Home » 4:34 pm Entries posted on “February, 2012”

Afgaanistaan oo la baadi goobayo sarkaal dil u geystay laba askari oo ka tirsan Ciidamada M areykanka

Kabul Feb 26,2012(SDN)-War ka soo baxay xukuumadda afganistaan ayaa waxa uu sheegayaa in la raadinayo sarkaal ka tirsan  sirdoonka dalka afganistaan ,kaasi oo lagu tuhun san yahay inuu ku dilay laba  sarkaal oo maraykan ah sabtidii xarunta wasaarada daakhiliga  dalka afganistaan ka dibna baxsaday. Wakaaladda wararka ee France press ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland oo hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo shacabkii ka qaybgalay mudaharaadkii ka dhacay barxada 10 Down Street

Hargeysa 26, Feb.2012n (Qurbejoog.com)- Xafiiska xidhiidhka jaaliyaddaha dibadda ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeeyay ka qaybgalkiisa shirkii London ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed xafiisku soosaaray, waxa kale oo uu xafiiska xidhiidhka jaaliyadduhu hambalyo u diray shacabkii ka qaybqaatay isu-soo-baxii laga hor sameeyay xafiiska Raysal-wasaaraha UK ee 10 Down Street, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rugta Ganacsiga Somaliland oo ka hadashay Markab u rarnaa ganacsato muwaadiniin ah oo Budhcad-baddeeda u afduuban

Hargeysa, 26, February 2012 (Qurbejoog.com)- Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay Markab u rarnaa Ganacsatada Somaliland oo todobaadkii hore Budhcad-baddeed Soomaaliyeed ku afduubeen Xeebaha dalka Cumaan. Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri ayaa sheegay in Markabkaasi u rarnaa in ka badan 500 oo ganacsato reer Somaliland ah, waxaanu baaq u diray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raiisul Wasaare Gaas:Reer Galbeedka waxaanu la wadaagi doonaa Kheyradka Soomaaliya hadii ay gacan na siiyaan

London Feb 26,2012(SDN)-Raiisul Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saxaafada u sheegay in Soomaaliya ay la wadaagi doonto reer Galbeedka hadii ay gacan ka siiyaan la dagaalanka kooxda Al Shabaab. Raiisul Wasaaraha ayaa intaa raaciyay in dalkiisu u baahan doono maal gashi lagu soo saaro shidaalka faraha badan ee dalka ku jira,ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka oo sheegay in dalkiisu aanu Iran iska hortaagi karin Nuclearka

Washington Feb 26,2012(SDN)-Mas’uul sare oo ameerikaan ah ayaa sheegay in Washington aanay awood u lahayn xiligan inay Iran ka mamnuucdo samaysashada hubka wax baabi’iya ee Nuclier-ka. Taliye sare oo hore uga tirsanaa hogaanka Ciidamada maraykanka JameS Cathirine ayaa shaaciyey in hadii ay iran niyada ku hayso inay samaysato hubka Nuclier-ka aanay ameerikaanku diyaar u noqonayn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XISBIGA LEEBARKA SOMALIA OO TAAGEEREY SHIRKII LONDON

War Saxaafadeed laga soo saarey Shir ay magaalada Toronto manta oo ay taariikhdu tahay 25ka Febraayo 2012ka ku yeesheen Hoggaanka Siyaasadda Xisbiga Leebarka Somalia ayaa lagu falanqeeyey Xaaladda Somalia guud ahaan, gaar ahaana Shirka lagu qabtey, laguna soo gaba gabeeyey magaalada London , caasimadda Dawladda Ingiriiska ee UK oo ay ka soo qeyb galeen in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Davutoğlu: Turkey ready to give military assistance to Somalia

Foreign Minister Ahmet Davutoğlu has said Turkey is ready to provide military assistance to Somalia in order to help establish political stability. Wrapping up talks in London after Thursday’s summit on Somalia, Davutoğlu urged the international community to bolster the strength of African Union (AU) peacekeeping forces and provide them with more resources, saying Turkey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Eritrea criticises Kenya over Somalia incursion

ERITREA has criticised Kenya’s military incursion into Somalia, saying that it is worsening and undermining the country’s peace process. In a statement directed at the Kenya Defence Forces and their Ethiopian counterparts who have crossed into Somalia, and likely to spark off another round of diplomatic row, the Eritrean Ministry of Foreign Affairs dismissed the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia promises west oil riches as diplomats vow to defeat al-Shabaab

They expect the oil to flow within weeks. Coming from two miles underground, the crude should reach the arid plains of Puntland in the north-east corner of Somalia by April.   Around the same time, Somali diplomats say an offensive against al-Shabaab militia in the south of the country, backed by US drone strikes, should […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali crisis demands humanitarian Marshall plan

The premier British faith-based charity, Muslim Aid, urged the Lancaster House Conference on Somalia to devise and implement a Humanitarian Marshall Plan. “The Foreign & Commonwealth Office’s initiative is timely and welcome” said Muslim Aid Chair, Sir Iqbal Sacranie. “This blighted country has been a victim of two different kinds of political interventions; seemingly well-meant […]

Posted in Uncategorized | Read More »