Home » 3:30 pm Entries posted on “April, 2012”

Ma Xasuusata Xiddigii Reer Holland (Johan Cruyf)?+

Holland-April-20-2012-qurbejoog.cob-A kyaartaay maanta iyo barnaamijkeen ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa taariihk nolaleedkii xiddigii reer Netherland Hendrik Johannes Cruijff. Haddaba saaxiibayaal anigoona taariikhdiisa soo koobi karin aan ka soo qaato inta muhiimka ah. Magaciisa runta ah waa (HENDIRK JOHANNES CRUIJF). Cruyf wuxuu dhashey 25-April- 1947- Amstredam Holland-Age(64)Shaki kuma jiro inuu ahaa laacib reer Holland ah walow uu […]

Posted in Sports | Read More »

Muj. Dhegoweyne: “Sida ay guddiga Diiwaangelintu u badheedhay go’aan u badheedhaya ayaanu soosaaraynaa”

Hargeysa 20, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS Muj. Ibraahim Cabdullaahi Xuseen (Dhegoweyne), ayaa qaadacay natiijada ay maanta ku dhawaaqeen guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadeed ee Somaliland. Guddigu waxay subaxnimadii Jimcaha maanta sheegeen in urur 6 u gudbeen ka qaybgalka tartanka doorashada dawladdaha Hoose oo la filayo inay dabayaaqada sanadkan qabsoonto. Hase yeeshee, Ibraahim-dhegoweyne waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War deg deg ah: Guddida Diiwaangelinta oo soo saaray Liiska Ururrada ku soo baxay marxaladii kala reebista iyo kuwa hadhay

  Hargeisa, 20, April 2012 (SDN)- Guddida Diiwangalinta Ururrada Siyaasadda ayaa saaka ku dhawaaqay tirade Ururrada ka gudubtay marxaladii u dambaysay ee looga baahnaa iyo kuwa ku hadhay marxaladaas. Guddida Diiwaangelinta oo saaka warbaahinta kula hadlay xafiiskooda ayaa shaaciyay lix Urur SIiyaasaddeed oo ku soo baxay is-reeb reebka marxaladii u dambaysay ee tartanka Ururrada Siyaasadda, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Offers Citizens $500 to Capture or Kill Al-Shabaab Members

Mogadishu (SDN)-The Transitional Federal Government of Somalia is implementing a new plan to stop Al-Shabaab according to the Ministry of Foreign Affairs. The plan guarantees anyone who kills or captures a member of Al-Shabaab a monetary payment. Benadir region’s Governor Mahamed Ahmed Nuur ‘Tarzan’ unveiled the plan today where he promised a payment of $500 USD […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya Sentences Somali Pirates

Mombasa (SDN)-A court in Mombasa, Kenya sentenced 11 Somalis to prison after they were caught attacking a French ship off the waters of that nation. The accused pirates petitioned the court to serve their sentences in a Somali prison, however the judge who heard the case denied their request. Judge S.K. Gacheru stated that this […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Banka Jabuuti Jaamac Xeyd oo Dhuumaaleysi ku Yimi Hargeysa

Hargeysa April 20,2012(SDN)-Guddoomiyaha Banka Jabuuti Md Jaamac Xeyd ayaa maalmiii u danbeeyay magaalada Hargeysa ku sugnaa isla markaan aan saxaafadda la hadal. Jaamac Xeyd oo dhanka kalena ay xidid yihiin Madaxweynaha Jabuuti ayaa ah ruuxa Jabuuti danaheeda ka fuliya Somaliland. Jabuuti ayaa damacsan in mashaariic dhaqaale ka fuliso Somaliland,inkasta oo mashaariicdaasi waxba ka hirgelin ilaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada KMG ah oo Abaalmarin ku bixineysa Leynta iyo Qabqabashada Shabaabka

Muqdisho April 20,2012(SDN)-Sida ay ku warameyso wasaarada Arrimaha Dibedda ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya waxa jira qorshe cusub oo la yaab leh oo lagu cidhib tirayo kooxda Shabaabka. Qorshahan ayaa lagu balanqaaday in cid walba oo disha ama soo qabata ruux ka tirsan Shabaabka la siin doono abaalmarin lacag ah. Qorshahan oo uu soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamad ku taal Mombasa oo Xadhig dheer ku xukuntay Burcad Soomaali ah

Mombasa April 20,2012(SDN)-Maxkamad ku taal magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xukuno xabsi ah oo dhaadheer ku riday 11 nin oo lagu soo qabqabtay badaha dalkaasi ka din kolkii ay weerareen Markab laga leeyahay dalka Farance. Burcadan Soomaalida ah ayaa ku ddooday intii maxkamadu socotay in xadhigooda ay ku qaataan xabsiyada Soomaaliya,balse xaakimkii dacwada dhegeysanayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo Khibrad xumadeedii Muujisay

Hargeysa April 20,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa si isdeba jooga oo ku talogal fara badani ka muuqdo waxa ay u waday siyaasad cusub oo ay xiriir kula yeelaneyso Soomaaliya. Siyaasadaahas oo xeeldheereyaal iyo shacaba ay dhaliilo ku wejahan siyaasadan aan la lafo gurin dhibaatada ay keeni karto. Xukuumada oo aan ogolaasho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka Ururka WADANI oo si diiran loogu soo dhaweeyay Boorama

Borama, 19, April 2012 (SDN)- Gudoomiye ku-xigeenka Koowaad ee urur siyaasadeedka WADANI ahna Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ururkaas Axmed Muumin Seed iyo wafti saraakiil sarsare oo ka tirsan ururkan oo ay ka mid ahaayeen  Siyaasi  Axmed Cali Ubaxle iyo Siciid Maxamuud Jaamac ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Guddoomiye ku-xigeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »