Home » 2:21 pm Entries posted on “April, 2012”

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo hortegay guddiga Joogtada ah ee golaha Guurtida

Hargeysa April 21,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Mudane Maxamed Nuur Carraale Duur ayaa maanta hor tegay gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, warbixina ka siiyey xaaladda guud ee amniga dalka iyo Bilicda Caasimadda. Wakaalada wararka Somaliland ee Solna ayaa baahisay in wasiirku warbixin ka siiyey Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland tababarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Ambassador Augustine Mahiga maxay ka wadahadleen?

Hargeysa 21, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augustine Philip Mahiga. Sida lagu sheegay qoraal uu afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu danjire Mahiga uga waramay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin kala-saaristii ururada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururradii la shaaciyay inay hadheen oo saaka si wadajir ah farriin adag ugu diray Guddida Diiwaangelinta iyo Xukuumadda

Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Siddeed ka mid ah Sagaalkii Urur ee shalay ay Guddida Diiwaangelintu shaaciyeen inay ku hadheen tartanka kala reebista Ururrada ayaa maanta si wadajir ah gaashaanka ugu dhuftay Go’aanka Guddida Diiwaangelinta Ururrada. Masuuliyiinta Ururradaas oo saaka Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa hadallo hanjabaad iyo digniin isugu jira u diray Guddida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray go’aan lagu dhaqan-galinayo in mushaharka shaqaalaha laga jaro 1%

Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo tixraacaya go’aan ay hore Golaha Wakiiladda iyo Madaxweynuhuba u ansixiyeen  ayaa soo saaray digreeto uu  ku dhaqan-geliyo go’aankaas. Digreetada Wasiirka ayaa lagu sheegay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladdu inay ku shubaan Khasnada Dawladda iyadoo lagu xerayn doono Madaxxigaha Hawlgabka ilaa iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abdi Noel Wins Final Battle To Be Buried In Djibouti

Djibouti (SDN) -Reports say the President of Djibouti has refused to allow the President of the Human Rights Association of Djibouti to be buried at home. The renowned human rights leader passed away recently in France where he was receiving treatment for an ongoing illness. Members of Djibouti’s Human Rights Association told SDN that they […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mahiga Stands By Somaliland’s Decision to Disengage from Talks with Somalia

Hargeisa (SDN)-The United Nations special envoy for Somalia Augustine Mahiga made an unannounced visit to the capital city of Somaliland today. Mahiga has been opposed to European plans to bring peace to Somalia since the London conference. Most notably he protested the 6th article of the peace plan which states that Somalia and Somaliland should […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mahiga oo Xukuumada Somaliland ku dhiiri geliyay in aaney wadahadal la yeelan Soomaaliya

Hargeysa April 21,2012(SDN)-Ergeyga gaadhka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa booqasho aan hore loo shaacin isla markaana waxa ay daaran tahay aan la sheegin uu ku joogaa magaalada Hargeysa. Augustine Mahiga ayaan ku qanacsaneyn markiisii horeba qorsheyaasha lagu nabadeynayo Soomaaliya ee ay wadaan dalalka reer Yurub,sida qodobkii 6aad ee ka soo baxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo isku deyay in uu is-hortaago Aaska Cabdi Noel

Jabuti April 21,2012(SDN)-Madxweynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa la sheegay in uu ka biyo diiday in madaxii hay’ada Xuquuqul Insaanka Jabuuti Jean Paul Cabdi Noel lagu aaso Jabuuti. Sida ay noo sheegeen xubno ka Hawlgala Hay’ada Xuquuqul Insaanka Jabuuti oo haatana ku hawlan Aas Qaran oo Marxuumka loo sameeyo Madaxweyne Geelle waxa uu daliil ka dhigtay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiiro uu ka mid yahay Duur oo soo jeedimo laga hoos qaadi waayay

Hargeysa April 21,2012(SDN)-Xubno ka tirsan gollaha wasiirada Somaliland oo isku heyb ay yihiin guddoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye ee sida godabtu ku dheehneyd xilka looga qaaday ayaa soo jeedimo ay la hortegeen xukuumada ay ka tirsan yihiin laga hoos qaadi waayay. Wasiirada oo uu horkacayay wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland Md Maxamuud Caraale Duur,isla markaana ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdiraxmaan Ciro oo dhaleeceeyay Arrinkii Cabdiramaan Cabdiqadir(Ci Waagii ka beryay)

Hargeysa April 20,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa si weyn u soo dhaweeyay  Natiijadda gudida diiwaangelinta ururadda siyaasadda. Waxa  uu gudida uga mahad celiyay sida fiican ee ay hawshaasi u soo dhameeyeen, sidoo kale waxa uu taageerayaasha urur siyaasadeedkaasi iyagana u diray dhambaal hambalyo ah. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »