Home » 5:32 pm
Entries posted on “March, 2012”
Siyaasada dalkeena waxaa cakiray awood maroorsiga dawladda dhexe iyadoo xanibtay horumarinta dadka iyo dalka. Urursiga awooda ee waaxda fulintu waxay sababtay in adeega dawladeed kafeeyo oo kaliya shacabka caasimada. Xaaladani waxay horseeday in dadku u soo guuraan caasimada; arrintani waxay sababi karta xasilooni daro. Maamul-daadejinta awooda fulineed, garsoor & sharci dejineed waxay dalka ka badbaadin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 30, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay fiidkii qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti oo ka socday dalka Turkiga. war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu faahfaahiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen weftiga iyo Madaxweynuhu waxaanu u dhignaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Mar 30,2012(SDN)-Madaxweynaha dalkaka Faransiiska Nicoli Zarkozy ayaa isbarbar dhigay weerar dhawaan uu qaaday Nin Muslim ah oo dalkaas u dhashay iyo weeraradii lagu qaaday Daarihii New York. Hadalkan oo ku soo beegmay xili dalkaasi oo uu ka socdo olole doorashooyinka Madaxtinimada ayay Muslimiinta dalkaasi la yaab ku tilmaameen. Nin Muslim ah ayaa dhawaan dalkaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 30,2012(SDN)-Geeska Africa ayaa beryihii u danbeyay waxa ku habsaday jawi si weyn wax uga bedelay nolol maalkeedka shacabka ku dhaqan degmooyinka Gobolka. Magaalooyinka Soomaalida ayaa si gaadha looga dareemay cimiladan isbedeshay ee aan nooceeda oo kale hore loo arag. Magaalada Hargeysa ayaa shacabku maalintiina dhaqaaqi waayeen,habeenkiina gam’i waayeen heer kulka cirka isku shareeray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Advisor in the South Sudan Chamber of Commerce, Industry and Agricultural Land Matters who is also Chairman of Import & Export Garang Gout Chol said last Monday in his office during an interview on his role and duty that eighteen National Units to control the markets plus other things have been working for three […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Mar 30,2012(SDN)-Sida llaga soo xigtay qaar ka mida shaqaalaha Madaxtooyada Jabuuti waxa habeen hore laga war helay uun dhawaqa rasaas ay kor u ridayeen ciidamada ilaalada Madaxtooyada Jabuuti. Shaqaaluhu fursada uma helin in ay indhaha ka qaadaan cida iyo sababta rasaasta loo riday. Waxaase hadal heynta u badani aheyd caasimada Jamhuuriyada Jabuti in Inan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minnesota Mar 30,2012(SDN)-Xoghayaha Caafimaadka iyo adeega Bulshada Mareykanka Kathleen Sebelius ayaa u magacowday Haweeney Soomaali ah oo reer Minnesota ah in ay xubin ka noqoto Guddi u kuur gasha baaritaanada cudurka Autismka. Marwo Idil Cabdul oo ku nool magaalada Burnsville isla markaana dhashay mid ka mid a caruurta Soomaaliyeed ee cudurka Autismku haleelay ayaa ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Mar 30,2012(SDN)-Dedaal la doonayo in lagu soo afjarayo colaada u dhaxaaysa dalalka Sodaan iyo Koonfurta Sodaan ayaa ka socda magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia . Labada dal ayaa ku dagaalamay mandaqada saliida ku hodanka ah ee xuduuda ay wadagaan Ethiopia iyo Sudan , iyadoo labada dal u midba kan kale ku eedaynayo inuu bilaabay dagaalka . Colaadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Delhi Mar 30,2012(SDN)-Shanta dal ee dhaqaalahoodu soo korayo ayaa ku taliyay Baan horumarineed oo la tartama Baanka aduunka la sameeyo . Shantan dal oo kala ah dalalka Ruushka, Barazil, Indiya, Shiinaha iyo Konfurta Afrika , ayaa waxa ku taliyeen inay samaystaan xidhiidh ganacsi iyo mid lacageed oo dhaw, si ay u yareeyaan ku tiirsanaanta Yurub […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS — A photography exhibit at the Whittier Gallery in Minneapolis aims to showcase young Somali men who are improving the lives of others in the Twin Cities. After years of seeing images of Somali terrorists in the news, photographer Mohamud Mumin wanted to offer a different picture of his community. His first solo show […]
Posted in Uncategorized | Read More »