Home » 8:00 pm Entries posted on “April, 2012”

Burco: Afar qof oo Maxkamaddi dil ku xukuntay

Burco, 28, April 2012 (SDN)- Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare   ee Somaliland  Yuusuf  Ismaaciil  Cali oo hawlo shaqo u jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa  maanta  xukun dil ah ku riday afar gacan ku dhiigle oo hore u galay danbiyo dil ah. Gudoomiyaha  maxkamadda  Sare ayaa xukunka dilka  gacan  ku dhiiglayaasha kaga dhawaaqay   xarunta  maxkamadda  Racfaanka  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopian troops restrict movement in Southern Somalia

Baladweyne, 28, April 2012 (SDN) –Citizens living in the city of Baladweyne in Hiiraan region are fearful of Ethiopian troops based in the city, saying they face restrictions and cannot live freely. A resident of the city spoke to our Mogadishu office via telephone describing the difficulties he and others face in light of military […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka oo u kicitimay Nairobi

Hargeysa, 28, April 2012 (SDN)- Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa u kicitimay dalka Kenya xaruntiisa Nairobi. Ujeedada safarka xubnahan ayaa la sheegay inay la xidhiido sidii ay dhaqaale ugu raadin lahaayeen doorashada goleyaasha deegaanka si ay u cayiman wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso. Saddex xubnood oo ka mid ah guddida doorashooyinka oo kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mogadishu’s women fearful of rape, weary of uniforms

Mogadishu, (SDN) –Several women living in Mogadishu have accused soldiers in Somalia’s transitional federal government of rape. There is skepticism among the victims about what can be done to address this issue. A woman who identified herself as Farhiyo living in the neighbourhood of Kaaraan in the Banaadir region which was recently taken back from […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Sucuudiga oo xidhay Safaaradii ay ku lahayd Qaahira, una yeedhay Danjirihii u joogay Masar, maxay tahay sababtu?

Qaahira 28, April 2012 (Qurbejoog.com/WSJ)- Dawladda dalka Sucuudiga Carabiya, ayaa xidhay safaaradii ay ku lahayd caasimadda dalka Masar ee Qaahira, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaase diblomaasiyeed oo saameeyay dhaqaalaha Masar. Sida uu sheegay wargeyska World Street Journal oo ka soo baxa Washington, dawladda Sucuudigu waxay sidoo kale la baxday danjirihii u joogay dalka Masar, waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Child Traffickers Arrested in Berbera, Somaliland

Berbera, (SDN)–Nine children were taken into the custody of the Somaliland government after being found aboard a ship named NOPE-2 in Berbera’s harbour which recently arrived from Yemen. The group of children which included boys and girls were travelling with two Ethiopian men who are accused of kidnapping the children from Yemen, possibly from refugee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo ka hadashay War-laliska cusub ee Radio Hargeysa oo maanta dalka soo gaadhay

Berbera 28, April 2012 (Qurbejoog.com)- War-lalis cusub oo lagu wado in Raadyow Hargeysa yeelato, si ay dalka oo dhan u wada gaadho, ayaa maanta ka soo gaadhay dekedda Berbera, siday masuuliyiintu sheegeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mr. Faysal Cali Sheekh, ayaa sharaxaad ka bixiyay war-laliska cusub oo sida la sheegay awoodiisu tahay 100 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudidada Jaaliyadaha Dibedda ee Beesha Gadhxajis oo soo dhaweeyay kulankii Gudd Faysal Cali Waraabe la yeeshay Madaxweyne Shariif

London April 28,2012(SDN)-Guddida Beelaha Gadhxajis ee qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa kulan dhaka Telephoneka ah yeeshay waxa ay uga wada hadaleen arrimo ay ka mid ahaayeen Kulan dhawaan ku dhexmaray magaalada Dubai Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif. Jaaliyada Beesha Gadhxajis ayaa kulankaa ku tilmaamay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland:Kulanka Shariifka iyo Faysal Saxaafadaanu ka maqalay,waxbana may isbedelin

Hargeysa April 28,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamd Cabdilaahu Cumar ayaa shaaca ka qaaday in wadahadalo shalay la shaaciyay oo dhexmaray Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe in aaney wax isbedel ah ku keenin goaankoodii qaadacadaada wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka ayaa mar uu maanta u waramay jariirada Waheen ee Hargeysa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Koonfurta Sudan oo ka jawaabtay eedaymo kaga yimi dawladda Sudan

Juba 28, April 2012 (Qurbejoog.com)- Dawladda Koonfurta Suudaan, ayaa jawaab kulul ka bixisay eedaymo kaga yimi dawladda Sudan oo la xidhiidha in ciidanka xukuumadda Juba ay waxyeeleeyeen goobta Shidaalka qaniga ku ah ee magaalada Heglig oo iska horimaadyo ka dhaceen. Madaxweynaha South Sudan Silva Kiir oo eedaymaha dawladda Khartoum ka hadlay, waxa uu sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »