Home » 1:53 pm
Entries posted on “April, 2012”
Muqdisho April 26,2012(SDN)- Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay warbixinta dastuurka, diyaargarawga shirweynaha weyn ee lagu ansixinayo dastuurka, arrimaha amniga iyo gobollada, dhismayaasha wasaaradda Gaashaandhiga iyo olalaha warbaahineed ee ku aadan wax qabadka dawladda, roadmapka iyo dastuurka. Ugu horreyntii Golaha ayaa waxaa warbixin faahfaahsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hugue April 26,2012(SDN)-Maxkamada Caalemiga ah ayaa goordhaweyto shaacisay in ay denbiyo dagaal ku heshay madaxweynihii hore dalka Liberia Charles Taylor. Maxkamadan oo socotay mudo shan sanadood ah ayaa dhageysaneysay faro gelinta Madaxweyne Talor ee dagaaladii dalka Seira Leone. Maxkamada ayaa goaankeeda ku shaacisay in uu madaxweynahu gacan ka geystay denbiyadii dagaal ee lagalay mudadii u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, April 26, 2012(SDN)-Munaasabad xalay lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee shaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoona ay munaasabada dhaarta ah lagu qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Cabdiwali Max’ed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Islamabad 26, April 2012 (Qurbejoog.com)- Raysal-wasaaraha dalka Pakistan Yusuf Raza Gilani, ayaa lagu helay inuu ku talaabsaday fal yasitaan Maxkamadeed ah. Sida ay ku warantay VOA News, Maxkamaddu waxay xukunkan gaadhay Khamiista maanta, ka dib markii ay in muddo ah soo jiitamaysay in Mr. Jilani iska dhego-tiray oo diiday in dib loo furo kiis hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minnesota, 26, April 2012 (SDN)- Waxaa Guriga Cad ee Minnesiota(White House) oo lagu qabtay Kulan loogu magac daray maalinta Taageerada Waxbarashada Caruurta(Voice for Children Advocacy Day) oo inta badan lagu qabto Stateka Minnesiota lagu martiqaaday Jaalliyadda Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo matalaysay dhamaanba Jaaliyaadka ka jira Minnesiota. Jaalliyadda Soomaalida Itoobiya ee lagu martiqaaday Minnesota State […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi April 26,2012(SDN)-Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh ee hore u ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo iminkana ku magacaaban madaxa guddida G9 ee Khatumo State ayaa wareysi uu sii yay Barta Internetka ee Business Daily waxa uu uga waramay arrimo dhawr ah. Galeydh ayaa si weyn u dhaliilay beesha caalamka oo uu ku eedeeyay in ay sugi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyadh April 26,2012(SDN)-Dawladaha dalalka Sucuudiga iyoIran ayaa saxaafada isu marinayay maalmihii u danbeeyay in midba ka kale uu taageero militry siiyo meliishaadka ku dagaalamaya dalka Yemen. Iran ayaa dhawaan shaacisay in Sucuudigu uu tababr ciidan siiyay 1300 oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalka Yemen. Jariirada FNA oo ay leeyihiin ciidamada dalka Iran oo xogtan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 26,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kolkii uu ku dhawaaqayay Furida Ururada Siyaasiga ah ka lahaa Ujeedooyin fog fog oo dhawr ah oo aaney inta badan Raga iyo Dumarka leh damaca Siyaasadeed aaney fahamsaneyn ama ay iska indho tirayeen. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa u qorsheysnaa in uu meel mariyo qorsheyaal ay isla […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Spain-April 25-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxeynu ku falaqeynenaa horyaalka qaaradda yurub(UEFA) oo Semi Finalkii la soo gabagabeeyey. Barnaamijyadeenii hore aynu ku soo qaadaney afartii wadan ee iskugu soo hadhey Semi finalka waxaana shaley afka ciidda loo darey Bacelona oo difaacanweydey koobka waxaana galabta loogu darey Real Madrid ee maxaa si ka noqdey isbaanishka. Haddaba Akhyaartaay waxaa […]
Posted in Sports | Read More »
Baligubedle April 25,2012(SDN)-Badhasaabka Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure oo uu weheliyo Agaasimaha Madaxtooyada Maxamud C.laahi Xarbi ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiska Gudoomiyaha Toban arday oo wax ka barata kuliyada sharciga ee jaamacada hargaysa . kulankan ayay labada dhinac kaga wada hadleen maxkamadaha guur guura ee loogu adeego bulshada danyarta ah ee aan awoodin inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »