Home » 10:48 pm Entries posted on “March, 2012”

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Arday guddoonsiiyay abaal marino

Hargeysa Mar 28,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland mudane Cali Siciid Raygal ayaa Maanta Shahaadooyin gudoonsiiyay arday dhamaysatay xirfadaha aasaasiga ah iyo koob ay ku guulaysteen koox kubada cagta u ciyaarta Dugsiga Panorama Skill Training Center taas oo lagu qabtay huteelka Imbiirial ee Caasimada Hargaysa. Waxaa Munaasibada gudoonsiinta shahaadooyinkan ka qayb galay oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Jawigii keenista Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo Seychelles ku xidhnaa iyo wasiirka Caddaalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay sababta soo-wareejintooda (Daawo Sawirada)

Hargeysa 28, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay in Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles loo soo wareejiyo Xabsiyada Somaliland. Barqonimadii maanta waxa Madaarka Hargeysa la keenay 9 ka mid ah 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ay hore u xukuntay dawladda Seychelles, kuwaasoo gaadiidka Maxaabiista oo qafilan lagaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

9 ka mid ah Maxaabiis Budhcad-baddeed Soomaaliyeed ah oo la keenay Hargeysa

Hargeysa, 28, Mar 2012 (SDN)- Sagaal ka mid ah Budhcad badeeda Somalida ah ee laga soo wareejinayo xabsiyada dalka Sycheles ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargeysa. Maxaabiistan oo u dhashay dalka Soomaaliya, isla markaana hor-dhac u ah tiro budhcad-baddeed ah oo ay Somaliland heshiis ku soo gashay inay xabsiyadeeda ku haynayso ayaa markii ay soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo xilal banaanaa buuxiyay, Masuuliyiin kalena xilkii ka qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1002/032012, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta  iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UNHCR oo ku baaqday in loo turo shacabka lagu dul dagaalamayo

Nairobi Mar 28,2012(SDN)-Hay’ada QM u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Madaafiicda lagu garaacayo Madaxtooyada ay waxyeelo u geystaan Shacabka aagaa ku nool. UNHCR waxa ay sheegtay in xeryaha Qoxootiga ee u dhawdhaw Madaxtooyada Villa Soomaaliya ay dhawaan ku dheceen dhawr Madfac oo dhimasho iyo dhawaacba Sababay. Bartilmaansiga Madaafiicda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Reer Yurub oo dalbaday Dawlad waxtar leh oo TFGda lagu bedelo

Brussels Mar 28,2012(SDN)-Midawga Yurub ayaa war ay soo saareen ku dalbaday in Soomaaliya ay yeelato dawlad tayo leh oo bedesha TFGda kolka la gaadho bisha August ee ina soo aadan. Deeq bixiyeyaasha taakuleeya TFGda iyo ciidamada taabacsan ayaa meesha ka saarey kororsi danbe oo lagu taageero xukuumada KMG ah ee Soomaaliya. “Waxba kuma ah caalamku in uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

EU urges credible new Somali government

NAIROBI, Mar 27- The European Union called on Tuesday for a credible government in Somalia after the mandate of the current transitional authority, accused of rampant corruption, expires in August.   Donors have ruled out extending the term of its eight-year-old Transitional Federal Government, which has failed to deliver on its mandate, and are backing […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHIRKIGA DEMBI MA AHA

In kasta oo markii la dhaho shirkigu ma aha dembi uu dadku yaabayo ayna ii malayn karaan nin waalan ama aqoon darro fara badani hayhso, haddana hadalku waa run biyo kama dhibcaan ah oo xaq ah. Mana aha hadal ka soo yeedhi kara aqoonlaawe ama ruux waalan. Waxaan u arkaa fikirkan aan qoray in uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha oo dalka Dib ugu soo noqday

Hargeysa Mar 27,2012(SDN)-Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha eeJamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oomudooyinkii u danbeeyay socdaal hawleed ugu maqnaa dalka Ingiriiskaayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada dalka ee Hargaysa. Weftiga uu hor kacayoWasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee CigaalInternational Airport ,waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Senegal: Madaxweyne cusub oo la doortay iyo Cabdalla Wade oo 12 sano oo uu xukunka hayay ka dib xilli uu da’ yahay tartan lagu reebay

Dakar 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dalka Senegal Mr. Abdoulaye Wade, ayaa lagu reebay wareegii dambe ee doorashada madaxtinimada oo uu ku guulaystay Mr. Macky Sall. Wareegii koowaad ee doorashada oo la qabtay February, waxa uu Madaxweyne Wade helay 34.8, halka uu Madaxweynaha hadda la doortay oo kaalinta labaad galay uu xilligaa helay 26.6 codadkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »