Home » 4:39 pm Entries posted on “March, 2012”

Abdilahi Yusuf Ahmed iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida ee Maanta

Qoraalkani iyo kuwa ka dambeeyaa waxay koobi doonan arrimahan soo socda: 1-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta ay ku yeelatay dabeecada adag ee Mudug; 2-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta waqtigii uu noolaa; 3-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta Askarinimadu ku yeelatay aragtidiisa iyo go’aamadiisa; 4-Afgenbigii 1978kii, doorkiisii iyo ujeedadiisii; Afgenbigii uu ku reday guddoomiyihii ururkii SSF Mustafe Xaji Nuur iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHEEKO GAABAN: Dayac Waalid! – W/Q, Mustafa Aadan Nuur

Habeen kii oo dhan waxaan ku dhammaystay sariir uu yaallay dhinaceeda. Kolba waan soo hinqannayay, madaxa oo aan taataabto mooyee awood kale oo aan wax ugu qaban karayay may jirin. yeedhmadiisii taahii iyo jibaad kii xumaddii lagu shaqlay ee uu dhinaca la dhigi la’aa ayaa iga goynayay fikir iyo walaac aan noloshiisa aan ka walaacsannaa.  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Syracuse Somali-Bantu community group spreads out in larger quarters

The Somali-Bantu Community Association of Onondaga County now has its own center, where it can offer more programs and better services to the refugee families who turn to it for help. So many of them have been doing that the association outgrew the space it shared with the Boys & Girls Club at the Central […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SA couple kidnapped by Somalis ‘still alive’

“They are alive”. After months of not hearing from her brother and his partner after they had been kidnapped by Somali pirates, Durban woman, Vera Hecht, has finally received confirmation that the pair are alive. Durban couple Bruno Pelizzari and Debbie Calitz were captured by Somali pirates in October 2010 and are being held hostage. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

EU Naval Force: Somali Hostage Rescue “Too Risky”

While family members of a South African couple held hostage by Somali pirates since 16 months ago were asking the world community for a rescue operation, an EU naval commander said Monday such a move “would be too risky.” Fearing the risk of mass casualties, an international counter-piracy force operating off the coast of Somalia […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Islamists kill two in Mogadishu mortar attack

MOGADISHU — Somalia’s Al Qaeda-linked Shebab rebels killed two civilians Monday at a camp for the displaced near the presidential compound which they targeted with mortar bombs, a security official said. The attack was the third this month against the heavily guarded compound in the war-torn capital Mogadishu. Eleven people were killed in separate suicide […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buullo-caddo: Ciidanka Xeebaha Somaliland oo gacanta ku dhigay raxan Tahriibayaal Afrikaan ah

Hargeysa 26, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xalay gacanta ku dhigay raxan tahriibeyaal Itoobiyaan u badan oo doonayay inay ka dhoofaan xeebta Buullo-caddo ee gobolka dhinaca Galbeed ee Awdal. Kooxdan oo ka kooban 40 qof oo Itoobiyaan ah, 5 Soomaali ah, waxa lala qabtay laba nin oo u dhashay Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaarada Qoyska iyo Horumarinta Bulshada oo Hargeysa ku soo Bandhigtay Mashaariic ay dalka ka fulisay

Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Shir hawleed hal Maalin ah socday oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qoyska iyo Horumarinta Bulshada isla markaana lagaga hadlayay mashaariicda arrimaha ijtimaaciga ah ee Wasaarada Qoysku ka hirgalisay dalka ayaa furmay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa shir hawleedkan ka soo qayb galay Qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Senegal president concedes defeat to ex-protege

DAKAR, Senegal  — Senegalese President Abdoulaye Wade said Monday he had kept his promise by conceding defeat just hours after results showed his opponent winning, a move that solidified the country’s reputation as one of few established democracies in western Africa. Wade already had sought a third term in office even though he himself had […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxamed Xaashi Oo Isku Xidhay Xil Ka Qaadistiisa Iyo Dhac-dhacii Uu Wasiirrada Ka Jaray

Hargeysa, 26, Mar 2012 (SDN)- Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha uu u malaynayo in xil ka qaadistiisa keenay, koboca uu ku sameeyay Miisaaniyadda iyo shirarka Soomalida loo qabto ee Somaliland ka qayb-gasho. Eng Maxamed Xaashi Cilmi, waxa kale oo uu ka hadlay rajada […]

Posted in Uncategorized | Read More »