Home » 2:58 pm
Entries posted on “April, 2012”
Qahira April 19,2012(SDN)-Imaamka sare ee ayaa dib ugu celiyay qorshe lagu nabadeynayo Soomaaliya oo hore ay u soo bandhigeen Jaamacada Al Azhar ee dalka Masar. Hadalka ayuu Sheekh Axmed el-Tayyeb jeediyay xili uu kulan la qaadanayay madaxa Jaamacada Muqdisho Cali Sheekh Axmed oo masar booqanaya. Madaxa Al Azhar ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel Cade April 19,2012(SDN)Kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamada DF iyo kuwa Itoobiya iyo Kenya ayaa la aaminsan yahay in ay Kurka ka Jartay Guddoomiyihii degmedda Ceel Cade ee Gobolka Gedo. Guddoomiyaha oo berihii ina dhaafay la baadi goobayay ayaa waxa meydkiisa la helay tiyoo Madaxa laga jaray. Ilaalada Gaarka ah ee Yaxye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay ka noqotay wada hadalladii hore loo shaaciyay inay wada yeelanayaan Soomaaliya. Ilo wareedyo u dhuun-daloola Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa Somalidiasporanews/Qurbejoog.com u sheegay in Xukuumadda Somaliland ay ka noqotay wadahadalladii loo qoondeeyay in caalamku bilaha soo socda u qabto Somaliland iyo Soomaaliya. Sida ay wararkaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa soo saaray Digreeto uu ku dhaqan-gelinayo Miisaaniyad Sanadeedkan 2012ka isagoo dhaqan-gelinta kasakaw soo saaray Qoddobo badan oo uu ku Tashiilayo Iscmaalkeeda iyo Dakhli soo Ururinteeda, waxaanay Digrreatada Samaale u qornayd sidan:- Ujeedo Dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2012:- Anaga oo fulinayna go’aanka Ansixinta Miisaaniyadda 2012 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stamford Bridge London-April-18-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa ciyaar runtii aad u xiisa badneyd oo dhexmartey Chelsea iyo Barcelona kana mid ahayd koobka UEFA. Ciyaatan oo aay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo labada kooxood taageerayaashooda oo ciyaartu markey bilaabantey ilaa dhamaadkeedii aan kala joojin sawaxan iyo sacab kuna […]
Posted in Sports | Read More »
Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula kacay Cabdi Raxmaan. Beeshu aad ayay uga wada Xuntahay falkaa, aadka u Xun ee lagula Kacay C/Raxman Marka Laga Reebo in yar oo la magac baxday QIRINQIIRKA, Siilaanyo oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dadweynaha ku nool Magaalada Bristol, gaar ahaan xaafada St.Puals iyo hareeraheeda waxaa laga codsanayaa cidii arkaysay ama wax ka og dhaawac culus oo loo geystay nin Somali ah oo da’diisu ay tahay 41 jir Subaxnimadii Axada ee ay taariikhdu ahayd 8 April, saacaduna ay ahayd 6.45 ee subaxnimo. Fal dambiyeedkani waxa uu ka dhacay goolada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN)-Somaliland’s Vice President Abdirahman Abdullahi Ismail (Seyli’i) cut the ribbon at the opening of the new wing of Hargeisa General Hospital. The event also marked the debut of the new dialysis program at the public hospital. The hospital’s administration, visiting doctors from the UAE, the Minister of Health and the Minister of the Treasury […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A man is in hospital in a critical condition after a serious assault in St Pauls, Bristol. The 41-year-old sustained serious injuries in the assault, which occurred at the junction between Badminton Road and Ashley Road at around 6.45am on Sunday April 8. Police have released CCTV footage of the victim talking to another man in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
For over twenty one years, my great people of the Somali Republic have suffered harshly inside and outside Somalia. So much blood has been shed. Millions were forced to refugee camps. The lives, dreams, and hopes of young boys and girls were wrecked. Tribal Militias, gangs, thugs, and warlords took over the country. Somalia became […]
Posted in Uncategorized | Read More »