Home » 3:25 am
Entries posted on “May, 2012”
Wuxuu Alle cw jooga digay in aynu wax ka qaadanno kuwo baadi ah in kale oo badnna marin habaabiyey. Wuxuu Alle sidaas noogu sheegay aayaddan hoos ku dhigan iyo kuwo kale oo fara badan. قُلْ يَاأَهْلَ الْكِتَابِ لَا تَغْلُوا فِي دِينِكُمْ غَيْرَ الْحَقِّ وَلَا تَتَّبِعُوا أَهْوَاءَ قَوْمٍ قَدْ ضَلُّوا مِنْ قَبْلُ وَأَضَلُّوا كَثِيرًا وَضَلُّوا عَنْ […]
Posted in Uncategorized | Read More »
My fellow Somalilanders, distinguished guests, ladies and gentlemen, Good Evening. It is a great honor for me to be part of this joyous celebration: The 21st Anniversary of our Independence. At occasions like this, we need to count our blessings during the last 21 years of Somaliland independence. We have to also reflect on the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa May21, 2012(SDN)-Waxaa galabnimadii jimcada oo ay taariikhdu aheyd Maajo 11,2012 ka billowday magaalada Ottawa ee caasimadda Canada, kulan si qurux badan loo soo agaasimay muddana laga shaqeynayay oo ay isugu yimaadeen ergooyin ka socday qurba joogta beesha Cayr ee dalalka Mareykanka iyo Canada. Shirkaas oo ahaa kii kowaad e ay ka soo wada qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 21 May 2012 – Waxaa maanta Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa si rasmi ah uga furmay shirkii Madaxda Soomaaliyeed ee Saxiixayaashii Roadmap-ka. Shirkan oo galabta ka furmay Xarunta Midowga Afrika Qolka VIP-da ayaa waxaa furitaankiisa marti gelisay Midowga Afrika. Xafladdii furitaanka shirka ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha Soomaaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 21,2012(SDN)-Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa in macluushu hoos u dhacday in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaantiin waad salaaman tihiin wariyayaasha u heegan war is gaadhsiinta iyo akhristayaashaba Intaasi ka dib waxaan jeclaystay bal inaan wax ka yar barano ninkan darajada uu sitaa ay tahay 3caynle waxmaalle.horta waa nin khatar aha wax wanaaga ahna kama taliyo dhiilo iyo dhibaato mooyaana 3cayn waxay qofka dhaxalsiisaa nebcaanshiiyo iyo colaad xad dhaaf ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 21, May 2012 (SDN)- Wefti isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo madax kale oo reer Jabiuuti oo maanta dalka Somaliland yimi. kuwaasoo lagu soo marti-qaaday furitaanka warshadda weyn ee sharaabka Somaliland Beverage Industry (SBI) ee tuuladda Jaleelo ee waqooyiga Hargeysa oo Wershadan SBI oo maalinta bari ah uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo xadhiga ka jari doono. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia’s embattled central government will not argue with semi-autonomous Puntland over potential oil revenues for fear of scuttling a fragile peace process, but a top official said on Monday the law made clear control lay with Mogadishu. Canadian firm Horn Petroleum, majority-owned by Vancouver-listed Africa Oil Corp., and its exploration partners started drilling in March […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanca 21, May 2012 (Qurbejoog.com/BG)- Caasimadda dalka Yemen ee Sanca, waxa Isniinta maanta ruxay qarax Argagixiso oo lagu tilmaamay kii ugu xumaa ee muddo sanado ah ka dhaca dalkaas. Qaraxa oo uu sababay qof ismiidaamiyay, waxa oo uu ka dhacay goob ay ciidan Milateri ah ku sugnaayeen oo u dhow Madaxtooyada Yemen ee caasimadda Sanca. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LONDON — Yemen was rocked by its worst terrorist bombing in years Monday when a suicide attacker disguised as a Yemeni soldier blew himself up in the midst of a military parade rehearsal near the presidential palace in Sanaa, the capital. The Yemen Defense Ministry said more than 90 people were killed and hundreds wounded. […]
Posted in Uncategorized | Read More »