Home » 7:19 pm
Entries posted on “April, 2012”
Hargeisa (SDN)-Somaliland’s Deputy Minister of Health Nimco Hussein Qawdhan marked International Malaria Day in the nation’s capital. She was joined by the head of the Ministry’s malaria department Dr. Abdi Abdillahi who spoke about the strides being taken by the government to combat the disease and the status of the Ministry’s work in this regard. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Waxaa Maanta si rasmi ah loo hawl galiyay Mishiinkii dhinaca kelyaha isla markaana loo adeegsaday wax u qabashada Bukaankii u horeeyay oo ah muwaadin u dhashay Somaliland . Arrintan oo ahayd mid baahi weyn loo qabay ,gaar ahaan dadka dhibaatadu kala soo deristo dhinaca Kelyaha oo dalka dibadiisa hore loo gayn doono . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa SDN- 3 former officials with Somaliland’s previous government administration who stand accused of diverting food aid appeared before the regional court of Hargeisa for the third time on April 25th 2012. The District Commissioner of Hargeisa Ahmed Omar Abdullahi (Xamarje), the director of the Ministry of Resettlement Ahmed Ilmi Barre and the Advisor to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex ahna ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Rashiid Axmed Maxamed Ayaa maanta cuqaasha Gobolka maroodi jeex shir kula yeeshay xarunta wasaarada arimaha gudaha. Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka Solna ,Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex,Rashiid Axmed Maxamed waxa uu cuqaasha kala hadlay sidii lo xoojin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Wasiirka Ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka qayb gashay Xuska Maalinta Duumada Aduunka,Taas oo maanta laga Xusay Gobolada dalka. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo Agaasimay waxaa ka qayb galay,Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Caafimaadka iyo Hay’adaha La shaqeeya sida UNICEF,WHO iyo Marti sharaf kale oo badan. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa April 25,2012(SDN)-Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Goolka Maroodi jeex Axmed Xasan Goole oo uu weheliyo Madaxa Faya dhawrka ee Wasaarada Caafimaadka C.wahaab Cabdi Jaamac “Nakruuma” ayaa Maanta kormeer ku soo maray goobo door ah oo xili roobaadkan u baahan in feejignaan gaar ah loo yeesho. Madaxa faya dhawrka ee Wasaarada Caafimaadka oo u waramayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saylac April 2012(SDN)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil ayaa Maanta hawlgal shaqo ku soo maray dugsiyada Waxbarasho iyo Xarumaha laamaha dawlada ee degmada Saylac ee Gobolka Selel . Ujeedada kormeerka Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada ayaa salka ku haya u dhaba galka xaalada guud waxbarashada ee deegaamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN)-The chairman of SUTEK University in Hargeisa Dr. Sa’id Sheikh Mahamed recently made a large donation of food to the Centre for Mental Health in Somaliland’s capital. The donation consisted of rice, beans and grains. The head of the centre Mahamed Hasan acknowledged the importance of this donation for those who are in dire […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (SDN)-The Chief of Somalia’s armed forces addressed rumors that members of the military were forcibly removing women’s niqaabs (religious facial cover) and burning them. General AbdiKarim Yusuf Aadan (Dhega-badan) told journalists that anyone who is caught burning niqaabs will be disciplined accordingly. He also said the reports of an officer burning a niqaab have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Dallada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa talooyin dhawr ah ka soosaartay cabashada ka dhalatay go’aankii ay guddiga Diiwaangelintu ka soosaareen kala-reebistii ururada siyaasadda ee cusub. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray guddoomiyaha dallada jilayaasha aan dawliga ah, Aaden Xaaji […]
Posted in Uncategorized | Read More »