Home » 7:00 pm
Entries posted on “April, 2012”
Nairobi (SDN)-No one has claimed responsibility for the aerial bombardment of the coastal town of Gunbax located between Baargaal and Haafuun in the eastern region of Somalia that took place during the early hours of April 17th 2012. It appears that the attack was intended to target areas known as pirate strongholds. Multiple civilian casualties […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN)-The leader of the UMMAD political party Dr. Mahamed Abdi Gaboose took a strong stance against the firing of Abdirahman Abdiqadir, the ruling party’s deputy by the party’s leader and President of Somaliland Ahmed Siilaanyo earlier this week. Dr. Gaboose stated that he has not witnessed such injustice in his entire political career and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 18,2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane C.laahi Abokor Cismaan ayaa Maanta ka qayb galay shir hawleed lagu samaynayay wax ka badal iyo kaabis ku wajahan Xeerka booliska Somaliland kaas oo ka furmay Huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa. Shirkan waxaa kale oo ka soo qayb galay madax iyo mas’uuliyiin ka kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 18,2012(SDN)-La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Maxamed Muuse Abees oo shir jaraa’id Maanta ku qabtay huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umada Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo canbaarayn dusha uga tuuray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Los Angeles (SDN)-Swedish Somali athlete Farhiya Abdi has been drafted by the Women’s National Basketball Association (WNBA) to join the Los Angeles Sparks in the upcoming season. Farhiya currently plays basketball in the Czech Republic. The up and coming star is 6’2 and is this year’s first pick in the second round. She is also […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 18, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray qayb cusub oo lagu kordhiyay cusbatalka guud ee Hargeysa, taasoo ku shaqayn doonta Mishiinka Kelyaha sifeeya. Mishiinkan oo baahi wayn loo qabay, waxa munaasibad loo sameeyay furitaankiisa ka qaybgalay Madaxweyne kuxigeenka, guddoomiyaha golaha Wakiilada, wasiirada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 18,2012(SDN)-Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa mudadii uu mucaaridka ahaa iyo xiligii tartanka Doorashooyinka waxa si weyn ugu gurmadey siyaasiyiin kala duwan oo maanta aan ka muuqan masraxa siyaasadeed. Kuwaa waxa ka liita qaar uu madaxweynuhu bahdilaad ugu daray abaal ka dhaca,halkaa qaar kalena ayba xabsiyada ku jiraan. Masuuliyiinta Madaxweynuhu aanu tixgelin abaalkii ay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
LA-Sparks-April-18-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaynaa xiddigadda Soomaaliyeed Farxiya Abdi oo ka ciyaarta kubadda Koleyga dalka Czech Republic haysatana dhalashada Sweden ayaa waxaa qaatey(Draft) WNBA LA-Sparks. Xiddigadan oo dharerkeedu yahay 6-2 laguna magacaabo Farxiya Cabdi kana soo jeeda Dalka Swedan waxay ku guuleysatey in loo qaato wareegii labaad hore (first Pick Up) WNBA waana gabadhii […]
Posted in Sports | Read More »
Oodweyne 18,2012(SDN)- Akhristeyaal waxaanu maanta halkan idiinku soo gudbineynaa Tixraac Taarikheed iyo sida looga abaal dhacay guuddahaan bulshada reer Somaliland khaasatan kuwa reer Oodweyne. Guddoomiyaha Kulmiye ayaa safar Taariikhi ah oo uu xiligii doorashooyinka ku tegay gobolka Oodweyne waxa uu uga waramay qorshaha xukuumadiisa iyo eedihii xiligaa loo jeedinayay,hoosta ka akhriso oo ka bogo Tariikhdaa. Dadweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 18,2012(SDN)-Guddomiyaha Urur Siyaasadeedka UMMAD Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si weyn u dhaliilay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo falkii xilka looga qaaday ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye dhawaan. Dr Gaboose ayaa sheegay in uu in muddo ah haatan Siyaasadda ku jiray,khaladka ugu weyn ee uu ilaa haatan galayna waxa uu ku tilmaamay in ay aheyd u […]
Posted in Uncategorized | Read More »