Home » 7:01 pm Entries posted on “April, 2012”

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Kulan la qaatey masuuliyiinta Degmooyinka Gobolka

Hargeysa April 26,2012(SDN)-Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Gudoomiyayaasha Shanta degmo ee caasimada oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud isla markaana lagaga wada hadlayay sidii u u qabsoomi lahaa Tartankii Orodada ee Sannad laha ahaa. Gudoomiyaha ayaa sheegay in arrrinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Hawlaha Guud iyo Beeraha Somaliland oo u kicitimay Mareykanka

Hargeysa April 26,2012(SDN)-Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoolle) ayaa maanta u kicitimay dalka Maraykanka halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan xaflado ay jaaliyadda Somaliland ee ku wadankaasi ay ugu dabaal-degayaan 21-sano guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanidda Somaliland ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Governor Seeks Somali Support in Minnesota

Minnesota SDN-Members of Minnesota’s Somali Community took part in events to mark the Voice for Children Advocacy Day at the State Capitol building. Minnesota’s Governor Mark Dayton addressed the early childhood education needs of his constituents and vowed to work with all stakeholders in making education and early childhood development priorities for the government. Children, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tough Talk from Al-Shabaab in Mogadishu

Al-Shabaab sent a warning to Sierra Leone’s army today which is expected to join AMISOM troops in the city of Mogadishu. Al-Shabaab’s spokesman Sheekh Ali Mahamud Raage (Ali Dheere) addressed journalists today in the neighbourhood of Ceelasha Biyaha near Mogadishu where he warned the government of Sierra Leone which is preparing to deploy troops to Somalia. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Officers Killed in Explosion in Southern Somalia

Baydhabo (SDN) -Reports of an attack on government forces are emerging from the city of Baydhabo in the region of Bay. Hand grenades were thrown at the Khat market in the city of Baydhabo a few hours ago according to witnesses. Residents of the town said the attack targeted members of the transitional federal government’s […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s Fisheries Minister Welcomes Chinese Investors

Hargeisa (SDN)- A delegation of businesses leaders from China arrived at the coastal city of Berbera in the Somaliland region of Saahil. Nine members of the delegation from China were welcomed at the airport by the Fisheries and Aquatic Resources Minister of Somaliland Mr. Abdullahi Jama’a Usmaan (Geeljire) and the Governor of Saahil region Mr. Mahamuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Suxuyiinta ee SOLJA oo cambeereeyay xadhiga Suxufi ka hawlgala Ceerigaabo

Hargeysa, 26, April 2012 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhiga xadhig ay ciidamada ammaanka ee magaalada Ceerigaabo u gaysteen wariye ka hawlgala Telefishanka Royal iyo Wargeyska Waaheen Cabdilaahi xuseen Darwiish oo laba maalmood ku xidhan saldhig ku yaala magaaladdaas. Warsaaxafadeed uu ku saxeexan yahay xogyaha guud ee Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Labada dugsi 17 May ee Hargeysa iyo Sheekh Cismaan Nuur Burco oo Tartan Aqooneed dhexmaray

Hargeysa April 26,2012(SDN)-Labada dugsi ee Todoba iyo Tobanka May ee hargaysa iyo Sh,Cismaan Nuur oo ku yaala magaalada burco ayaa maanta tartan aqooneed ku yeeshay xarunta dugsiga 17 may ee magaalada Hargaysa. Tartan aqooneedkan oo si balaadhan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka, macalimiinta, ardayda iyo marti sharaf kale. Tartan aqooneedkan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Dhameystay kulan Hawleed maalmo socdey

Hargeysa April 26,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta JSl Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta soo gebagebeeyey kulan hawleed muddo sadex maalmood ah waaxyaha wasaaradda uga soconayey Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Kulankan oo ahaa aqoon isweydaarsi ay ka qayb qaadanayeen mas’uuliyiinta kala duwan ee waaxyaha wasaaraddani ka kooban tahay waxaa dib loogu eegayey qorshaha wasaaradeed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti ka socda dalka Shiinaha oo Somaliland u yimi Maalgashiga Khayraadka Badda

Hargeysa 26, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkado fadhigoodu yahay dalka Shiinaha, ayaa shalay ka soo degay madaarka magaalo-xeebeeda Berbera ee gobolka Saaxil. Weftigan oo ka kooban 9 xubnood oo shirkaddaha Shiinaha ee dhinaca Kalluumaysiga ah, waxa madaarka ku qaabilay wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Somaliland Mr. Cabdullaahi Jaamac Cusmaan (Geeljire) iyo guddoomiyaha gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »