Home » 12:09 pm Entries posted on “April, 2012”

Hogaamiyeyaasha Ciidamada dalka Mali oo ku gacan seyray Goaan ka soo baxay dalalka ECOWAS

Bamako April 29,2012(SDN)- Hogaaniyaha Inqilaabkii ka dhacay dalka Maali 22-kii Bishi March, Kabtan Amaado Haaya Saango, ayaa gaashaanka ku dhuftay qaraar ay dalalka urur goboleedka ECOWAS ku gaadheen kulankii ay ku yeesheen Abidi-jaan , kaasi oo ku saabsan in ciidamo ka socda Dalalka ECOWAS loo diro dalkaasi maali. Kabtan Sango oo saxafiyiinta kula hadlayey Saldhig […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqorka Sucuudiga oo Fariin u Diray Madaxda Masar

Riyadh April 29,2012(SDN)-Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Cabdalla Binu C/casiis ayaa ku war-geliyey gudoomiyaha Golaha sare ee milateriga ka taliyaha dalka Masar Xuseen Dabdaawi, in dalkiisu dib u eegi doonaan qaraarkii ay kaga qaateen masar safiirkii u joogay, iyada oo aanu eegayno ayuu Yidhi Boqor cabdalla Maslaxada labada dal. Wakaalada Wararka ee dalka Boqor-tooyada sucuudiga ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Idaacadii weyneyd oo soo gaadhay magaalada Caasimada ah ee Hargaysa

Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta ee JSL Mudane Boobe Yuusuf Ducaale oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka hadlay Idaacadii weyneyd oo soo gaadhay magaalada Caasimada ah ee Hargaysa. Mudane Boobe oo warbaahinta ugu waramayey xarunta wasaaradda warfaafinta wax yar ka dib markii ay kolonyada gaadiidka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga UDUB oo Fariin u Diray Axmed Yusuf Yasiin(DHEGEYSO)

Hargeysa, 29, April 2012 (SDN)- Xubnaha Xisbiga UDUB ee naqdiyay dacwaddii uu Axmed Yuusuf Yaasiin u gudbiyay Maxkamadda oo ku dooddaya iin guddida Diiwaangelintu ay laashay qodobaddii ay dhawaan isku khilaafeen, waxaanay baaqyo kala duwan u direen Axmed Yuusuf.   Hadalladii Cismaan Hindi iyo Siciid Sulub HALKAN KA DHEGAYSO

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamadda ammaanka oo xoog ku kala kexeeyay taageerayaasha Ururka NDB oo mudaharaad abaabulay

Hargeysa, 29, April 2012 (SDN)- Ciidamadda ammaanka ee magaalada Hargeysa ayaa saaka baajiyay iskuday mudaharaad ay soo abaabuleen taageerayaasha Ururka NDB ee hogaanka u hayso Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ahaa ururradii la sheegay inay  ku hadheen tartanka. Ciidamadda  loo yaqaan SPU iyo RRU oo loogu talogalay ka hortaga argagixisada iyo arrimaha degdega […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno ka tirsan UDUB oo baaq u diray Axmed Yuusuf Yaasiin

Hargeysa, 29, April 2012 (SDN)- Xubno ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dacwad uu dhawaan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi ka gudbiyay Daahir Rayaale. Xubnahan ayaa daboolka ka qaaday in waxyaabihii khilaafkoodu ka dhashay markii ay soo afjareen guddida diiwaangelinta Ururradu, iyagoo xusay inay markii hore waxaan sharcigooda waafaqsanayn ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Jabuuti oo Dahabshiil ka amaahatay Mushaharada Shaqaalaha

Jabuuti April 29,2012(SDN)-Dawlada Jabuuti ayaa sida ilo wareedyo noo sheegeen dhawaan ka amaahatay lacago mushaharo ah oo dhawr bilood ka baaqday shaqaalaha xukuumada dalkaasi. Dawlada Jabuuti ayaa la sheegay in mudo gaaban ay qabsatay dib u bixinta lacagahaasi,balse ilaa haatan aaney u suurto gelin dib u bixinteeda. Sida ilo wareedyadu ay noo sheegeen dawlada Jabuuti […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddomiyaha Gobolka Togdheer iyo Duqa Burco oo Ururadii hadhay fariin u diray

Burco April 29,2012(SDN)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Ayar ayaa Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay Magalada Burco waxa uu soo jeediyay Ururadii siyaasada ee ku hadhay marxaladii loogu gudbayay doorashada Golayaasha deegaanka inaanay ku dhaqaaqin talaabo wax u dhimi karta Nabadgalyada Guud ee Qaranka. Badhasaabka Gobolka Togdheer oo uu Weheliyo ,ku xigeenkiisa,iyo Maayarka Magaalada Burco […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South African Mercenary Killed in Puntland

Iskushuban, Puntland(SDN) –A security official with SARACEN International who was hired to train Puntland’s navy in counter-piracy was killed on April 27th after being shot in the Timirshe neighbourhood of Iskushuban in the region of Bari. Conflicting reports are emerging regarding the death of the foreigner who is a South African national and was working […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nimanka Muddaharaadka ku baaqay waxaan odhan lahaa Siilaanyo-ba 70-jir buu 80 cod Madaxtinnimo kaga tanaasulay

Tan iyo markii ay Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland ku dhawaaqeen natiijada ururrada hadhay iyo kuwa soo gudbay 20-kii bishan April oo ku beegnayd maalintii Jimcihii oo ay shaaciyeen inay lix Urur-siyaasadeed u soo gudbeen ka qaybgalka doorashada golayaasha deegaanka, halka ay sheegeen inay sagaal urur ku hadheen wejiga labaad ama […]

Posted in Uncategorized | Read More »