Home » 7:59 pm Entries posted on “April, 2012”

Somaliland Pulls Out of Talks with Somalia Blames TFG President

Hargeisa (SDN) -Somaliland’s Minister of Foreign Affairs Dr. Mahamed Abdillahi Omar announced today that the government of Somaliland is pulling out of talks with the Transitional Federal Government of Somalia. He cites missteps by the TFG as the reason for the turn of events The Foreign Affairs Minister of Somaliland who was part of a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Salel oo booqdey Degaano Gobolka Hoos taga

Hargeysa April 19,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Salel Maxamed Muuse Bucul oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa socdaal shaqo ku soo maray degmada xariirad ee gobolkaas iyo deegaanada ku xeeran. Gudoomiyaha gobolka oo uu socdaalkiisa ku weheliyey taliyaha qaybta Booliska ee Gobolkaasi Maxamed cabdi Axmed ayaa ujeedada socdaalkoodu waxay la xidhiidhay sidii ay xog ogaal ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daraasad ka Hadleysa Bilicda Hargeysa oo la soo Bandhigay

Hargeysa April 19,2012(SDN)-Wasiirada Arrimaha Gudaha,Diinta iyo Awqaafta,Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Xubno ka tirsan gudida horumarinta Bilicda Caasimada ayaa Maanta ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayay daraasad lagaga sameeyay hawlgalkii dawlada hoose ee ku wajahnaa kor u qaadka bilicda Caasimada. Waxaa kale oo kulankan ka qayb galay Xoghayaha Dawlada hoose iyo Xubno ka tirsan gudida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TFG Official Executed By Al-Shabab in Somalia

Ceel Cade (SDN) The militant group Al-Shabaab which is embroiled in combat with Somalia’s Transitional Federal Government as well as Ethiopian and Kenyan defense forces has reportedly executed the district commissioner of Ceel Cade of Somalia’s Gedo region. The commissioner’s body was found decapitated after a search that lasted several days. His security officer Yahya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Casho Sharaf iyo Sagootin loo sameeyay Kooxda Kubedda Koleyga Somaliland

Hargeysa April 19,2012(SDN)-Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha, dhaqanka Somaliland, Md. Cabdi Siciid Raygal, ayaa ka qayb galay xaflad casho sharaf ah oo ay shirkada Sagaljet caawa ku sii sagootiyaysay kooxda kubadda kolayga Somaliland, ee ka qayb galaysa tartanka caasimadaha bariga iyo badhtamaha Afrika, oo 23 ka bishan ka bilaabmaya magaalada Kambala ee dalka Yugaandha. Xafladaasi casho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Administration Speaks Out About Puntland Bombardment

Garoowe (SDN) -The government of Puntland is speaking out about an aerial assault that took place two days ago on the port town of Gunbah located in Somalia’s eastern region. The director of the Fisheries and Aquatic Resources Ministry Abdiwahid Hirsi Joo’aar spoke to journalists today to discuss the mystery surrounding the warplanes. He described […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxgaragka Beesha Garxajis Weyne ee Woqooyiga America oo ka wada hadlay xaaladaha dalka

Washington April 19,2012(SDN)-Waxa Habeenimadii xalay Kulan looga arinsanayo xaaladaihii u danbeeyay ee Jamhuuriyada Somaliland Khadka Telefoonka ku yeeshay wax garadka Beelweynta Garxajis ee ku dhaqan Qaarada Woqooyiga America. Kulankan ayaa la iskula soo qaaday Dareenka Beesha ee ku wejahan sida wax u socdaan intii ka danbeysay mudadi xilka ay la wareegtay Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta ka shiray qodobo dhawr ah

Muqdisho, 19 April 2012(SDN)-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa sh ir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay Dakhliga, canshuuraha iyo Kharashaadka Dawladda,  barista qaraxii thearterka, xaaladda dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Tiyaatarka iyo Suuqa Baydhabo, arrimaha amniga iyo gobollada, warfdiga ka imaanaya dawladda Koonfur Afrika, Horumarinta Kaabayaasha Isgaarsiinta. Wasiirka Maaliyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo ka hadashay sababta ay uga noqotay wada-hadalladii Soomaaliya

Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka noqotay wada-hadalkii ay la yeelan lahayd dawladda Soomaaliya, waxaanu ku sababeeyay ka noqoshadaas in dawladda TFG ee Soomaaliya ay carqaladeynayso hanaankii shirkaas ku qabsoomi lahaa. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ka mid ah Guddi ka kooban […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Ergeyga EU u qaabilsan Africa

Muqdisho April 19,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin ka qaata taageerada Dowladda   Shir jaraa’id oo ay si wadajir […]

Posted in Uncategorized | Read More »