Home » 2:29 am
Entries posted on “February, 2012”
Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Axmed ayaa Maanta u furay aqoon is weydaarsi ay ka qayb qaadanayaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha dawlada kaas oo ka qabsoomay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Caasimada Hargaysa . Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay ahmiyada loo qabo in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At first I withheld judgment on the British government’s decision to hold a major international conference on Somalia. It was so good to hear the government at last taking an interest in this battered country, so I thought it would have been perverse to pour cold water on it. From the start it was clear […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27. Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Golaha Wasiirada Somaliland, ayaa maanta ansixiya miisaaniyad-sannadkeeda 2012 oo dhawr bilood ka daahday xilligii sharcigu dhigayay inay u gudubto golaha Wakiilada. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kooban oo Madaxtooyadu soosaartay, miisaaniyaddani waxay 23.19% ka badan tahay miisaaniyad-sannadeedkii 2011, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27, February 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kulan hawleed socon doona laba maalmood, isla markaana ay ka qaybgaleen in ka badan 80 xubnood oo isugu jira, Xildhibaanno, Bahda Garsoorka iyo Xeer Ilaalinta, kaasoo lagu naaqishayo Xeerka Nidaamka Garsoorka ayaa maanta ka furay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa. Furitaankii kulankaas waxa kale oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay saddex Xeer oo kazoo gudbay Golaha Wakiillada, kuwaasoo kala ah Xeerka Nabadgelyada, Xeerka La-dagaalanka Budhcad-baddeeda iyo Xeerka kala wareejinta Maxaabiista. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Sheekh Axmed Nuux Furre, waxa kale warbixin ka jeediyay Guddida Joogtada ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Mahad Abshir Aadan waa nin dhalinyaro ah oo ku dhashay degmada Baardheere, Magaalada Hargeysa wuxuu u soo raadsaday adeeg caafimaad, isaga oo la nool qoyskiisa oo ka kooban isaga iyo afar caruur ah, Abshir wuxuu saddexdii sano ee u dambeeyey la noolaa duruuf adag oo nololeed. “Markii iigu horeysey waxaan imin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 27,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay rag ajaanib ahi in ay ku geeriyoodeen weerar dhawaan ay qaadeen duyuurado Mareykan ah oo ah nooca aaney cidi duulin. Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in nin reer Marooco ah oo la yidhahdo Sheekh Abu Ibrahim in uu ka mid ahaa rag dhawr ah oo ku geeriyooday werarkaasi. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Durban Feb27,2012(SDN)-Dawlada Koonfur Africa ayaa walaac ka muujisay amniga maraakiibteeda ganacsi ee mara baddaha geeska Africa,sidaa waxa saxaafada u sheegay haneeneyda ah wasiirka Gaashaandhiga ee dalkaasi. Lindiwe Sisulu ayaa sheegat in ciidamada badda ee dalkaasi ay haatan uun gurmad u fidiyaan maraakiibta ay burcadu weerarto,ayse tahay in ka hortag la sameeyo iminka wixii ka danbeeya. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
World leaders meeting in London have reached agreement on seven key areas during talks to try and secure a brighter future for war-torn Somalia. These include security, piracy, terrorism, humanitarian assistance, local stability, a reinvigoration political process and international co-operation. UK Prime Minister David Cameron said: “There is no simple solution that will make all […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali militants say that a Moroccan was killed in a strike that a U.S. official said was carried out by an American drone. The statement Saturday on an al-Shabab website named the dead Moroccan as Sheik Abu Ibrahim. The statement said two others — including a second foreigner — were killed in the overnight Friday […]
Posted in Uncategorized | Read More »