Home » 7:38 am Entries posted on “February, 2012”

Mudanayaasha Guurtida oo ka doodday Siyaasadda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda

Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudagalay doodad Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo Gudaha. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Sh. Axmed Nuux Furre ayay Mudanayaashu kaga hadleen aragtidooda ku wajahan Siyaasadda Arrimaha Guddaha iyo Dibedda. Waxay Xildhibaannadu si isku mid ah u soo dhaweeyeen ka qaybgalkii Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UNICEF oo walaac ka muujisay dhibaatooyinka Carruurta Wadamada Saboolka ah

New York, 28, February 2012 (SDN)- Warbixin ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in malaayiin carruur ah oo ku nool magaalooyinka adduunka ay dhibaato xoogani soo food saarayso, kuwaasoo horeba u dhibaataysnaa, isla markaana xadgudubyo loo gaysto xuquuqdooda. Warbixintan ay soo saartay UNICEF ayaa ku baaqaysa in la qaado dedaal dheeraad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway

Oslo Feb 28,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, shirkii London, Roadmap ka iyo sidii loo soo afjari lahaa Xilliga KMG ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kulamadii uu mas’uuliyiinta Norway la qaatay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali PM hopes to see Shebab fighters gone soon

OSLO — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Monday he hoped his country would be free of Al-Qaeda allied Shebab fighters in the next few months, following advances by pro-government and foreign troops. “Over the next few months, hopefully there will be no more Shebab in Somalia,” Ali told reporters during a visit to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The NYPD’s Buffalo Connection

The New York City Police Department sent at least four officers to Buffalo, N.Y. to spy on that city’s Somali community, according to an internal Intelligence Division “briefing report” obtained by NYPD Confidential. The NYPD launched its upstate spying operation even though the briefing report notes that the department’s key Buffalo law enforcement official helping […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banaabaxyaashii Somaliland oo Fariin cad u diray beesha caalamka Iyo Cadowga Somaliland oo Ciil la Caraabay!!

Marka hore waxaan halkan ka salamaya somalidiasporanews oo runtii hawl warbaahineed oo balaadhan u haysa bulshada somaliland meelkasta oo ay jooganba. Inta ka dib, waxaan halkan doonayaa inaan laba erey ka idhaahdo oo hambalyeeyo banaabaxayaashii reer somaliland ee wacdaraha lama ilaaban ka ah ka dhigay afaafka hore ee No 10 downing street oo ah goobta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalada Syria oo ka sii dareysa iyo xukuumada oo sheegtay in dastuurkii dalkaa la ansixiyay

Dimishiq Feb 28,2012(SDN)-Ciidamada Wadanka Suuriya ayaa sii wada duqaynta ay ku hayaan dhulka ay gacanta ku hayaan Mucaaridka ka soo hor jeeda ee deegaanada xaga waqooyi galbeed ku yaala Idlib. Wariyayaasha ayaa sheegaya in Ciidamada Xukuumadu ay hubka culus ee milateriga iyo lidka diyaaradaha ay ku garaaceen mandaqada ay dadka rayidka ahi ku nool yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiisad ka dhalatay xil kala wareejintii madaxda Yemen

Sanca Feb 28,2012(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Yemen Cabdu rabuu Maansuur Al Haadi ayaa si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Wadankaasi Cali Cabdale Saalax kadib markii ay dalkaasi ka dhacday doorasho xor ah. Xil wareejintan oo ka dhacday Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Sanca ayaa Cali Cabdale Saalax waxa uu xilkii hogaaminta dalkaasi si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Madaxtooyada iyo Kalluumaysiga Somaliland oo ka soo noqday safar aan la shaacin oo ay Jabuuti ku tegeen

Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geeljire” ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho shaqo oo ay ku tageen dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii ay ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daraasad lagu sameeyay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada Hargeysa oo la soo afjaray

Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Aqoon isweydaarsi mudo laba cisho ah u socday Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Caasimada Hargaysa lagagana hadlayay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada ayaa Maanta lagu soo gabo gabeeyay Mount Royal Huteel . Aqoon isweydaarsigan oo ay iska kaashadeen hay’ada Un Habitat iyo Dawlada Hoose ayaa lagu gorfeeyay hirgelinta barnaamijkan kaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »