Home » 3:05 pm Entries posted on “March, 2012”

Pro-Somali troops under scrutiny

NAIROBI, Kenya, March 29 (UPI) — Fighters loyal to the transitional government in Somalia are suspected of torture and summary executions, Human Rights Watch said. Ethiopian forces allied with two Somali militias in December to run al-Shabaab out of an area near the shared border with Ethiopia. Civilians in the area told Human Rights Watch […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Teenage Somali refugee aims to become a hip hop superstar

CHOUCHA TRANSIT CAMP, Tunisia, March 29 (UNHCR) – Saber has his future mapped out. “It’s clear to me I’m going to be a big star,” says the budding hip hop artist. But then he adds, “Without my family, my dream is nothing,” and it hits you that however confident he may be, he’s still a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Muqdisho, March 29, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS kaasoo looga hadli doono horumarka dhinacyada Siyaasada, Ammaanka iyo Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ogaysiis ku socda bulshada degen Oslo iyo agagaarkeeda oo ku saabsan daahfurka Buugga cusub ee goraynta Silsilada Deelley

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku hadasha Af-Soomaaliga ee ku dhaqan magaalada Oslo iyo Agagaarkeeda, in la qaban doono maalinta Axada ee 01.04.2012 kulan lagu daahfurayo buug cusub oo loogu magac-daray “Gorfaynta Silsiladii Deelley”. Buuggan oo uu qoray Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, oo ah qoraa buuggaagtiisa bulshadu aad u xiisayso. Waxaana xiiso gaara leh in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

QIYAAMUHU WAA QADDERKA OO JOOGSADA

Wlalaalayaal maanta waxaan ka hadlayaa qiyaamaha; dadku waxay la tahay in ay garanayaan waxa qiyaamuhu yahay laakiin tilmaan mooyee caqligoodu ma qiyaasi karayo. Waxaan isku deyayaa in aan si maangal ah uga hadlo waxa uu qiyaamuhu yahay. Dabcan waxaan ku soo hal qabsanayaa aayado Quraan. Wuxuu rasuulku scw dhahay ninkii doonaya in uu fahmo qiyaamaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Terror groups from Somalia ‘targeting Britain’

It is claimed some young people in the UK are being targeted by Somali terror groups. Groups including al Shabaab are reportedly benefiting financially from the sale of khat – a leaf which is chewed – and then targeting young people who have been marginalised through their use of the drug. There are a lot […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shabaabka oo gamta u joogsaday saraakiisha sirdoonka DFKMG

Muqdisho Mar 29,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa dhawaan kordhisay ugaadhsi ay ku heyso saraakiisha Sirdoonka NSSta loo yaqaano ee ka hawlgala dalka. Waxa Shabaabku khaarijis ku dileen labo ka mid ah saraakiisha sirdoonka DFKMG ah ee Soomaaliya. Maxamuud Weheliye iyo sarkaal kale oo magiciisa lagu soo koobay Yasin aya shabaabku maalmihii u danbeeyay ku dileen Muqdisho. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno ka tirsan Guurtida oo dhawaan hawlo nabadeed u tagey Kililka 5aad oo ka warbixiyay safarkooda

Hargeysa, 29, Mar (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Joogtada Muxumed Aw-axmed ayaa ka soo noqday deegaannada Kilalka Shanaad ee Itoobiya gaar ahaan deegaanka Gaashaamo, halkaasoo dhawaan ay colaadi ka dhacday. Xubnahan ayaa manta ka warbixiyay safarkoodii nabad-doonimo ee ay ku tageen magaalooyinka Jigjiga iyo Gaashaamo iyo waliba kulamadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iran, Radical Islamists Taking Over North Africa

One of the most disturbing aspects of radical Islamic terrorism is how easy it is to ignore. Honestly, how many ever take the time to think seriously about al Qaeda, or the Taliban, or the radical elements within the Muslim Brotherhood? Most people forget or ignore those plotting their destruction, only interrupting their neglect for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mali: Dadweynaha oo dibad-baxyo ku taageeray afgambiga Milaterigu ku dhaqaaqay iyo Madaxweynaha xukunka laga tuuray oo hadlay

Bamako 29, March 2012 (Qurbejoog.com)- Kumanaan dadweyne ah, ayaa dabaal-deg ku maray jidadka caasimadda dalka Maali, si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan afgambiga Milateri ee todobaadkii hore ka dhacay dalkaas. Dadweyne kumanaan ah oo u dabaal-deg isugu soo baxay jidadka caasimadda dalkaas ee Bamako, waxay taageereen talaabadii Milateriga dalkoodu ku afgambiyeen xukuumaddii Madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »