Home » 2:47 am Entries posted on “February, 2012”

Al Shabaab says extends reach into Somalia’s Puntland

MOGADISHU, Feb 25 (Reuters) – An Islamist militia group in Somalia’s semi-autonomous Puntland region has merged with the al Shabaab rebel group, said the insurgents on Saturday, a union which threatens to destabilise the relatively secure area targeted by oil explorers.   Al Shabaab said it wanted to scrap the licenses of Western oil and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yemen oo madaxweynaha cusub maanta la dhaariyay

Sanca Feb 25,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee Yemen Cabdo-Rabbo Mansuur Haadi ayaa saaka oo sabti ah lagu hor dhaariyey baarlamaanka dalkaasi, ka dib markii uu guul ka soo hooyey doorashooyin degdeg ah oo todobaadkii u dambeeyey la qabtay, kuwaasoo soo afjaray xukunkii 32 sano ahaa ee Cali cabdallah Saalax oo isagu isla saaka dib ugu soo noqday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Galmudug oo diiday in Hobyo uu ku xidho Markabkii reer Somaliland u rarnaa ee Burcadu dhawaanta qafaalatay

Hobyo Feb 25,2012(SDN)-Taliyaha Qaybta Booliska ee Maamul goboleedka Gal mudug Cabdi weli Xasan Xirsi ayaa sheegay caawa in Markab u rarnaa ganacsato reer somaliland oo ay koox budhcad badeed ahi la soo galeen xeebahooda ay maanta ka saareen isla markaana uu galabta u shiraacday dhinaca biyaha Puntland. Taliyahan oo Khadka Telefoonka Caawa ugu waramayay Weriye […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe:Kolkii madaxweyne Axmed Siilaanyo la fadhiisiyay goobtii Madaxweyneyaasha ayay cadawgii Somaliland afka labadii yeedheen(DHEGEYSO)

London Feb 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa nooga waramay ka qeybgalkii Somaliland ee shirkii Soomaaliya loogu qabtay magaalada London ee ay marti gelisay dawlada Britain. Guddomiye Faysal waxa uu nooga waramay hab maamuuskii lagu soo dhaweeyay wefdigii balaadhnaa ee ka socdey Somaliland iyo sida ay u arkeen wefdigii ka socday Soomaaliya kolkii lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasi reer Jabuuti oo cadeystay neceybka qaar ka mida Bulshada dalka

Jabuti Feb 25,2012(SDN)-Siyaasiga Aadan Rooble Cawaale oo hore u ahaa madaxa xisbiga PNP ayaa qoraal uu shaaciyay waxa uu uga hadlay sida beelaha reer Jabuuti u kala mudan yihiin qabashada xilalka dawladeed ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Aadan Rooble ayaa qoraalkiisa ku sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Ciisaha iyo Qowmiyada Canfartu yihiin cida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliska Ciidamada Xooga dalka oo soo dhaweeyay duqeymaha Al Shabaab

Muqdisho Feb 25,2012(SDN)-  Taliska Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan duqeymo waliba oo lala bartilmaameedsado Kooxda Al Shabaab oo uu sheegay inay carqalad ku yihiin geeddi socodka ammaanka dalka Sooamaliya. C/laahi Cali Caanood, Taliyaha Gaaska Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG ah ayaa sheegay in dowladda Federalka KMG ah ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaqaalaha 14 Hay’adaha kala duwan ee Dawladda ka tirsan oo imtixaan u fadhiistay

Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa maanta tiradii ugu badnayd ee shaqaale dawladdeed ah ka qaaday imtixaanka qiimaynta. 14 hay’adood ka mid ah hay’adaha kala duwan ee dawladda shaqaalahoodii ayaa maanta iyo bari u kala fadhiisanaya imtixaanka qiimaynta shaqaalaha oo muddooyinkii u dambeeyay ay Xukuumadda Siilaanyo ku hawlanayd. Furitaankii imtixaanka oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda oo burisay ballan-qaadkeedii Shaqaalaha Imtixaanka ka gudbi waaya

Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Hay’ada Shaqaalaha Dawladda          Somaliland ayaa ku wargelisay shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee dawladda in ciddii ka gudbi wayda imtixaanka qiimaynta ah aanay u hayn ku talogal, isla markaana qofkii imtixaanka dhacaa uu iska tagayo. Guddoomiyaha Hay’ada shaqaalaha oo maanta la hadlayay 190 shaqaale ah oo ka tirsan hay’adaha kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudanayaasha Guurtida oo Ansixiyay Ajandahooda

Hargeysa, 25, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay ajandaha kal-fadhiga 46aad, kaasoo ka koobnaa lix qodob. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Nuux Furre waxa madasha ka soo xaadiray 44 mudane, waxaana ogolaaday ajandahaas 36 mudane, waxa diiday 4 mudane, waxaana ka aamusay saddex […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Koox dagaalo kula jirta Puntland oo ku biirtay Al Shabaab.

Gal-gala Feb 25,2012(SDN) Maanta ayaa Koox ka dagaalanta deegaanka Buuralayda Gal-gala ee duleedka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari waxa ay shaaca ka qaadeen inay ku biireen Ururka Al Shabaab oo la xusuusan yahay in horaantii bishan ay ku biireen Ururka Al-qaacidda. Hogaamiyaha Kooxdaasi oo lagu magacaabo Sheekh Yaasiin Khaalid Cismaan “Yaasiin Kilwa” ayaa waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »