Home » 9:24 am
Entries posted on “April, 2012”
Hargeysa, 28, April 2012 (SDN)- Ururka Codka Haweenka Somaliland ee laga tirada badan yahay VOSOMWO ayaa qabtay lagaga arrinsanayo doorka ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la haybsooco. Kulankan oo furitaankiisii ay ka qaybgaleen Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, Salaadiin, Xubno ka tirsan Ururrada Bulshada iyo masuuliyiinta Ururka VOSOMWO. Kulankan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi April 18,2012(SDN)-Burcad badeeda Soomaalida ayaa haatan la soo baxay tao cusub oo ay ku ugaadhsadaan maraakiibta isaga gooshta badaha ka baxsan kuwa Soomaalida. Sida ay ku soo waramayaan hayadaha ka ganacsada maraakiibta isaga gooshta badaha Soomaalida Burcada ayaa waxa ku adkaaday afduubkii iyo weeraradii ay ku qaadi jireen maraakiibta,ka dib kolkii la kordhiyay ciidamadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington April 28,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa magaalada Washington nawaaxigeeda ku maxkamadeyneysa dad isugu jira Soomaali iyo Yamaniyiin. Dadkan ayaa lagu heystaa in ay dalka Mareykanka soo geliyeen malaayiin dollar oo Qaad ah. Qaadka ayaa si sharci ah looga ganacsadaa dalalka Britain iyo Holland,Mareykankase waa ka mamnuuc. Qaar ka mida xeeldheereyaasha dhanka Shuruucda Maandooriyeyaasha ayaa qaba in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Norfolk April 28,2012(SDN)-Xeer beegti dhegeysatay dacwad lagu soo oogay nin dilaal u ahaa Burcad badeed afduubatay dad Mareykan ah ayaa lagu riday xukun Ganaax iyo xabsi daaim isugu jira. Maxamed Saali Shibin ayaa lagu helay denbiga ah in gacan ka geystay afduubka markabkii SV Q uest oo laga qafaashay xeebaha dalka Cumaan. Ninkan ayaa dilaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
marka hore waxan halkan kasalamayaa dhamaan umada jamhuuriyada somaliland oodhan meelkasta oo ay kala joogaan . intaasi kadib waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaado horumarka ay somaliland gaadhay intii uu xilka madaxweynimo uu qabtay madaxweynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed siilaanyo. sida lawada ogsoonyahay 26/6/2010 markii uu xilkaasi sid dumaqaradiyada ah uu ulawareegay axmed maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 27,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID INJ Faysal Cali Waraabe ayaa si kedis ah saxaafada uga waramay kulan qarsoodi ahaa oo uu la yeeshay madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Guddoomiyaha ayaa saxaafda la hadlay ka dib kolkii mucaaridka Somaliland ka bixiyeen kulnka sawir qalafsan. Si hadaba taa looga saadho meesha ayuu guddoomiye Faysal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli (SDN)-A Somali man is stranded in a Tripoli hospital where he has been struggling with a psychological disorder. According to doctors who have been caring for the patient, the man arrived at the hospital three years ago complaining of an illness. He identified himself as Abdullahi Jaama’, doctors later diagnosed him with what appears […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkayo (SDN) – Reports from Mudug region in central Somalia say trucks working for the World Food Programme (WFP) destined for the city of Gaalkaayo were diverted by militia. Witnesses told SDN that two heavily loaded trucks were stopped by an unknown armed militia and confiscated. The Minister of Internal Affairs and Security for the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (SDN) –Over the last week traditional leaders and elders have been making their way to Somalia’s capital to take part in the constitution ratification process led by the transitional federal government. According to Hasan Mahamed Jim’aale one of the ministers involved, the process is currently underway and is on schedule with the arrival of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi (SDN)-The world’s largest refugee agency is scrambling to help Somali refugees living in camps in Kenya and Ethiopia amid heavy rains that have been pounding the region since mid-April. The United Nations High Commissioner for Refugees also stated that an increasing number of refugees are making their way to camps in Ethiopia. The Dollo […]
Posted in Uncategorized | Read More »