Home » 3:17 pm
Entries posted on “March, 2012”
Muqdisho 27, March 2012 (Qurbejoog.com/CNN)- Ciidanka amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa xidhay nin British ah oo looga shakiyay inuu ku xidhan yahay Al-Qaacida. Siday faafisay barta Internet-ka ee Telefishanka CNN ee dalka Maraykanka, Afhayeenka dawladda Soomaaliya Mr. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), ninkan oo da’diisa 45 lagu sheegay waxa Salaasadii maanta lagu xidhay Muqdisho. “Ninku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A 45-year-old British man has been arrested in the Somali capital, Mogadishu, for suspected ties to al Qaeda, a spokesman for Somalia’s president said Tuesday. The man is not of Somali origin, said Abdirahman Omar Osman, also a senior adviser to President Sharif Ahmed. He said the suspect had come to Somalia without a visa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin tan iyo markii uu bilo ka hor dalka ku soo laabtay. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Madaxtooyadu ka soosaartay kulankaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, labada hoggaamiye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27, Mar (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr. Maxamed Maxamuud Caga wayne ayaa kormeer shaqo ku soo maray deegaanada xoolo-dhaqatada ah ee hoos yimaada Gabiley iyo Wajaale. Kormeerkan ayuu agaasimaha Guud ugu kuu-galay xaaladda xoolaha nool ee deegaanadaas ku sugan, iyadoo xilligan ay xoolo-dhaqato tiro badani u soo hayaameen deegaanada Wajaale iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27, Mar 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbixin ku saabsan hawlaha shaqo ee Wasaaradda Dibu-dejinta ka dhageystay Wasiirka Wasaaraddaas. Fadhigii maanta oo uu shirguuddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Sh. Axmed Nuux Furre ayuu Goluhu warbixin kaga dhegaystay Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Cabdirisaaq Cali Cismaan. Wasiirku wuxuu Golaha uga warramay hawsha ay Wasaaraddiisu u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Helmand Mar 26,2012(SDN)-Laba askari oo British ah ayaa lagu dilay wadanka Afgaanisataan, kadib markii nin sitay labiska ay qaataan ciidamada Afgaansitaan uu rasaas ku furay, sidaasina waxa a shaaca ka qaada xoghayaha difaaca ee Britain, Philip Hammond. Toogashadaasi ayaa ka dhacayday xarunta ay ciidamada British-ka ku leeyihiin deegaanka Lashkar Gah ee gobolka Helmand oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Mar 26,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibada Somalland, Dr Maxamed C/laahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu kala hadlay baarlamaanka midawga Yurub oo uu kulan kula yeeshay magaalada Brussells ee caasimada Bilgium. Waxa uu Wasiirka Arrimaha dibada oo haatan ku sugan magaalada London uu xusay inuu ku tagay magaalada Brussells casuumad ay ururka Midowga Yurub u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 2012(SDN)-Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Maanta kulan balaadhan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadankaasi isla markaana uga Xog waramay Marxalada uu dalku ku jiro iyo doorka ay qurbo joogu ka qaadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta qaranka MdC/rashiid Axmed ayaa Maanta u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi muddo 7 Cisho ah u socday hawlwadeeno ka kala tirsan wasaaradda iyo hay’adaha dawladda taas oo ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Qarshaynta Qaranka. Agaasimaha qorshaynta qaranka Md C/rashiid Axmed ayaa mahadnaq u soo jeediyey madaxda hay’adda “FAO” ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Maxamud Axmed Caga weyne ayaa Maanta furay tababar socon doona mudo Sodon Cisho ah oo lagaga hadlayo la dagaalanka cudurada faafa ee ku dhaca xoolaha. Tababarkan oo ay ka qayb qaadanayaan hawl wadeeno ka tirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha waxaa furitaankiisii hadal ka jeediyay Agaasimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »