Home » 10:25 am Entries posted on “March, 2012”

Thousands march in Mali streets to support junta

Several thousand people took to the streets of Mali’s capital Wednesday in support of last week’s military takeover and a new constitution hastily written by the coup leaders. A bloc of West African nations suspended Mali’s membership and is sending five presidents to Mali to try to “restore constitutional order” a week after soldiers ousted […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amniga Yemen oo qabqabtay degaal yahano Soomaali ah oo dalkooda ka hawlgelayay

Abyan Mar 29,2012(SDN)-Ciidamada Amaanka ee dalka Yemen iyo kuwo Mareykan ah oo la hawlgala ayaa qabqabtay ilaa 12 ruux oo Soomaali ah oo isaga gooshayay wadada isku xidha Abyan iyo Cadan. Sida ay faafisay wakaalada wararka ee Examine ragan hubeysan ee la qabqabtay ayaa ka tirsan kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Ujeedada safarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burcad-Badeed dalbatay madax furasho nooceeda aan hore loo arag

Dubai Mar 29,2012(SDN)-Burcad badeed Soomaali ah oo 17 bilood ka hor afduubay markab la yidhaahdo MV Albedo ayaa dalbaday madaxfurasho nooceeda aan hore loo arag. Burcada ayaa kolkii hore dalbatay sida caadiga ah tobanaan million oo dollar.balse ehelada iyo qaraabada 21ka ruux ee la socday markabka ayaan awoodin in lacagtaa ay bixiyaan. Milkiilaha Albedo ayaa sheegay isna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Japan oo mashruuc biyo gelin ah ka fulineysa Degaanka Soomaalida ee Itoobiya

Adis Ababa Mar 29,2012(SDN)-Hey’ada Horumarinta ee dalka Japan ayaa hirgeileysa mashruuc biyo soo saar oo laga hirgelinayo degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Dawlada Japan ayaa heshiiskan la sexeexatay wasaarada Biyaha ee Itoobiya,iyada oo ay markan tahay marka qudha ee Japan ay shaqaale dalkeeda u dhashay keeneyso Itoobiya si mashruuca loo hirgeliyo. Mashruucan oo ay ku bixi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

JICA to Support Water Project in Ethiopia’s Somali Region

The Japan International Cooperation Agency (JICA) is to launch a project named, “Jerrer Valley and Shebele Sub-Basin Water Supply Development Plan, and Emergency Water Supply”, to formulate the water supply development plan and to provide the emergency water supply equipment in the Somali Region of Ethiopia. JICA has signed agreement with Ministry of Water and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali terrorists captured by police, US advisors in Yemen

At least 12 Somali nationals suspected of belonging to the al-Shabaab terrorist group were apprehended by Yemeni police commandos and their US police advisors, a police officer who worked in Yemen as an advisor told the Law Enforcement Examiner on Tuesday.  Police officers posted on the main road between Abyan and Aden provinces detained the 12 armed men from the al-Qaeda-allied Somali group while they were attempting […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa in si wayn loogu diyaar garoobaa xuska 18ka may oo fooda inagu soo haysa

18-ka bisha May ayaa ah mid   aniga iyo dhamaan umadda  reer Somaliland-ba noo ah maalin farxadeed isla markaana qiimo badan noogu fadhida. Waa maalin wixii inoo qabsoomey dhinaca dawladda lagu soo bandhigi karo, waa maalin shacabka la tusi karo in wadanku uu yahay mid jidkii horumarka cagta saarey, waa maalin midnimada iyo wada jirka mar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo ka soo laabtay Gaalkacyo kulana la qaatay wefdi sare oo ka socda Midowga Yurub

Muqdisho, March 28, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. CabdiweliMaxamed Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka soo laabtaysafar saddex cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaMudug halkaasoo uu uga qeybgalay aaska madaxweynihii hore Marxuum C/llaahiYuusuf Axmed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii joogay magaalada Gaalkacyo waxa uu kulamo la qaataymadaxda maamulka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’ada Samafalka African Relief oo Somaliland ka dhooftay

Hargeysa Mar 28,2012(SDN)-Madaxda Xafiiska samo falka Madaxtooyada Somaliland ayaa Maanta sii sagootiyay wefti ka socday hay’ada African Relief  ee wadanka Kuwayt oo socdaal hawleed in mudo ah ku joogay Somaliland . Maareeyaha Xafiiska Samofalka Madaxtooyada Aamina Maxamud Diiriye ayaa tilmaantay waxyaabaha ay ka filayaan inay  hay’adan African Relief ee dalka kuwayt ay ka caawiso Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan looga Hadlayo sidii dadka laga tirada badan yahay uga qeybgeli lahaayeen Siyaasada oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa Mar28,2012(SDN)-Kulan lagaga hadlayay sidii ay dadka laga tirada badan yahay ay uga qayb qaadan lahaayeen saaxada siyaasada wadanka ayaa Maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa kulankan iska kaashaday Akaadamiga nabada iyo ka dadka laga tiorada badan yahay waxaana ka qayb galay  xubno ka socda Xisbiyada qaranka,qaar ka mid ah madaxda dhaqanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »