Home » 11:35 pm Entries posted on “March, 2012”

Minn. Somali named to federal autism panel

ST. PAUL, Minn. — U.S. Health and Human Services Secretary Kathleen Sebelius has named a Minnesotan to serve on a federal autism advisory committee. Somali-American Idil Abdull, who lives in Burnsville, has a son with autism and is co-founder of the Somali American Autism Foundation. She’ll serve on the Interagency Autism Coordinating Committee. She has […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Somaliland oo la wareegay qalab warbaahineed oo TVga qaranka loogu deeqay

Hargeysa Mar 29,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa Maanta kala Wareegay Kambani Ingiriis ah oo la yidhaa Adham ISMIIS Qalab kala duwan oo Telefiishanka qaranka ay ugu talo galeen. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in Qalabkani uu ka kooban yahay Hal Migsar oo Weyn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maktabada Masaarida ee Hargeysa oo Buugaag loogu deeqay

Hargeysa Mar 29,2012(SDN)-Maktabada masaarida ee ku taala caasimada hargeysa ayaa maanta waxaa soo gaadhey todoba kun oo buug oo qayb ka ah Buugaagta lagu furaayo maktabadaasi. Waxaa buugaagtaasi soo gaadhsiiyey madaxa maktabadaasi Muxsiin Rabiic Maxamed waxaanu sheegey in Maktabadan ay mudooyinlkii uu danbeeyey  ka wadeen hawlo  dayactir iyo dib u hagaajin ah isla markaana ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Somaliland oo ka hadlay niman Budhcad-badeed ah oo ay ciidanku maanta gacanka ku dhigeen

Hargeysa 29, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa la sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen koox Budhcad-badeeda Soomaalida ka tirsan. Sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha ciidanka Badda iyo ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw-Cusmaan Cabdi, kooxdan Budhcad-badeednimada lagu tuhunsan yahay oo 4 nin ka kooban iyo Laash nooca dheereeya ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda sare ee Somaliland oo maanta qaadhaan u ururiyay mashruuca biyo xidhheenka Itoobiya

Madaxweyne ku xigeen Jsl, Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo ay Wahelinaayen wasiirada madaxtooyada Xirsi Cali Xaashi Xasan, hawlaha guud Axmed Cabdi Xaabsade, duulista iyo hawada Maxamud Xaashi Cabdi ,kaluumaysiga C.laahi Jaamac Cismaan Geel jire iyo Wakiilka Itoobiya U fadhiya Somaliland,ayaa ka qayb galay Xaflad qaadhaan loogu Ururinyay Biyo Xidheen laga dhaliyo laydhka ee Dalka Itoobiya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Minister for Africa welcomes the transfer of pirates to Somaliland

Minister for Africa Henry Bellingham said that he “welcomed the successful transfer of 17 convicted Somali pirates from the Seychelles to serve their sentences in prison in Somaliland”. “Following the London Conference on Somalia, where Somaliland signed a ground breaking agreement with the Seychelles to transfer convicted pirates to prisons in Somaliland, this prisoner transfer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwada Koowaad iyo wasiirka Warfaafinta Somaliland oo maanta arday guddoonsiiyay abaal marino

Hargeysa Mar 29,2012(SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sh.Maxamed Jirde “Aamina Waris” oo ay Weheliyaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe” iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa Maanta ka qayb galay xaflad abaal marino lagu gudoonsiinayay ardaydii Kaalmaha hore ka gashay tartan aqooneedka Kadis oo in mudo ahba uga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magacyada guddi 23 xubnood oo guddoomiyaha Wadani u magacaabay qabanqaabada Shirweynaha ururkooda

Hargeysa 29, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Wadani oo lagu tirinayo xubnaha safka hore kaga jira ururada cusub ee siyaasadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddida qabanqaabada shirweynaha ururkaas. Guddoomiyaha ururka Wadani, ahna guddoomiyaha golaha Wakiiladu, waxa uu warsaxaafadeed uu soosaaray ku sheegay in shirweynaha koowaad ee ururkooda oo markii hore xisbiga UCID […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Budhcad-badeeda Somaliland ogolaatay in Xabsiyadeeda lagu hayo oo dufcaddii labaad maanta soo gaadheen Hargeysa

Hargeysa 29, Marcch 2012 (Qurbejoog.com)- Kooxdii labaad ee 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles oo xukuumadda Somaliland ogolaatay in xabsiyadeeda lagu hayo, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Hargeysa. Arbacaddii shalay waxa Hargeysa soo gaadhay 9 ka mid ah maxaabiistaas Budhcad-badeednimada ugu xidhnaa dalka Seychelles, kuwaasoo markii Hargeysa la keenay lagu xidhay Jeelka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pirate transfer to Somaliland eases jail quandary

The United Nations has transferred 17 convicted Somali pirates to a jail in the breakaway enclave of Somaliland, the first transfers of their kind that could help resolve a dilemma over where to hold criminals seized in international waters. International navies have been fighting a surge of pirate attacks that have disrupted a vital shipping […]

Posted in Uncategorized | Read More »