Home » 2:16 am
Entries posted on “February, 2012”
Osman Omar is overwhelmed at the prospect that he could see his eight-year-old son outside prison walls after spending five years behind bars for a crime he insists he never committed and for which he has not been convicted. “I’m still asking myself if it is possible after all this suffering,” the Somali told The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 23, Feb.2012 (SDN)- Waxa la soo gebogabeeyay shirkii arrimaha Soomaaliya ee maanta lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shirkan oo madax badan oo caalamka ka kala timi ka qaybgalay, waxa la soosaaray war-murtiyeed 26 qodob ka kooban, wuxuuna u dhignaa sidan; Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo Feb 26,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay shirkii 23ka Febraayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu madaxda Norway kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Maroodi jeex Dr Axmed Xasan Goole ayaa maanta ka warbixiyay maalmaha talaalka caafimaadka caruurta oo la soo gabo gabeeyay. Waxa uu Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex u tilmaamay in guud ahaan talaalkii hooyada iyo dhalaanka la gaadhsiiyay deegaanada hoos yimaada gobolka Maroodi jeex . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 26,2012(SDN)-Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, ayaa bogaadiyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirweynihii London oo uu tilmaamay inay guul weyn u soo hooyeen Somaliland. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 26,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Cadeeyay inuu hubo haddii midnimadaa iyo dareenka wada-jirka ah ee ay bulshada, xisbiyada iyo dawladda Somaliland wada qaateen lagu sii wado in si dhakhso ah loogu guulaysan doono rabitaanka iyo qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aqoonsiga raacdada ugu jirta. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay fadhi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-Shir balaadhan oo lagaga hadlayay horumarinta hantida iyo Ganacsiga gaarka ah ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa shirkan soo qaban qaabiyay Baanka adduunka kaas oo horu-dhac u noqon doona mashruuc maalgashi oo baanka adduunku ka fulinayo Somaliland . Mr Bitar Maushi oo ah madaxa mashruuca horumarinta hantida gaarka ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-In ka badan laba boqol oo ka tirsan shaqaale hoosaadka afar iyo toban ka tirsan hay’adaha dawlada ayaa Maanta u fadhiistay imtixaankii qiimaynta ahaa ee hay’ada shaqaalaha dawladu ka qaadi jirtay. Sida ay ku waramayso wakaalada wararka ee Solna afar iyo tobankan hay’adood oo ay ku jiraan Golayaasha Guurtida ,Wakiilada,Komiishanka doorashooyinka Qaranka,Maxkamada sare,Qaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb 26,2012(SDN)-Dalka siiriya ayaa maanta albaabada loo furay goobaha Codbixinta aftida loo qaadayo dastuurka cusub ee dalkaasi, iyada oo ay weli dalkaasi ka aloosan yihiin Kacdoonka laga soo hor jeedo maamulka madaxweyne Bashaar al-asad. Dastuurkan Cusub ee af-tida shacbi loo qaadayaa waxa uu jidaynayaa Doorashada madaxweynaha dalka ,waxaanuu meesha ka saarayaa doorkii hogaamineed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli Feb 26,2012(SDN)-Hogaamiyaha golaha ku meel gaadhka ah ee dalka Liibiya ayaa ku hanjabay in ay dib u eegis ku samayn doonaan cilaaqaadka dalalka Jiiraanka ay yihiin ee u soo gudbin waaya taageerayaasha hogaamiyihii la dilay Mucamar al-qadaafi ee dalalka jiiraanka qaarkood gaboodsanaya. Mr, Musdafa Cabdil-jaliil oo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu ku qabtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »