Home » 5:07 pm Entries posted on “April, 2012”

Nuxurka kulan dhexmaray saddexda Xisbi, ururada cusub ee tartanka u gudbay iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in guddiga Diiwaangelintu u soo gudbiyeen ururada siyaasadeed ee u gudbay ka qaybgalka tartanka doorashada Deegaanka oo la filayo inay dhamaadka 2012 qabsoonto. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mr. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, waxa uu sheegay inay hadda Komishan ahaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

U.S. announces Horn of Africa Aid

Nairobi (SDN) – The United States government announced more emergency aid to the horn of Africa to the tune of 120 million USD. The money is intended to help address some of the lasting effects of the 2011 drought and famine. A White House spokesperson stated that the money is going to those most affected […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab’s Leader Listed as One of Time Magazine’s Most Influential

Washington (SDN/Time)-Mukhtaar Abu Zubeyr (Ina Godane) the leader of Al-Shabaab who is currently engaged in an on-going battle for control of Somalia with the Transitional Federal Government and African Union forces has recently been named as one of Time Magazine’s Most Influential People In the World. According to the publication Ina Godane built his military […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo: ku socota Jaaliyada Haweenka Somaliland Ee Ottawa,Canada Somaliland Women’s Organization

Anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarada Somaliland ee Ottawa Canada waxaan halkan uga gudbinayaa hambalyo aan la soo koobi Karin haweenka Somaliland ee Ottawa CanadaSomaliland Women’s Organization. Taas oo ay ku guulaysteen inay xilwayn iska saran u diyaar garawga xuska 18ka may taas oo ay mujiyeen wadaninimo iyo qaranimo oo ay xil iska sareen sidii ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAR DEG DEGA:Madaxweynaha Eritrea oo Geeriyooday

Asmara April 25,2012(SDN)-War aan weli la xaqiijin oo la isla dhexmarayo warbaahinta Caalamka ayaa tibaaxaya in Madaxweyniha dalka Eritrea Ezeyas Afworki uu dhawaan ku geeriyoodey dalka Dibediisa. Wararka ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu qabay xanuun dhawr ah mudooyinkii u danbeeyay isla markaana todobaadkii dhawaan dalka dibedda looga qaaday. Wararku ma shaacin dalka daweynta loogu qaaday,waxase […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jariirada Time oo hoggaamiyaha Al-Shabaab ku biirisay 100 qof ee Dunida ugu Miisaanka Culus

Washington April 25,2012(SDN/Time)-Ninka sheegtay Amiirka Shabaabka in uu yahay ee madaxa u ah Kooxda Al Shabaab ee dalgaalka kula jirta DFKMG ah ee Soomaaliya iyo ciidamada Africa ee jooga Muqdisho. Muqtaar Abu Zubeyr ayaa Time Magazine sheegtay in uu ka dagaalamay dalka Afgaanistaan isla markaana uu xilka la wareegay ka dib kolkii la dilay Xaashi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Trouble with Somalia: Ex-premier’s view on elusive peace process

For a man who was right in the hurly-burly of Somalia’s first attempt at uniting the country after the warlords’ reign of terror that followed the collapse of the central government in 1991, former prime minister Ali Khalif Galaydh cuts a laid-back if self-effacing figure, with a suaveness no doubt shaped by decades of travel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Masuuliyiinta Xatooyada raashinka deeqda ah ku eedaysan oo maalintii saddexaad Maxkamadda la horgeeyay

Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Saddex masuul oo hore dawladda xilal uga hayay, kuna eedaysan inay leexsadeen raashin mucaawino ah, ayaa maanta markii saddexaad la horgeeyay Maxkamadda gobolka Hargeysa. Masuuliyiintaas hore iyo laba qof oo la xidhan oo Maxkamaddu tan iyo 16-kii bishan dhegaysiga dacwadooda ku jirtay, waxay kala guddoomiyihii hore ee gobolka Hargeysa, Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ceerigaabo: Weriyaha Telefishanka Royal 24 ee gobolka Sanaag oo la xidhay iyo sababta keentay

Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa xabsiga dhigay weriyaha Telefishanka Royal 24 u jooga gobolkaas Mr. Cabdullaahi Xuseen Darwiish. Weriyaha oo shalay la xidhay, waxa uu ilaa hadda ku jiraa saldhiga dhexe ee magaalada Ceerigaabo oo ilaa 800 Km dhanka waqooyi/galbeed kaga beegan caasimada Somaliland ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Buundada u dhaw Madaxtooyada oo Roobkii shalay waxyeeleeyay iyo gaadiidka oo ku xanibmay

Hargeysa, 25, April 2012 (SDN)- Buundada agagaarka xarunta Madaxtooyada Somaliland, isla markaana hormarta Maktabada Masaarida oo muddooyinkii u dambeeyay uu ka muuqday dildilaac iyo dhaawac ay u gaysteen roobabkii kal hore ayuu roobkii shalay gooyay, taasoo keentay inay ku xanibmaan gaadiidki u kala gooshayay maxkamadda Hargeysa iyo wadada wadnaha. Buundadan oo ay hore dhaawacyo u […]

Posted in Uncategorized | Read More »