Home » 6:42 pm
Entries posted on “April, 2012”
Ceel-cadde (SDN)-Reports from the town of Ceel-cadde in the mid-Shabelle region say that a group of Al-Shabaab members executed an elderly man described as a livestock salesman. Witnesses told Qurbejoog.com that the man was removed from his vehicle yesterday (April 23rd 2012) by militants who proceeded to behead him where he stood in the centre […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq 24, April 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Kooxaha jabhada ah ee doonaya inay ridaan Madaxweynaha Siiriya Bashaar al-Assad, ayaa dilay saddex sarkaal oo ka tirsan dawladda. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AP, weeraro si gaar gaar ah maanta uga dhacay caasimadda dalkaas ee Dimishiq, waxa lagu khaarajiyay saddex sarkaal oo ka tirsan hay’addaha amniga ee dawladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 24, April 2012 (SDN)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud (Buurmadaw) oo dhawaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xabsiga u taxaabtay ayaa saaka la keenay Maxkamadda Gobolka ee Hargeysa, iyadoo la sheegay in dacwada ay Xukuumaddu u haysataa ay si rasmi ah u furantay. Xeer ilaalinta ayaa ku soo oogtay Boqor Buurmadaw inuu aflagaadooyin cad-cad kula kacay Madaxweynaha Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Asalama calaykum sidan ku xusay cinwaanka maqaalkayga waxaan qalinka u qaatay inaan waxka qoro soomaalida iyo dhaqankooda iyo waxaan ku arkay, runtii waan ahay soomaaliyad waligayna meel ugaman bixin halkaan ku dhashay laakiin waxyaabo badan oon la yaabay ayaan arkay iguna kalifay inaan qalin u qaato waana fikirkayga waanan khaldanaan karaa waanan saxsanaan kara in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 24, April 2012 (SDN/Cakaaranews)- Ururka Dhalinyarada Soomaalida Itoobiya ee ka dhisan cariga Ingiriiska ayaa munaasabad lagu taageerayay Ururka Horumarinta Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee dhawaan laga dhisay DDSI ku qabtay Magaalada London(UK). Munaasabadan oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiinta Jaaliyada DDSI ee UK iyo Marti Sharaf kale waxa ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada UK Mudane […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Havana 23, April 2012 (Qurbejoog.com/BBCnews)- Madaxweynaha dalka Venezuelan Hugo Chavez, ayaa markii u horaysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad tan iyo markii 9 maalmood ka hor daawayn loo geeyay dalka Cuba. Madaxweyne Chavez oo 57 jir ahi, waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la isla dhexmarayay oo sheegay inuu geeriyooday, ka dib markii 14 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Roob si wayn loogu farxay, ayaa galabta ilaa caawa ka degay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaasoo dhaliyay daadad xoogan. Roobkan oo bilaabmay abaaro 5:30 galabnimo, waxa uu si xidhiidh ah u da’ayay dhawr saacadood, wuxuuna dhaliyay daadad soo rogmaday oo muddo hakad geliyay isu-socodka dadka iyo gaadiidka isticmaalayay jidadka caasimadda. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkadda Petrosoma oo fadhigeedu yahay UK iyo khubaro Australian ah, ayaa booqday degaamo ka tirsan degmada Oodweyne ee gobolka Togdheer. Weftigan oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadda Petrosoma Mr. Maxamed Yuusuf, isla markaana ay weheliyeen masuuliyiin iyo khubaro ka socotay shirkadda Jacka Resources oo ah mid macdan-baadhiseed oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baladweyne (SDN)-Disturbing reports emerging from the city of Baladweyne in the Hiiraan region of Somalia claim a roadside bomb targeting Ethiopian troops exploded in the morning hours of April 23rd 2012. Witnesses say the explosion killed two members of the Ethiopian army. Following the incident Ethiopian troops knowingly opened fire on civilians killing three people and bringing the total […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (SDN) -The President of the Transitional Federal Government of Somalia marked the 52nd anniversary of the establishment of Somalia’s armed forces. He encouraged the nation’s armed forces to continue their important work battling Al-Shabaab at the event which took place under high security on April 23rd 2012. Sheikh Shariif stated that there is no […]
Posted in Uncategorized | Read More »