Home » 4:53 pm Entries posted on “April, 2012”

Heavy Rains in Mogadishu Endanger IDPs

Mogadishu (SDN) –Heavy rains fell in the Somali capital of Mogadishu yesterday prompting concerns for internally displaced people living in the city. Several internally displaced families recently interviewed by SDN in Mogadishu got in touch with our reporters and described worsening living conditions due to the rainfall. Many were living in dilapidated shacks made from […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista oo shaaciyay in Madaarka Hargeysa la xidhayo 1-da May

Hargeysa, 27, April 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in bisha May bilawgeeda uu xidhmayo Madaarka magaalada Hargeysa eeEgalInternationalAirport, kaasoo laga bilaabi doono dhisme casriyayn ah ooh ore loo sheegay inay hirgelinayso DawladdaKuwait. Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista ayaa ku wargeliyay Shirkadaha Diyaaradaha eeSomalilandinay duulimaadyadooda u wareejiyaan Madaarka magaalada Berbera. Xidhitaanka xilligan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeryaha Qoxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya oo roobab Qarqiyeen

Nairobi April 27,2012(SDN)-Hay’ada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa shaacisay in xeryaha Qaxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya ee Soomaalida faraha badani ku jiraan in ay roobab dhawaan da’ay ay maasheeyeen. UNHCR waxa intaa ay ku dartay in qaxootiga Soomaalida ee gaadhaya dalka Itoobiya ay kordheen mudooyinkii u danbeeyay. “Xeryaha Cado Dollo ee Itoobiya waxa gaadhayay Soomaali tiradoodu ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AMISOM oo ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka Roadmapka

Muqdisho April 27,2012(SDN)-AMISOM ayaa ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka kala guurka ee looga gudbayo xiliga KMG ah ee Soomaaliya. Ku-xigeenka u qaabilsanaha AMISOM ee Soomaaliya Wafula  Wamunyinyi  ayaa sidaa ka sheegay shir jaraaid oo uu Muqdisho ku qabtay. “Waxaanu soo maray marxalado dad ku dhinteen si halkan loo soo gaadho,mana ogolaan doono in la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Shariif oo isu diyaarinaya Doorashooyinka August

Muqdisho April 27,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee Sheekh Shariif  ayaa shaaciyay in uu taagan yahay xilka madaxtinimo ee dawlada soo socota,sida ay daabacday barta internetka ee press TV. Qoraalka waxa lagu xusay in madaxweynuhu uu ka gaabiyay hawlihii dawlada loo igmaday,iyada oo taa ay u raacdo eedo kale. Press TV ayaa soo xigatay xeel dheere la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaasaskii Bin Laden oo Sucuudiga loo mustaafuriyay

Riyadh April 2012(SDN)-Wasaarada arrimaha guddaha ee dalka Pakistaan ayaa shaacisay in ay maanta u dhoofisay dalka Suucuudiga sadex xaas oo uu ka dhintay Osama Bin Laden iyo ubadkoodii. Qoraalka wasaarada ayaa lagu sheegay in qoyska Bin Laden oo ka koobnaa 11 caruura iyo sadex xaas ayaa loo dhoofiyay dalkii ay codsadeen. Qoysaskan ayaa la qabtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AMISOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Burburka Caasimada Soomaaliya

Kampala April 27,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM ee dalka Yugaandha ayaa soo bandhigay muuqaalka dhabta ah ee caasimada dalka Soomaaliya oo dhawr iyo labaatankii sano ee u danbeeyay lagu dhex dagaalamayeeyay. Ciidamada dalka Ugaandha ayaa sawiro ka qaaday caasimada Muqdisho intii ay iminka ku gudo jireen hawgalada ay amniga ku sugayeen. Sawirada ayaa laga dheehan karaa qasaaraha iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HOGAAMIYAYAASHA AAN GARAWSHIIYAHA LAHAYN IYO BURBURKA AY UMMADA U GEYSTAAN

ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH  DHAMAANTEED   DHamaan waxaan salaamayaa wariyayaasha iyo akhristayaashaba meelkastooy joogtaan Soomaalida waxay tiraahdaa dabcigaaga oo kaa xumaada dad kaa dhex saar.  Intaasi ka dib bal hogaamiyayaashan intaanaan u guda galin khayru khalqulaa nabigeenii maxamed s.a.w. muxuu raggani ka yidhi marka aynu is qabano ama wax fahmi wayno haddaan sunnadii nabigeena s.a.w.iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FALANQAYNTA XEERKA LA DAGAALANKA MUSUQ-MAASUQA SOMALILAND

XEER NO.38/007 QEEXIDA MICNAHA MUSUQA Xeerkani waxa uu ku qeexayaa musuqa;  hab ku salaysan farsamo iyo khiyaamo oo lagu hanto aduunyo ama derajo aanad u qalmin.Musuq – Maasuq nuxurkiisu waa xatooyo, laaluush iyo ku – takrifal cilmiyeysan. NOOCYADA CIQAABAHA DADKA MUSUQA KU KACA Qodabka labaad ee xeerkani waxa uu sheegayaa noocyada ciqaabeed ee ay mutaysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dumuqraadiyada Madaxweyne Siilaanyo, ama Tayda Noqotay Ama Ku Burburiyey. by Dacar

Dumuqraadiyadu waa hab ama nidaam leh dhaqan hufan, kala dambayn, anshax iyo asluub ay ku dheehan tahay is-ixtiraam iyo kala danbayn, ismaqal iyo isu tanaasul taas oo uu qofku ka soo hormarinaayo dantiisa gaarka ah ama doonistiisa shiqsinimo, danta Xusbiga iyo tan Qaranka, si uu xasbigaasi ama qaranku u gaadho ama u soo taabto Himilada […]

Posted in Uncategorized | Read More »