Home » 5:53 am Entries posted on “May, 2012”

Ma Waalee, Wuu Miyir-qabaa!! W/Q: C/fataah Sh.Nuux Jaamac ( Suldaanka)

Waa habeen madaw oo haybadiisa wata, waana Goor fiid cawl ah ,Dadka intii caafimaad qabta waa u cawaysin wanaagsan, intii balan iyo hawl lehna waa wakhti ay firaaqo u haystaan soona rawaxeen, intii cibaadada ku fiicnaydna ay salaadii maqrib iyo waajibkii saarnaa soo guteen, in badan oo ka mid ahina oo aan tukana ay camireen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Reer Jabuuti iyo Dareenka ay ka Bixiyeen Wersheda Sharaabka ee Hargeysa Laga Furay

Jabuuti May23,2012(SDN)-Dadka reer Jabuuti ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibediisa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay shirkada Sharaabka ee SPI ee ay gadhwadeenka ka yihiin ganacsato xidhiidh dhaw la leh madaxtooyada Jabuuti. Dadka reer Jabuuti ayaa dareenkooda ku wejahan wershada Hargeysa madaxtoodu ka furtay ku soo dhaweeyay suaallo aan haatan jawaab loo heyn. “Jabuuti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Drogba oo Ka Tagey Chelsea Una Hayaamaya China.

London-May-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer Ivory Coast guushana u u soo hooyey naadigiisa Chelsea markii ay hantiyeen koobka horyaalka Yurub Drogba kuna dhawaaqey inuu ka tagayo Chelsea Juun dhamaadkeeda una hayaamayo China. Xiddigan oo u soo kifaaxey Naadiga Chelsea 8-sanadood ayaa jecel inuu ka daba tago saaxiibkii oo ay isku naadi ahaan […]

Posted in Sports | Read More »

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay Ururada Bulshada Rayidka

Muqdisho, May 22, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Magaalada Muqdisho.   Kulanka maanta uu Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga  uu la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Dastuurka, Roadmap-ka iyo Amniga.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii Madaxda Soomaalida oo weli ka socda Addis Ababa

Adis Ababa 22 May 2012: Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka yar ee jira, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

France: Koox Budhcad-badeed Soomaali ah oo Maxkamaddayntoodu bilaabantay

Paris 22, May 2012 (Qurbejoog.com/ET)- Koox Soomaali ah oo looga shakisan yahay Budhcad-badeednimo, ayaa Salaasadii maanta Maxkamaddayntoodu ka bilaabtay caasimadda dalka Faransiiska ee Paris. Siday ku warantay jariidada The Epoch Times, kooxdan oo lix nin la kooban waxa lagu eedeeyay inay afduubeen doon kuwa raaxaysiga ah sannadkii 2008. Nimankan oo da’doodu u dhexayso 25 ilaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Piracy Trial Starts in France for Six Somalis

Six suspected Somali pirates went on trial on Tuesday in Paris for allegedly taking a luxury yacht hostage in 2008, it was reported. The men, aged 25 to 50, are charged with taking the sailing ship Le Ponant hostage along with its 30 crew members in the Gulf of Aden. French soldiers in helicopters captured […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaleelo: Madaxweynaha Somaliland oo furay Wershad ay ku baxday 17 Milyan oo Doolar

Hargeysa 22, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah u furay wershadda Somaliland Beverage Industry (SBI) oo soosaari doonta sharaabka Coca cola iyo sharaabyo kale. Wershadan oo laga hirgeliyay deegaanka Jaleelo oo dhinaca waqooyi/bari kaga beegan caasimadda Hargeysa, waxa ku baxday 17 milyan oo doolar, waxaana maalgeliyay ganacsade […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo laga suuliyay Masuuliyiintii Shacabka u hadli jiray

Hargeysa May 22,2012(SDN)-Intii ka danbeysay xil la wareegidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa Somaliland si cilmiyeysan looga suuliyay siyaasiyiintii u hadli jiray shacabka kolka xaal isku cakirmo. Golleyaashii dalka ee sharci dejinta,axsaabtii iyo saxaafadiiba siyaabo kal duwan ayaa saaxada looga saadhay. Ugu horeyntiiba xukuumada Siilaanyo waxa ay kala dirtay golleyaashii dalka ee la xisaabtanka ku hayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbejooga Beesha Garxajis ee Yurub iyo America oo kawada Hadlay Xaalda Dalka

London May 22,2012(SDN)-Qurbejooga Beesha Garxejis ee ku kala Nool Qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa kulan dhanka Isgaarsiinta ah ka yeeshay xaaladihii dalka Somaliland u danbeeyay. Qurbejooga Beesha Garxajis oo kulamo horena ka yeeshay xaalado hore ayaa kulankoodan u danbeeyay waxa ay uga wadahadaleen Xaaldaha ku xeedhan weerar koox hubeysan ay ku qaaday xero ciidan […]

Posted in Uncategorized | Read More »