Home » 5:42 pm Entries posted on “April, 2012”

Hargeisa Conference Promotes Education for Children with Special Needs

Hargeisa (SDN) -Parents of special needs children took part in a conference today alongside educators and child activists on the grounds of Hargeisa’s Special Needs School. Khadra Omar Hasan the Chairwoman of the SASE organization which founded the school told participants that the children who attend the school are bright and are committed to their […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.

Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed,   […]

Posted in Sports | Read More »

Natiijooyinka horudhaca ee Tartankii Madaxtinamada Faransiiska iyo waxa ka soo baxay

Paris April 23,2012(SDN)-Natiijada hor dhaca ah eek a soo if-baxaysa doorashada madaxtinimada dalka faransiiska ayaa if-tiimisay in Madaxweynaha  muddo xileedkiisu dhammaanayo Nekoly Zekosi iyo murashaxa  la tartamaya ee Faransuwa Holand  ay isku mudan doonaan  wareeg labaad oo doorashadu  ay geli doonto lana qaban doono lix iyo tobanka bisha May ee soo socota, iyada oo  murashaxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jaamacada New Generation ee Hargeysa oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Guddoomiyaha Jaamacadaaas ee Adis Ababa

Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan ay  soo qaban qaabisay  jaamacadda  New Generation  ee magaalada  Hargeisa  oo lagu soo dhaweynayo  guddoomiyaha jaamacaddaasi ee magaalada  Addis  Ababa ,  ayaa lagu  qabtay  hotel maansoor ee magaalada  hargeisa. Kulankaasi  waxa  ka soo qeyb galay  xildhibaano  maamulka iyo macalimiinta  jaamacadda  New Generation   iyo marti sharaf kale,,  waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland passes central banking law, eyes foreign banks

HARGEISA – Somaliland has passed a law that formally establishes a central bank, and is now poised to pass another to set up commercial banks in a bid to attract foreign lenders to start operating in the self-declared country by 2013. Somaliland, a breakaway state in the northeast of Somalia, remains unrecognised internationally. It has […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan lagu Dhiirigelinayo Waxbarasha Ardeyda Baahiyada Gaarka ah leh oo Hargeysa Lagu qabtay

Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan lagu dhiirigelinayo waxbarashada caruurta baahiyaha gaarka ah qabta oo ay ka soo qayb galeen maamulka,Waalidiinta iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha caruurta ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta dugsiga baahiyaha gaarka ah ee caasimada hargaysa. Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadashay Khadra Cumar Xasan oo ah gudoomiyaha ururka SASE ee gacanta ku haya dugsigan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Sudan oo booqday magaalada xuduuda ah ee Heglig oo dagaalo ka taagan yihiin, kana dhaartay wadahadal uu la galo Koonfurta

Khartoum 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Sudan Cumar Al-Bashiir, ayaa gaadhay magaalada dhinaca koonfureed ee dhulka Saliida ee Heglig. Magaaladan oo ay dhowaan qabsadeen ciidanka dalka Koonfurta Suudaan, waxa ka taagan cabsida dagaalo u dhexeeya labada dal. Ciidanka South Sudan, waxay iska difaaceen xoogaga Sudan, waxayna laba todobaad ka hor qabsadeen Heglig oo qani ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo soo Gunaanadey Dejinta Qorshaha Quudinta iyo Nafaqeynta Caruurta

Hargeysa April 23,2012(SDN)-Shir lagu daah-furayey istiraatijiyada qaran ee quudinta iyo nafaqaynta  caruurta yar-yar ,kana soo qayb galeen xubno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, beeraha, xanaanada xoolaha , waxbarashada iyo qarshaynta,hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor. Waxa  xidhitaankii shirkaasi ka hadlay  Agaasimaha  quudinta iyo nafaqaynta  ee wasaarada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rebuilding Somalia: The Role of the Somali Youth

Hopes are high in both the international communities and the Somalis around the world, and it’s a matter of time before Somalia is reconstructed again to the beautiful nation it once was.  After the collapse of the last Somali state, Somalia entered a prolonged period of violent anarchy and warfare. This led to the destruction […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Talooyin u jeedinaya Waalidiinta Ubadka ku korsanaya Galbeedka(DHEGEYSO)

Ottawa April 23,2012(SDN)-Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa waxa uu halkan talooyin wax ku oola u soo jeedinayaa Waalidiinta Ubadka ku korsanaya dalalka Reer Galbeedka. Sheekha ayaa ku soo hal qabsaday dhacdo dhawaan ay warbaahintu aad  u hadal heysay oo Soomaalida si gaadha u saameysay.  [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/talo.mp3]

Posted in Uncategorized | Read More »