Home » 3:28 pm Entries posted on “February, 2012”

Seychelles to transfer convicted pirates to Somali

Seychelles President James Michel and President Ahmed Mohamed Silanyo of the Republic of Somaliland have discussed the transfer of convicted Somali pirates currently in prison in Seychelles, to Somaliland to service their sentences. The two leaders signed a joint statement to recognize their joint concern about the serious impact piracy has on the region and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabiley: Hoggaamiyaha eedaysaneyaal ay dawladdu raadinaysay oo lagu qabtay Hawlgal Ciidanku sameeyay

Gabiley 25, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka Amaanka Somaliland, ayaa galabta gacanta ku dhigay Mr. Maxamed Maxamuud Cawaale oo ku magac-dheer Cawar-xareed oo ka mid ahaa koox ay dawladdu in muddo ah qabashooda ku hawlanayd. Mr. Cawar-xareed oo wasiirka Daakhiliga Somaliland ku tilmaamay hoggaamiyaha 9 nin oo ku eedaysan dilka saddex qof oo shacab ah oo horaantii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay wefti ka socday shirkadda TOYOTA oo Hargeysa yimi

Hargeysa 25. Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, ahna kusimaha Madaxweynaha ee xilligan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici), ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda shirkadda TOYOTA MARILL oo socdaal ku yimi Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Madaxtooyadu soosaartay, Kusimaha Madaxweynuhu waxa uu weftigan ku qaabilay xafiiskiisa, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Mucaaridka Jabuuti ee ARD oo qabanaya isu soo baxyo joogto ah

Jabuuti Feb 23,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka reer Jabuuti ee ARD ayaa kulan uu yeeshay shalay ka dib soo saaray baaq uu ku ickaaminayo isu soo baxyo ka dhan ah xukuumada Jabuuti. Xisbiga oo isu soo baxyo balaadhan ku xusay sanadguuradii ka soo wareegtay February 18 ayaa ku baaqay in mudahaardoyo taxane ah uu ka qabanayo caasimada Jabuuti,ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhalinyaro reer Kenya ah oo loo carbinayo Shabaabka

Pumwani Feb 23,2012(SDN)-Sida lagu xusay qoraal ay dhawaan daabacda QM dhalinyarada reer Kenya ayaa si weyn qeyb uga ah dagaalka ay shabaabku ka wadaan guddaha iyo dibedda Soomaaliya. Xarunta ololaha dhalin u carbinta Kenya waxa gebi ahaan uu ka socday degaanka Pumwani ee caasimada Nairobi,halkaa oo uu ku yaal Masjid la yidhaa Maratib. Waalidiinta degaankaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hague should watch his words. British meddling may lead to Somalia’s demise

Thursday’s London conference on Somalia is portrayed as a bold attempt, in the words of the foreign secretary, William Hague, “to change the dynamic from one of inexorable decline to an upwards trajectory of gradually increasing stability”. The hope is to diminish the considerable internal and external dangers posed by “the world’s most failed state”. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali PM would ‘welcome’ air strikes against Shebab

LONDON — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Wednesday he would welcome European air strikes against Al-Qaeda-linked Shebab insurgents in Somalia, as long as they did not hurt civilians. As his government announced a strategic victory against the rebels, Ali told reporters on the eve of a major conference on the future of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kulan la qaatay Raysul Wasaare Cameron

London Feb 22,2012(SDN)-Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Kamaroon ayaa Maanta si gaar  ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London. Banaan baxa weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo soo dhaweeyay xeer ay ansixiyeen Gollaha Wakiilada

Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee   Qaranka Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Hambalyeey go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku meel mariyeen xeerka la dagaalanka Budhcad badeedka iyo kala wareejinta Maxaabiista. waxa uu Xeer ilaaliyaha Guud iftiimiyay in Xeerarkani yihiin kuwo baahi weyn loo qabay isla markaana wax weyn ka tari doona Ciqaab marinta iyo Maxkamadaynta eedaysanayaasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Arday maanta u anbaxday dalka Maleesiya oo deeq waxbaro ka heleen

Hargeysa Feb 22,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Khadar Axmed Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha Fulinta Xidhiidhka Jaaliyadaha ee Wasaarada Arrimaha Dibada C.Casiis Axmed Muuse ayaa Maanta sii Sagootiyay Lix arday oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacada Al-Bukhaari ee dalka Maleesiya . Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Fulinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »