Home » 8:15 pm Entries posted on “April, 2012”

Xulka Kubedda Koleyga Somaliland oo ka Qebgalaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa

Berbera April 20,2012(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyi Ciyaaraha, iyo Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku sii sagootiyay kooxda kubada Kolayga ee Somaliland uga qayb galaysa Tartanka koobka bariga iyo badhtamaha afrika ee ka dhacaya 24 bishan aynu ku jirno ee April Magaalo Madaxda Wadanka Yugaandha ee Kambaala. Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shil Tuulada Huluulay ka dhacay oo dad ku dhinteen

Burco April 20,2012(SDN)-Inta la ogyahay Todoba Qof ayaa ku dhintay ilaa Sagaal qof oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu xalay gaadhi ay saarnaayeen uu kala qalibmay duleeedka Tuulada Huluuley oo 45Km dhinaca bari ka xigta Magaalada Burco . Shilkan uu gaystay gaadhigan oo noociisu yahay Dhayne ayaa u sii jeeday dhinaca degmada Caynabo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mahiiga oo Hargeysa ka degay Maanta

Hargeysa April 20,2012(SDN)-Wakiilka  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Dr.Augustine Mahiga ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport.   Waxaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ku soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Wasiirka Wasaarada Arrimaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War degdeg ah: Shir Diyaaradeed ka dhacay Pakistan oo khasaare culus sababay

Islamabad 20, April 2012 (Qurbejoog.com/NYTimes)- Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Pakistan, ayaa goor dhawayd ku burburtay meel u dhow caasimadda dalkaas ee Islamabad. Sida uu ku waramay wargeyska New York Times, diyaaraddan oo ay leedahay shirkad la yidhaahdo Bhoja Air oo ah mid gaar loo leeyahay, lagana leeyahay dalka Pakistan, waxa saarnaa 118 rakaab […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gaalkayo Vice: Targeting Illegal Substances in Puntland

Gaalkayo (SDN) -Police officials in Puntland conducted an operation to seize harmful substances and arrest drug and alcohol traffickers in the city of Gaalkayo. More than ten people were arrested in the raid after Puntland police began the operation in the northern section of the city. The suspects are accused of selling substances which cause […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TFG and Allies Target Al-Shabaab in Southern Somalia

Ceel-waaq (SDN) -Reports emerging from Gedo region in Somalia say that a battle took place earlier today in Ceel-waaq between the Transitional Federal Government forces along with their Kenyan and Ethiopian allies against Al-Shabaab. Kenyan warplanes battered Al-Shabaab strongholds in the city of Ceel-waaq. They also say coalition forces used diverse weaponry and tactics to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mogadishu Prison Break

Mogadishu (SDN) -Mogadishu’s central prison was the site of a coordinate prison break earlier today when an undisclosed number of inmates managed to escape the facility. Army officials of the Transitional Federal Government attempted to prevent the escape and opened fire on inmates. Hand grenades were also heard exploding in the compound. Witnesses told our […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Ururka UMADDA Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Go’aanka Guddida Diiwaangalinta Ururada

Hargeysa Apr 20, 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka  Umadda Dr Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose, ayaa  si weyn  u soo dhaweeyay go’aankii guddida diiwaangalinta ururada iyo ansixinta axsaabta siyaasadu maanta soo saaree. Dr Gaboose, waxa uu guddida diwaangelinta ku hambalyeeyay natiijadii ay soo saareen uu ku tilmaamay mid si cadaalad ah u dhacday isla markaana ka turjumaysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AU troops in Somalia report gains against rebels

MOGADISHU — African Union troops in Somalia said Friday they took control of Al-Qaeda allied Shebab insurgent bases on the outskirts of Mogadishu, the latest loss for the extremist fighters. Burundian troops with the AU force seized areas of the capital’s Banadir district late Thursday, including securing the Deynile airstrip, part of long-running efforts to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HAMBALYO MEHER

HAMBALYO MEHER Abshir Askar Maxamed, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Barkhad Daahir Ismaaciil iyo Xaaskiisa, Xuseen Xasan Yuusuf, Mawliid Cabdi Muuse, Cabdi Cusmaan Cali (Naano), waxay dhamaantood hambalyo u dirayaan: Ibraahin Maxamed Yuusuf (Ibrahin jamhuuriya) Iyo Nimco Sh. Axmed Cali Weerar oo 18/4/2012 meherkooda ka dhacay  Hotelka Hadhwanaag ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda reerkii lagu nasto […]

Posted in Uncategorized | Read More »