Home » 3:54 am
Entries posted on “February, 2012”
Hargeysa Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Safiir ku-xigeenka Britain ee dalka Itoobiya Mr. Chris Allan ayaa maanta ku soo fool leh magaalada Hargeysa oo lagu wado in uu wada hadalo la yeesho madaxda sare ee dalka. Safiir ku- xigeenka ayaa lagu wadaa in uu Somaliland si rasmi ah u soo gaadhsiiyo waraaqaha casuumada ah ee shirka Britain dhawaantaugu qabaneyso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa waxuu kulan dheer la qaatay Wasiirka Difaaca Talyaaniga H.E. Gianpaolo Di Paola oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Qoys ka soo jeeda dalka Afgaanistaan oo ku nool dalkan Canada ayaa Axadii ina dhaaftay lagu helay denbi dil ah oo ay u geysteen afar haweena oo isla qoyskaa ka tirsanaa. Maxamed Shafia iyo xaaskiisa Tuuba Yaxya iyo Curadkooda Xamiid ayaa lagu xukumay xabsi daaim aan cafis laheyn 25ka sanadood ee hore,ka dib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Istanbul Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Turkiga ayaa mar kale deeq waxbarasho u fidisay ardayda Soomaaliyeed ee baahida weyn u qaba waxbarasho noloshooda wax ka bedeli karta. Heyada culuunta Diinta ee TDV ayaa dalka Turkiga waxbarasho u geyn doonta ilaa 400 oo arday oo ay dhawaan imtixaano ka qaaday. Ardeydan oo dalka Turkiga tegi doona todobaadka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rome Feb 01,2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Dowladda Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee Talyaaniga H.E. Annamaria Cancellieri. Kulanka labada mas’uul ayaa waxey uga hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An Open letter to the leaders of Somaliland Some Preliminary thoughts on responses to the Taleex and London conferences What are the purposes of the two conferences? How should the Government of Somaliland respond? The Taleex conference: The Taleex Conference highlighted a challenge Somaliland faced through most of the last twenty years: the perception […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In Somalia, government forces backed by Ethiopian troops are set to advance on the Bay and Bakool regions, key strongholds of the militant group al-Shabab. The Islamist group has vowed to resist any foreign intervention. In Somalia’s Gedo region, which borders Ethiopia, Somali government forces have played a defensive role for the last eight months. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
GENEVA, Switzerland, January 31, 2012/African Press Organization (APO)/ — IOM and Partners have, over the last eight months, provided transport assistance to 100,000 Somalis fleeing into Kenya and Ethiopia because of war and famine. From its reception centre at Dollo Ado, on the border between Somalia and Ethiopia, IOM used buses and trucks to assist […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A total of 400 students from famine-stricken Somalia will come to Turkey on Thursday for religious education. The Directorate of Religious Affairs and the Turkish Religious Affairs Foundation (TDV) will bring 400 students, 100 of whom are female, from Somalia to Turkey on Thursday to receive Islamic education through Quran courses and in imam-hatip high […]
Posted in Uncategorized | Read More »