Home » 2:02 am Entries posted on “April, 2012”

Cabdi Noel oo Aas Qaran Jabuuti loogu sameeyay(DAAWO SAWIRADA)-

Jabuuti April 22,2012(SDN)-Waxa maanta Jamhuuriyada Jabuuti loogu sameeyay Aas Qaran Madixii hay’ada xuquuql insaanka Jabuuti jean Paul abdi Noel. Cabdi Noel ayaa todobaadkii hore ku geeriyooday dalka Faransiiska. Aaska maanta ee Cabdi Noel ayaa waxa ka qeybgalay safiirada afar dal oo reer Galbeeda,xildhibaano,culumaa;udiin iyo shaab kumanaana. Cabdi Noel ayaa ilaa mudadii gobanimo doonka Jabuuti ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka warbixiyay xaaladaha Gobolkaasi

Cerigaabo April 23,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye “Geel jire” ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee deegaamada kala duwan ee Gobolkaasi koobsado. Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo caawa khadka telefoonka ugu waramayay Wakaalada Wararka ee Solna ayaa sheegay in deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolkaasi ay ka da’een raxmaadkii eebe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaaliyadaha Reer Somaliland ee Britain iyo Kenya oo ku taageeray xukuumada Gaankii ka noqoshada wadahadalada Soomaaliya

London April 23,2012(SDN)-Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalalka Ingiriiska iyo Kenya ayaa Maanta ku taageeray Xukuumada Somaliland Go’aankii ay ku hakisay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia . Jaaliyadaha Somaliland ee Ingiriiska iyo Kenya ku nool ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” waxa ay ku amaaneen magacaabistii shanta wasiir ee uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DOOD:Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya(DHEGEYSO)

Ottawa April 23,2012(SDN)-Wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxa soo wejahay is marin waa ka dhashay xubno uu soo xulay madaxweyne Sheekh Shariif oo ka soo jeeda Somaliland,balse ka tirsan maamulka Puntland. Hadaba ismarinwaaga si aanu wax uga fahano waxaanu la xidhiidhnay aqoonyahanada Prof Xuseen Warsame oo reer Canada ah iyo Faysal Roble oo isna reer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ma dhab baa in guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta Ururada siyaasaddeed natiijadii ay ku dhawaaqeen ka dib uu dalka ka dhoofay?

Hargeysa 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka Somaliland Mr. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), ayaa la sheegay inuu dalka ka dhoofay. Ma jiro war rasmi ahaan guddigu ka soosaareen safarkaas, balse siday ilo xogogaal ahi tibaaxeen, guddoomiyuhu waxa uu dalka ka dhoofay ka dib markii ay Jimcihii soosaareen natiijada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliska Burco oo ka hadlay 20 qof oo lagu xidhay Mudaharaadkii urur-siyaasadeedka UDHIS sameeyay

Burco 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee magaalada Burco, ayaa xabsiga dhigay ilaa 20 qof oo ka tirsan taageerayaasha urur-siyaasadeedka UDHIS oo ka mid ah 9-ka urur ee ku guuldaraystay inay u gudbaan ka qaybgalka tartanka doorashada Deegaanka Somaliland. Guddoomiyaha garabka Haweenka ururkaas marwo Raxma Jaamac oo u warantay telefishanka HCTV, waxay sheegtay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s Minister of Health Tackles Childhood Mortality

Hargeisa (SDN)-Somaliland’s Minister of Health Hussein Mahamud hosted a conference today at the Mansur Hotel in Hargeisa. The conference brought together regional stakeholders in child health including representatives from UNICEF. The minister highlighted the burden of disease among children in the nation citing the high rates of child malnutrition which often leads to childhood mortality. He also […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mahiga warns Al-Shabaab is Heading to Somaliland and Puntland

Hargeisa (SDN) -Augustine Mahiga the African Union’s special envoy to Somalia raised concerns over Al-Shabaab’s presence in Somaliland and the region of Puntland where believes they may be hiding. Ambassador Mahiga told VOA Somalia today following his visit to Somaliland’s capital on Friday that Al-Shabaab is on the run after being defeated in south central […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenyan Delegation meets with Somalia’s TFG

Mogadishu (SDN)-A large delegation from Kenya including the deputy foreign minister arrived at Aadan Cadde International airport in Mogadishu today. Officials of the transitional federal government of Somalia were there to give a warm welcome to the delegation led by the deputy foreign minister of Kenya. The group was taken to the administrative headquarters of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ambassador Mahiga: “Al-Shabaab waxay ku socdaan Somaliland iyo Puntland, waxayna…”

Hargeysa 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga, ayaa sheegay in Al-Shabaab xilligan khatar ku tahay Somaliland iyo maamul-gobolleedka Puntland. Amb. Mahiga oo Jimcihii doraad socdaal ku yimi Hargeysa, shalayna u waramay laanta afka Soomaaliga ee VOA, waxa uu sheegay in firxadka Al-Shabaab […]

Posted in Uncategorized | Read More »