshaha laga lahaa ahaa in lala socdo sida loo waajahayo qabashada doorashada dawladaha Hoose oo la qorsheeyey in diiwaangelin la’aan la hirgeliyo, xilli astaanta musharaxa iyo sawirkiisa laga reebay in lagu calaamadiyo warqadda codaynta lana siiyo musharax walba Number gaar ah maadaama ay musharaxiinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cuqaal iyo Madax-dhaqameed reer Gabiley ah oo dhacdadii Ciidanka lagu weerar ku eedeeyay Cali Waran-cade iyo Suldaan Xiiray

Gabiley, 21 May 2012 (SDN)- Cuqaasha iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley, ayaa markii u horeysay jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay dhawaan, Siyaasiga Cali Maxamed Warancade iyo Suldaan Yuusuf Xuseen Xiirey oo ay uga jawaabeen kadib markii, ay ka hadleen Xukun lagu riday Koox dabley ah oo sadex Askari oo katirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DFKMG ah oo dalbaneysa in gacanta loo geliyo Baasabooro iyo Waraaqo Aqoonsi oo Kenya ay qabatay

Nairobi May21,2012(SDN)-Dawlada DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa dalbaneysa in gacanta loo soo geliyo Baasabooro iyo waraaqo aqoonsi oo Kenya ay ku qabatay nin ganacsade ah oo Kenyan ah. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Amerika oo goobjoog ku ahaa Maxkamada ninka reer Kenya ee lagu qabtay Documentska ayaa dalabkaa jeediyay. “Ninkan waxa uu sitay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya’s security forces losing the battle for Somali hearts and minds

I am glad that Charles Onyango-Obbo had the gumption to ask the “elephant-in-the room” question in his report on military actions in Somalia published in the EastAfrican last week: When does the Kenya Defence Force plan to capture the Al Shabaab-controlled city of Kismayu? Ever since Operation Linda Nchi started in October last year, Kenyans […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo gaaray Addis Ababa kulamana la qaatay beesha caalamka

Ababa Ababa May 20,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Addis Ababa, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa isla maanta kulamo muhiim ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Mr Alexander Rhondos, Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka Ambassador James Swan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AL-ANDALUSTA QARNIGAN (Somaliya)

Magaca Al-Andalus iyo taariikhda ku hoos-aassan waa hubaal ah in qeyb yar oo Qowmiyaddeenna ka mid ahi ay wax ka og yihiin. Waxa aad taariikhdan ula socda, gaar ahaan culimada Somaaliyeed ee diinta Islaamka ku fogaatay iyo aqoonyahanno faro-ku-tirisa oo taariikhda Islaamka bartay. Magaca oo afka Carabiga ka soo jeeda, luqada Isbaanishkana soo galay Qarnigii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baroordiiq Ottawa lagu xusay noloshii Dr CabdiShaku​ur Sh Cali Jowhar

Ottawa May 20,2012(SDN)-Waxaa magaalada Ottawa sabtidii isugu soo baxay dad aad u fara badan baroordiiq loo sameeyay Dr CabdiShakuur Sh Cali Joohar. Baroordiiqaaso ay qabanqaabadisaa ay ka soo shaqeeyeen gudoomiyaha Wadani ee Ottawa, CabdiNassir Haji Abbas, Harowo Sh Cumar  God, Gudoomiyaha jaaliyada Ottawa  Abshir Nur,  Safiirka Somaliland ee Canada Lula Ahmed Osman Julian. Dadweynihii meeshaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Minister of Aviation Launches Reconstruction of Bur’ao Airport

Bur’ao, (SDN)-Somaliland’s Minister of Aviation Mahamuud Haashi Abdi made the announcement today that the ministry is poised to begin the reconstruction of the airport in Bur’ao city The Minister said that plans to rebuild the airport are complete. The project will cost 500,000 USD and the public is expected to be the largest contributor to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s Minister of Foreign Affairs Responds to Mahiga

Hargeisa, (SDN)-The government of Somaliland has responded to recent comments made by Augustine Mahiga the UN’s special envoy to Somalia who discussed the trial and sentencing of several men that attacked a military compound in Somaliland. Last night’s press release from Augustine Mahiga’s office stated that the sentencing is contrary to the constitution, despite the […]

Posted in Uncategorized | Read More »