Home » 3:08 am
Entries posted on “April, 2012”
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Gudoomiyaha Jaamacada SUTEK Dr Siciid Sh.Maxamed ayaa Maanta Deeq raashin ah gudoonsiisay xarunta lagu daryeelo dadka maskaxda ka xannuunsanaya ee Macruuf ee Caasimada Hargaysa. Deeqdan oo ka koobnayd Bariis,Digir, iyo Misir,waxaa Gudoonsiinteedii ka hadlay Gudoomiyaha Xarunta Macruuf C.raxmaan Maxamed Xasan oo ka waramay ahmiyada ay deeqdani u leedahay dadka xaruntan ay ku daryeelaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira April 25,2012(SDN)-Kooxda Ikhwaanu Muslimiin ee reer Masar ayaa sheegay inay kala qeybgalayaan kooxaha kala duwan ee dhinaca siyaasadda iyo axsaabta waddankaasi, waxay ugu yeedheen isku soo bax ilaa hal malyuun oo ruuxi ay ka qeyb qaadan doonaan maalinta Jimcaha ah ee soo socota. Isku soo baxaasi ay ku dhawaaqeen ayay ku tilmaameen inuu yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa is weydiin leh in qof kasta oo dadka xasuuqaa uu ciidamadiisa dadka u laaya si uu ugu dan xun gaadho ku dhaho waxaad tihiin mujaahidiin jannadana kabaha la idiinka saari maayo. In uu qofkaasi shaydaan yahay waxaa idiin caddaynaya in uu u hadlayo sidii uu hubo oo kale, iyada oo ruuxna ogaan karin masiirkiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Health: Caafimaadka, Habsima u Shaqaynta (metabolic efficiency of a living being) Noolaha ama Balaadamiga Marka ay noqoto Dhinaca Maskaxda ama Jidhka,ama Dareenka, ayaa loo yaqaan Caafimaad. ama ka madaxbanaanshaha uu Nooluhu ka madax banaan yahay Xanuun ama Xumad, ama Jiro, kale ayaa loo yaqaan Caafimaad, Caafimaadka ayaa ah, Halka ay ka Bilaabanto Nolosha Nooluhu, Hadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 24,2012(SDN)- Qaar ka mid ah Ururrada Siyaasada ee lagu reebay Qiimayntii Ururada Siyaasada ayaa wali yooyootan ugu jira sidii ay ugu meel dayi lahaa qaadacaadooda ku aadan natiijadii ka soo baxday Guddida diwaan-gelinta Ururada oo ay ku qanci waayeen. Ururadan oo iminka samaystay Dalada farsamo oo ay ku gorgortamaan ayaa maanta shir jaraa’id […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 24,2012(SDN)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laami ah oo dhererkeedu yahay 1.8Km oo laga hirgelinayo xaafadda DAAMI ee degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa isla markaana xadhiga ka jaray waddo kale oo xaafadaasi laga dhisay oo dhererkeedu dhan yahay 900m oo ka bilaabanta Geerashka Cabdi-Xasan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqisho April 24, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta la kulmay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda KMG Soomaaliya, Waxaana looga hadlayay in agaasimayaasha guud aysan saameyn ku yeelan doonin xilliga kala guurka ah oo ay dowladda KMG Soomaaliya imminka ku jirto. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay Agaasimayaasha in ujeedada ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
SDN via IFJ-The International Federation of Journalists (IFJ) today condemned the arrest and detention of two broadcast journalists and persistent acts of intimidation of media professionals in northern Somalia. “We deeply condemn the continued arbitrary arrests and sustained acts of intimidations of journalists in Somalia, especially disputed regions of Sool and Sanaag,” said Gabriel Baglo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Juba/Beijing 24, April 2012 (Qurbejoog.com/Guardian)- Dawladda dalka Sudan ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cumar al-Bashiir, ayaa sii wada duqaynteeda dhinaca cirka ee ay ku hayso degaamo ka tirsan dalka Koonfurta Sudan. Sida uu sheegay afhayeenka Milateriga Koonfurta Sudan Kornayl Philip Aguer, waxa uu Salaasada maanta sheegay in ilaa 8 duqaymood ay diyaaraddaha Antonovs-ka loo yaqaanaa xalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baladweyne (SDN)-According to emerging reports the government of Djibouti is poised to send its troops to Baladweyne in Somalia’s Hiiraan region to bolster the African Unions’ presence in the city. Al-Shabaab was quick to respond to the news threatening to attack any and all forces in the region. The leader of Al-Shabaab in Hiiraan Sheikh […]
Posted in Uncategorized | Read More »